Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey
Dhalinyarada Somaliyeed Ee Tahriibta Oo Ku Dhamaatay Buuraha Qabow Ee U Dhexeeya Iran Iyo Turkey ( Daawo Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ka Waramaya).
Athens(Allssc):   Dhalinyarada Somaliyeed oo iyagu Saluugay Dalkooda Hooyo kadib markii ay arki waayeen horumar  ay ka faa’iidaystaan ayaa Dhalinyaradu waxa ay bilaabeen inay qaab kasta oo suura galah uga baxaan Dalkooda iyaga oo mararka qaar isku miineeyo Dhul adag oo aysan waxba ka noqon oo ay ku halaagsamaan.
Tahriibayaasha Somaliyeed oo waayadii hore Dalka Tukey ka gali jiray dhanka Syria ayaa markii  Dalkaasi uu ka dilaacay Dagaal Sokeeye ayaa Tahriibayaasha Somaliyeed u wareegeen dhanka Iran iyaga oo dhinacaas kasoo gala Dalka Turkey. Tahriibayaasha Somaliyeed oo aan wax wara ka hayn Buuralayda u dhaxaysa Iran iyo Turkey oo ay kuwo aad u qabow badan iyo Ciidanka Xuduuda oo ah kuwo ad adag sidoo kale Ciidanka Iranta aya laftigoodu qaba feejignaan adag iyaga oo had iyo jeer il isaga Haya Basaasiin reer galbeed ah iyo Dad iyagu kala gooshiya Mukhaadaraadka Ciidanka Xuduuda aya aiyagu qaba in ay Arag ku toogtaan cidii ay ka shakiyaan ee u kala safraysa Buuralayda Iran iyo Turkey.
Dhibaatadaa baahsan ee Tahriibayaasha Somaliyeed ee aan aqoonta badna u lahayn Dhulka ay ku safrayaan ayaa sababta in Tahriibayaasha Somaliyeed  ay intooda badan ku geeriyoodaan Gudaha Iran inta aysan sooba gaadhin Dalka Turkey.
Halkan Hoose Ka Daawo Wiil Dhalinyaro ah oo Isagu Kasoo Badbaaday Safarkaas Adag
http://allssc.com/63573-2/
Waraysiga Waxaa Qaaday: Sugulle mohamoud abdi
Jaaliyada Khatumo State Ee Uk Oo Siway Uxusay Maalinta Nadaafada 18/May/2013 Ee Gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn.(Daawo Sawiro+Warbixin)
London(Allssc)-jaaliyada Maamulka Khaatumo State ee cariga Uk ayaa si wayn u xusay 18 May maalinta Nadaafada deegaamada SSC waxaana kasoo qayb galay xuskan Xubno kamida ah gudiga jaaaliyada Khaatumo State ee magaalada London iyo dadwayne kala duwan oo kayimid xaafadaha magaalada London ee magaalo madaxda boqortooyada ingriiska halkaan ka daawo sawirada.
Allssc News Desk/Online
ibnuhiirad@gmail.com
London,UK
Jaaliyada Khaatumo State Ee Ku Nool Magaalada Kampala Ee Dalka Uganda, Oo Ka Qeyb Qaatey Maalinta Nadaafada Gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn 18/May/2013.(Sawiro+Warbixin)
Kampala(Allssc)- Iyadoo ay maanta ku beegan tahay maalinta qashin gurista deegaanada maamul goboleedka khaatumo ee soomaaliyeed ayaa guud ahaanba shacbiga gobollada sool sanaag iyo cayn ay u dareereen wax ka qabashada goobaha qashinka iyagoo guud ahaanba nadiifiyay magaalooyinka,degmooyinka iyo deegaanada maamulka khaatumo dhamaantood.
waxaa iyana daba socotay arrinkaas inaanu ku ekaan kaliya gudaha dalka waxaa jira qurba joog dhinacooda hawlahaa ka qabtay magaalooyinka iyo wadamada ay joogaan
waxaa jirta in caasimada Uganda ee Kampala ay qurba joog U badan arday wax ka barata jaamacadaha Uganda ganacsato Iyo Shacab deegaan ahaan u jooga waxayna bilaabeen inay nadiifin ka sameeyaan xaafadaha ay ka degan yihiin kampala Sida xaafada soomaalidu ku badan tahay ee Kisenya
Waxaana maanta laga dareemay arrinkan qashin qaadka magaalada kampala iyadoo ay markii danbe kusoo biireen soomaalida degan kampala sheegayna inay tahay arrin lagu farxo laguna dayan karo wax qabadkan ay astaysteen dadka deegaanada khaatumo kuna eekaan kaliya gudaha dalka balse gaadhsiisan ilaa meel kastoo ay ka joogaan qaaradaha aduunka
Munaasabadda 18-ka May oo sanadkii 2005-tii uu  duqii degmada Laascaanood, Dr. C/rashiid Barkhadle u asteeyay inay noqoto maalinta nadaafadda degmada Laascaanood ayaa guud ahaanba fekerkaas ay wada qaateen shacabka iyo deegaanada maamul goboleedka khaatumo.
