Recent Posts

Daawo:- Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin Oo Ku Jira Isimada Ugu Waaweyn Gobolka Bari Oo Ka Hor Yimi Shirka Qardho (Dhagayso)

Views: 310 Likes: 2

Garoowe(Allssc): Waxaa wali halkiisi ka socda Khilaafka Isimada Besha Maxamuud saleeban iyada oo sidoo kale ay khilaafkaas  saamaysan Isimada Gobolka Bari kuwaas oo ku gacan saydhay dalab ugu yimi Bur ...

Daawo:- Dhuubooy Dhex-Yarareey Ila Dheel Ila Dheel Ereyadaas Waxay Ahaayeen Tumashadii Horjogaysha Jabhada SNM Ee Habeenkii Xalay (Daawo Tumashada Habeenkii Ee Horjogaysha Jabhada SNM)

Views: 465 Likes: 1

Hargaysa(Allssc): Waxaa sii siyaadaya Horjogayasha Jabhada SNM ficilada Xun Xun iyo Dhaqamada aan hore Gayiga Somaliyeed looga aqoon wakhtigan ay ku tar tamaan Horjogayasha Jabhada SNM.     ...

Daawo:- Barnaamij Gaara Oo La Wada Sugayay Lagana Diyaariyay Xaafada Dixon Neighborhood Magalada Toronto Oo Saaxiib U Noqotay Budcad Somali Ah (Daawo Vice Documentary)

Views: 189 Likes: 0

Waxaa mudadii ugu danbaysay Dalka Canada laga maqlayay dhalinyaro Somaliyeed oo lagu hayo Dil joogto ah iyada oo inta badan la sheego kuwa dilaa ay yihiin isla Somali kale. Waxaa si khaasa u caan noq ...

Taleex”Somnewstv Oo Barnaamij Ka Diyaariyay Magaalada Taariikhiga Ah Ee Taleex (Daawo Maqal Muqal)

Views: 204 Likes: 0

Magaalada Taleex Oo Dhawaan Roobab Dabaylo Iyo Duufaano Wato Ay Ka Da’een Ayaa Waxaa BArnaamij Ka Diyaariyay   Telefeshinka Afka Soomliga Ku  Hadla Ee Somnews Waxaan Uu U Kuur galayay Xaalada Deegaank ...

Buuhoodle” Ogaysiis Qaliin Laga Bilaabi Doono Isbitaalka Buhodle health Center( BHC)

Views: 118 Likes: 0

Cusbitaalka Buhodle Health Center Oo Kaashanaya Hay’ada Save Vission Ayaa Wuxuu Dhawaan Bilaabayaa Qaliino Indhaha ah ,Sidaa Darteed Waxaa La-an Xarunta Diiwaan Galinta Cusbitalka Buhodle Health Cente ...

Maqaal:-Duubabkii Dhaqanka Soomaaliyeed iyo Halista ku Xeeran!! Qore Cabadinuur Faarax Maxamuud

Views: 134 Likes: 0

Maqaal:-Duubabkii Dhaqanka Soomaaliyeed iyo Halista ku Xeeran!! Qore Cabadinuur Faarax Maxamuud Saldannada iyo magaca isimadu taariikh dheer iyo door shariif leh ayey ku leeyihiin Bulshada Soomaaliye ...

Sawirka Maanta Iyo Nabada Beenta ah Ee Jabhada SNM Had Iyo Jeer Afka Ka Sheegto

Views: 301 Likes: 1

Hargaysa(Allssc): Waxaad mararka qaar aragtaan oo sawirka laga duwaa Siilaanyo oo la sheegayo in uu suuqa nabad ku tax taxashinayo, balse eeg waxa aysan rabin saxafada la socota Siilaanyo in aadan ara ...

Daawo:- 18 Arday Ciyaal School ah Oo Ku Xasuuqmay Dab Ka Kacay Iskulkoda (Daawo Maqal Muqal + Sawiro)

Views: 185 Likes: 0

London(Allssc): Inta la xaqiijiyya 18-gabdhood oo Ciyaal iskuuley ah ayaa dhintay kadib markii uu dab qabsaday xarun ay jiifeen caruurtaasi oo kutaala dalka Thailand, waxaa sidoo kale mashaqadaasi ku ...

Masar”Culimada Jaamacada islaamka Alazhar Oo Abid Markii U Horaysay Booqda Catholic Dunida Ugu Way+Boobka Oo Soo Dhaweeyey Daawo.

Views: 153 Likes: 1

Wafdi Balaadhan oo Ay Hogaaminaayan Culimada Jaamacada 3aad ee islaamka ugu weyn ee dalka masar ee Alazhar Ayaa Booqasho Ku tagay Abid MArkii U horeysasy taariikhda magaalada rome ee caasimada talyaan ...

Daawo:- Jaaliyada Reer Maakhir Ee Daka Sweden Oo Cod Dheer Ku Taageeray Maamulka Cusub Ee Looga Dhawaaqay Magaalada Xiingalool (Daawo Maqal Muqal)

Views: 335 Likes: 1

London(Allssc): Jaaliyada Reer Maakhir ayaa baaq dheer ku taageertay Mamulka Cusub ee Waqooyi Bari Somaliya looga dhawaaqay. Jaaliyadan ayaa ku sheegaty kulankoda mid hor dhaca ayna si buuxda ugasoo q ...

Dhagayso:- Nabadoonada Reer Hiiraan Oo colaada Baladweyne Ku Eedeeyay Xassan culusow Iyo Faarax Cabdiqadir (Dhagayso Waraysi Xasaasi Ah)

Views: 230 Likes: 0

Muqdisho(Allssc): Nabadoon Lixle oo ka mida Madax-dhaqameedka ugu waaweyn gobolka Hiiraan ayaa ku eedeeyay Dagaalada ka socda Baladweyne in ay ka danbeeyaan Xassan culusow iyo Faarax Sakiin oo ka cadh ...

Madaxweyne Maamulka Khaatumo State Prof Cali Khaliif Oo Indha Indhayn Ugu Baxay Si Uu Wax Uga Ogaado xaalada Nolo-leed ee Reer Guuraaga Reer Khaatumo (Daawo Sawiro)

Views: 526 Likes: 1

Buhoodle(Allssc): Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State ayaa indha indhayn ugu baxay deganada xooluhu ku sugan yihiin si uu ugu kuurgalo xaalada nololeed ee reer guuraga.   Like! ...