| Daawo:Shir Balaadhan Oo Dhex martay jaaliyada Dalka Kenya Ee khaatumo Iyo Masuulinta Khaatumo Ee Ku Sugan Kenya(sawiro+codad) kulan balaran oo ay soo qaban qaabisay jaaliyada maamulka khaatumo ee dalka kenya ayaa waxa lagu qabtay hotelka caalamiga ah ee madiina Mall ee magaalada nairobi ee caasimada dalka kenya,waxana xafladani ka qeyb galay djhmaan madaxda maamulka khaatumo,oo uu ugu horeeyo madaxweynaha 1-aad Ee mamulka khaatumo Cabdi nuur bindhe Qaaje,iyo masuulinta kale oo uu kamid yahay wasiirka Xidhidhka caalamiga ah.

Shrkani baladhan oo ayka soo qeyb galeen jaalida khaatumo ee Bariga afrika,gaar ahaana jaaliyada maamulka khaatumo Ee dalka Kenya,Ururada haweenka,dhalin yarada iyo qaar kamid ah jaaliyada soomaalida ee dalka Kenya.
Shrkani oo dirada lagu saarayey isla markaasina looga hadlayey maqashadii dhawaan ka dhacday beelaha walalaha ah ee dhawaan dirirta ku dhex martay degmada Domco Eegobolka wardheer ayaa loogu soo jeediyey baaq ku wahanajan inay dagaalka jojiyaan shuruur la’an,madama dagaal ayku dhimanayaan da rayid ah oo anan waxba galab san
ugu horayn waxa madasha ka hadlay afhayeenkajaaliyada maamulka khaatumo Ee dalka Kenya cabdiqadir axmed awcali waxana uusheeegay inay ugu baqayaan inay shuruud la’an ku joojiyaan dagaalkaasi,isagoona ugu baaqay dhaman beelaha khaatumo inay ka qeyb galaan sidii beelaha dhex dhexaadin loo dhex dhigilaha.
”waxan ugu baqaynaa beelaha walalaha ah inay joojiyaan coladaasi,waxana sidoo kale aanmaq udirayaa dhamaan inay beelaha khaatumo ka qeyb qataan ayuu yidhi’cabdiqadir axmed awcali.
dhanka kale waxa qudbad qiimo badan halkaasi ka soojeediyey madaxweynaha 3-aad ee maamulka khaatumo waxana uu ka waramay wax qabadka khaatumo,waxana uu sheegay inay wax weyn ka qabteen xaladaha degaanada khaatumo,ugu horayna aysoo tuba rideen siyada debada ee maamulka khaatumo.
”maamulkakhaatumo waxa uuu hada soo xidhay siyasada arimaha debada iyo dhaman ha’yadaha caalamiga ah,waxana dhaman dadka reer khaatumo ugu baqaynaa inay gacanta isqab sadaan ayuu yidhi Cabdi nuur bindhe Qaaje”.

madaxwenaha codkiisa dhagayso
xafladani baladhan oo ay sidoo kale qudbado ka soo jediyeen Ururada haweenka ayaa waxa baaq loogu diray beelaha walalaha ah inay joojiyaan colaada shuruud la,an ayna yahiin beeelo walalo ah ana kala tagayn,waxana sidoo kale goobtaasi ka hadlay wasiirka xidhidh ka caalamiga ah ee maamulka khaatumo’‘waxana uu sheegay inay dadka khaatumo dagaal labada mamaul ee SNM iyo puntland ku socdaan”.
Halkani Kadhagayso codka Wasiirka
ugu dambeyntii waxa shirkani uu ku soogaba gaboobey jawi wanaagsan iyo is afgarad maamulka khaatumo iyo jaaliayada khaatumo,iyadoona maamulka khaatumo iyo madaxda ayshegeen inay hada horu marin donan degaanada khaatumo.
By:Wariye Mohamed Abdulahi Khalif(shine)
Nairobi Kenya
allssc.com
  
          
|