Waxaana sanad walba maantoo kale ay shacabka gobollada sool sanaag iyo cayn meelkastoo ay joogaan dal joog iyo dibad joog ba ay dhinacooda muujiyaan xuska maalintaas.
Waxaana filaynaa in guud ahaanba soomaalidu ay wada qaadan doonaan xuska maalintan oo ah maailn ku haboon inay qof walba iska fogeeyo qashinku horaa loo yiri inta qashinku kuu jiro ayaa cudurku kuu jiraa.
Hadaba Hoos Ka Daawo Sawiro Qeyb Ka Ah Somalida Ku Dhaqan Caasimada Kampala Oo Ka Qeyb Qaatey Xuska Maalintani Nadaafada Ee 18/May/2013.
Allssc News Desk/Online
allssc@allssc.com
Kampala,Uganda
Deg Deg: Xildhibaanadii Maanta Uu Kulankooda Hor Istaagay Xassan Culusow Oo Shir Saxaafadeed Qabtay (Daawo Maqal Muuqaal).
Muqdisho(Allssc):  Kadib markii Maleeshiyaadka Barbaarta Gaashaaman ee ka amar qaata Xassan Culusow ay hor istaageen Xildhibaano Mooshin ka keenay Ra’isal Wasaaraha Fadhiiska ah iyo Madaxweynaha ay madax Martay qabyaalda Qaawan kaas oo Xildhibaanadu uga baqeen in uu Dalka Somalia ku celiyo Dagtaalo Sokeeye oo hor leh.
Halkan Hoose Ka Daaw
http://allssc.com/63550-2/
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Deg Deg:- Dowlada Xassan Culusow Oo Hor Istaagtay Kulan Xildhibaano Gaaraya 110 Xildhibaan Oo Maanta Kulan Qado Ku Lahaa Gudaha Magaalada Muqdisho (Dhagayso)
Muqdisho(Allssc): Waxaa maanta Magaalada Muqdisho Ay Maleeshiyaad Hubaysan oo ka amar qaata Xassan Culusow hor istaageen Xildhibaano iyagu maanta Magaalada Muqdisho ku lahaa Kulan Qado ay kaga arrin sanayeen Arrimaha Dalka Somalia oo Doorashadii Xassan Culusow ka dib gashay.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Murtida Maanta:- Somali Diidow Sixin U Dhamaayow Walee Saa’Danbaad Garan (Dhagayso Murtida Maanta)
London(Allssc): Waxaa manta ay Allssc idiin soo xulaysaa Murtida maanta oo aynu kusoo qaadan doono Heesta Wadani ah ee Tidhaahda ” Somali Diidow Sixun U Dhamaadow Walee Saadanbaad Garan’ .
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Allssc News Desk London
Allssc@allssc.com
Sida Looga Dabaal Dagay Nairobi Maalinta Qashinka 18 May Magaalada Nairobi ( Daawo Muqaal Muuqaal + Sawiro La Yaableh)
Jaaliyadaha ka soo jeeda maamulka khaatumo adwal iyo maakhir ayaa si wayn u xusay maalinta nadaafada ee ay samaysteen walaalahooda reer khaatumo waxaan saaka aroortii ay soo qaateen mafiiqyada dhulka lagu xaaqo.
kadib waxaa ay bilaabeen xaaqitaan ay xaaqayaan qaybo ka mid ah xaafadaha islii oo iyagu horay ay u nadaafin jireen dawlada hoose ayaa saaka waxaa ka nasiyaya jaaliyada khaatumo iyo dadka kale ee walaalohood ah ee ka soo jeeda maamulka awadal iyo maakhir waxaaan gabi ahaan ay xaaqeen xaafada 12 ka oo ay gabi aahna ka nasiidiyeen.
Guud ahaan dadkii ka soo qayb galay markii aan waraysanay waxaa ay noo sheegeen in ay tahay maalin ku dheer deegaanada khaatumo oo ah maalinta ay xaaqaan qashinka wwaxaana ay sheegeen sida ay ugu faraxsanyihiin in ay maanta nasiyaan dawlada hoose ee xaafada islii halkan hoose ka daawo muqaalka
HALKAN KA DAAWO MUQAALKA QASHINKA
Daawo Video:- Sidee Looga Xusey Magaalada Buuhoodle Maalinta Nadaafada Gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn 18/May/2013.(Maqal Iyo Muuqaal)
Buuhoodle(Allssc)-Xuska maalinta Nadaafada gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn ee maamul goboleedka Khaatumo State ayaa maanta si habsami ah uga socda gudaha magaalada Buuhoodle.
Waxay ahayd salaadii subax kadib markii ay bulshada ku dhaqan magaalada buuhoodle intooda aan ka warhayn ay ku kaceen sawaxanka gadiidka iyo bulshada weynta ka qeyb qaadaneysay Olole Nadaafadeed oo lagu maamusey maalinta 18 May 2013 ee Qashin Qubka gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn.
