Muraaharaadkii Xooganaa Ee Maanta ka Dhacay Xaafada islii -Daawo Video Mudaaharaadkan ayaa waxaa iskugu soo baxay kumanana soomaali ah kuwaas oo ka dhiidhiiyay amnidarada xaafad islii iyo tuugada xalay dhacday dukaamo ku yaala xaafadaas hadaba dadkan mudaaharaadayay waxaa la hadalay MPga xaafad islii yuusuf xasan abdi oo uga mahad ceshay sida ay somalidu iskugu duubanyihiin sidii uu u dhacay halkan hoose ka daawo
HALKAN KA DHAGAYSO
|