Sidee Loga Taagay Calanka Soomaaliya Xarunta London Olompik Games Calanka umada soomaaliyeed ee dhexdu kaga xardhan tahy shanta soomaaliya marka lataagana aad la dhacayso quruxdiisa iyo sida wacan ee uu hawada sare ugu babanayo ayaa laga taagay Xarunta London Olompik Games kaasoo ay ka qayb gali doonaan tartanada aduunka.
|