Xuska maalintani Nadaafada ee 18/05/2013 ayaa waxaa ka qeyb qaatey dhamaan bulshada ku dhaqan magaaladani Buuhoodle ee xarunta u ah gobolkani Cayn,
Waxaana si habsami ah uga qeyb qaatey Waxgarad,Ganacsatada,Shirkada Isgaadhsiin,Iyo Gaadiidleyda ku sugan magaaladani Buuhoodle,Ururada Haweenka Iyo Dhamaan Bulshada Qeybaheeda kala duwan, Iyadoo dhamaantood Muwaadin waliba oo u dhashay deegaanada Khaatumo State uu hawsha dhankiisa ka qabtey.
Abaara 8:30 subaxnimo ayay bilaabantay in bulshadu iskugu soo baxdo wadooyinka waaweyn ee faras magaalaha u magaaladani Buuhoodle, Iyadoo bulshadu qashinka kasoo gureysay dhamaan goobaha ay ka liidatey bilicda magaaladu.
Sidoo waxaa qashinka laga soo gureyey guryaha,meheradaha,Wadooyinka,Suuqyda waaweyn ee magaalada isla markaana lagu daabulayay gaadiidka yagu sida wadaniyada ah u shaqadoodii u beerdareeyay inay ka qeyb qaataan xuska Maalinta nadaafada gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn ee maamul goboleedka Khaatumo State.
Dhanka kale waxaa yaduna qeyb lixaad leh Ololahaasi ka qaadatey Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Company ee magaaladani Buuhoodle yadoo sida aah hoos ku arkeysaan gaadiidka shirkadu ka mid ahaa gaadiidkii sida wadaniyada ah uga qeyb qaatey xuska maalintani qashin qubka ee ee gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn 18 may 2013.
Isku soo wada duuboo waxaa isa soo tareysay bilicda magaaladani Buuhoodle yadoo tan iyo 12:00 Pm ee duhurnimo uu ka socday magaalada Buuhoodle Ololahani Nadaafadeed ee lagu xusey maalintani bulshada Khaatumo State micnaha weyn ugu fadhida ee 18/05/2013.
Ugu danbeyntii maaha markii ugu horeysay oo bulsho weynta reer Khaatumo State ee ku dhaqan gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn ay xusaan Ololahani Nadaafadeed ee ku beegan maalintani 18/may/2013 oo looga yaqaan deegaanadani Maalinta Xuska Nadaafada Gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn.
Halkan Ka Daawo Video
Gudidada Dhalinyarada Qaban Qaabada Ololaha Nadaafada.
1.Gudoomiye, Maxamed Yuusuf Muuse
2.G/Kuxigeen, Maxamed Samiin Qambi
3.Cabdixamiid Aadan Cabdisamed
4.Cabdifataax Cabdullaahi Aadan
5.Cabdiwali Maxamuud Nuux
6.XasanCali Yuusuf Baqadhe
7.Cabdifataax Sheekh Yuusuf
8.Cabdirisaaq Cumar sahal
9.Cabdisamed Aboker Joofey
10.Cabdirisaaq Maxamed Yuusuf.
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
Buuhoodle G/Cayn.
Deg Deg: Xassan Sh Maxamuud Oo Afka Furtay Si Layaablehna Uga Hadlay Jubaland (Dhagayso).
Muqdisho(Allssc): Madaxweynaha Federalka Somalia Xassan sh Maxmauud ayaa si aan hore loo arag uga hadlay Xaalada Jubaladn isaga oo hadalo Hanjabaad laga dheehanayo ugu digay Maamulka Jubaladn ee Cusub iyo Dadkii doortay. Xassan Sh Maxamuud oo aan hore looga baran inuu isagu toos uga hadlo xaalada Jubaland aya aisagu amanta si toos ah oo digniino lasocdaan ka jeediyay goob ay ku sugnaayeen Deeqbioxiyayaal ka socday Dalka Turkey.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Jaaliyada Reer Awdal State Oo Tilmaamay In Dabaal Daga Jabahada SNM Ee Sanadkan Uu Yahay Midkii Ugu Danbeeyay Ee Ay U Dabaal Dagaan Jabhada SNM (Daawo Maqal Muuqaal).
Oslo(Allssc): Jaaliyada Reer Awdal State ee ku sugan Qurbaha oo yagu Ra’yigooda bandhigan kara ayaa iyagu si Waafi ah uga hadlay Dabaal daga Jabahda SNM iyaga oo ku tilmaamay in ay tahay Dabaal Dagii ugu danbeeyay ay Jabhada SNM u Dabaal Dagto.
Shacabka Reer Awdal oo aan ku kalsoonayn Jabhada SNM waxana ay dareemeen in Jabhada SNM ay duulaan ku yihiin Xeebaha Deegaanka Khaatumo State, waxana ay si cad u tilmaameen in aysan wax wada hadala oo Jabahd aSNM lala galo aysan waxba badalayn, marka Beesha SNM ay cadaysanayso Beel ahaanteeda.
Halkan Hoose Ka Daawo
http://allssc.com/63485-2/
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com