Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey » Youtube
Saleebaaan Wejixaad Oo Waraysi Ka Bixiyey Shirkii Atlantic Counsel Ee Siil-aanyo Ku Ceeboobay Kuna Caytamay ” Rubish, Be Quiet, ” (Dhegeyso)
Allssc(USA) Dhowaan ayay ahayd markii ay Saleebaan Wejixaad iyo Foosiyo Xaaji oo labaduba u dhashay Khaatumo State of Somalia ay ka qayb galeen shirkii ay Atlantic Counsel ay u qabayet jabhada SNM hogaankeeds oo uu hor kacayo Siil-aanyo.
Saleebaan iyo Foosiya ayaa labaduba halakaas ka hadlay Mikrofoonkana intay inay su’aal weydiiyaan u qaateen balse su’aalahoodii ku daray warar xaqiiqda ku fadhiya oo ka hadlaya xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn.
Arimahaas la soo bandhigay oo uusan Siil-aanyo ka helin aadna uga xanaaqay maadaama uu lacag badan ku bixiyey shirka ayaa bilaabay inuu shirkii ku caytamo kuna hadaaqo ereyo ay ka mid ahaayeen “Rubish, Be quiet” taasoo dadkii meesha fadhiyey ku noqotay afkalaqaad maadaama masraxa iyo magaca uu meesha ku galay iyo sida uu hadlayo aanay ahayn wax isu dhigma haba yaraatee.
Hadaba waxaanu u helay fursad in aanu waraysi la yeelano Saleebaan Xaaji-Maxamed Samatar, oo ku magac dheer (Saleebaan Wejixaad) oo shirkaas ku bahdilay Siil-aanyo ilaa uu kacaytamay. Saleebaan ayaa shabakda Allssc.com si tafatiran uga warbixiyey sidii wax uga dheceen shirkaas.
Halkan Hoose ka Daawo oo Dhegeyso Waraysigii Saleebaan Waji Xaad oo aan inaba caadi ahayn
http://allssc.com/61371-2/
HALKAN HOOSE KA DAAWO SHIRKII SIILAANYO KU CEEBOOBAY. FADLAN DAAWO QAYBTA DANBE EE SHIRKA OO AH MEESHA CEEBTU KA RAACDAY.
WAXAA XUSID MUDAN IN SHIRKAN LACAGTA BADANI KAGA BAXDAY JABHADA SNM AANAY WARBAAHINTA SNM HABA YARAATEE AYSAN USOO GUDBIN DADKA AY BEENTA U SHEEGAAN MAADAAMA AY FADEEXADI KAGA DHACDAY.
http://allssc.com/61377-2/
Allssc@allssc.com
Tuug Miinshaar wato oo Shacabka Faransiiska ka yaabsaday markii uu xaday kuna goostay Miinshaartii (Daawo Muuqaal ahaan yaabkaan +Warbixin)
Goob Qaaraami ah oo loo dalxiis tago kuna taala magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska ayaa waxaa ka dhacday qiso lagu sheegay tii ugu hadal heeynta badneed gudaha dalka Farasiiska.
Carwo lagu magacaabo (Nationalen Naturkunde-Museum) laguna xanaaneeyo Lafaha Xayawaanaadka oo inta badan ay u soo dalxiis tagaan dadka reer Yurub ayaa waxaa goobtii ku soo dhex dhuuntay nin lagu sheegay 20 jir kaas oo
watay Miinshaar af badan wuxuuna ninkaas si yaab ah Miinshaartii ugu goostay mid ka mid ah ilkaha ama Ganaha Maroodiga oo dalalka Yurub qaali ah.
Halkan Ka Daawo Muuqaal Yaab Badan
Ninkaan oo laga daawaday Kaamero qarsoon oo ku taalay gudaha Xafiis ku yiilay halkaas ayaa waxaa banaanka markii uu u soo baxay gacanta ku dhigay ciidamada Booliiska oo horay loo war galiyay.
Lafaha yaala Carwadaan ama Tiyaatarkaan ayaa lagu sheegay kuwo qaali ah waliba in mudo ah yaalay halkaas waxaana sanad kasta ka soo xaroota Lacag aad u fara badan sida uu sheegay Masuul u hadlay Carwadaan oo lagu magacaabo Mr. Jacques Cuisin.
Daawo muuqaalka: Xoogaga Kacdoonka Suuriya Oo Qabsaday Magaalada Sufeyr Ee Muhiimka ah
Dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaalooyin katirsan wadanka suuriya ayaa dhaliyay dhimasho iyo dhaawac,xoogaga kacdoonku waxay guluf dagaal oo guulo laga gaaray ku qaadeen magaalada dimishiq oo hadda u muuqata mid xoogga ay saareen mujaahidiinta iyo thuwaarta.
wariyaal ku sugan Suuriya ayaa soo sheegay in dagaallo ka dhacay xaafadaha Joobar iyo alqaabuun ay muqawamada horumar ka gaareen,dagaalka ayaa saameyn ballaaran ku yeeshay telefeshinka iyo idaacadda xukuumadda suuriya oo ku taal fagaaraha caanka ah ee al-umawiyiin.
sawaariikh casri ah oo horay looga qaniimeystay ciidanka nidaamiga ah ayay mujaahidiintu ku garaaceen garoonka diyuuradaha caalamiga magaalada dimishiq.
Dhinaca kale dagaallo lagu tilmaamay malxamad ayaa shalay ka dhacay magaalada Alsufeyrah ee hareeraha magaalada Xalab.
Hoos ka Daawo Video-ga
Halkan Riix Oo Daawo Muuqaalka
SHIRKADA GLOBAL REAL ESTATE OO SHACABKA SOOMAALIYEED EE MN U HAYSA SHAQO AAD U MUHIIMA. HALKAN KA DAAWO MADAXA SHIRKADA CABDIRASHIID XAMBUUSE OO SHAQADA SHIRKADA SHARAXAYA
Allssc(MN) Shirkada ka shaqaysa guryo iibsiga iyo iibintaba ee la yiraahdo Global Real Estate oo ku taala magaalda Minneapolis ee gobolkan MN ayaa u haysa shaqo aad iyo aad u muhiim ah aay ka faa’iidaysteen jaaliyada Soomaaliyeed ee degan gobolkan MN. Shirkadan oo uu aasaasay madaxna ka yahay aqoon yahan Cabdirashiid Xaambuuse ayaa dhowaan waraysi siiyay warbaahinta. Waraysigaas uu Cabdirashiid kaga hadalay howlaha ay shirkadu qabato. Hadaba hadii aad u baahan tahay inaad ogaato macluumaad ku saabsan sidii aad u iibsan lahayd guri ama aad u iibin lahayd gurigaaga ka bogo warysigan, lana soo xidhiidh shirkada Global Real Estate.
Global Real Estate waxay kuu balan qaadaysaa adeegyada ay ka midyihiin kiridhkaaga oo lagaala shaqeeyo sidaad kor ugu qadi lahayd, laguuna fiiriyo meeshuu marayo, khidmada gurya iibinta iyo canshuur buuxintaba (Credit building, credit check, tax preparation, and Real Estate services).
Hamoogaan oo haka maqnaan Global Real Estate. Waxaad shirkadan kala soo xidhiidhi kartaa ciwaanka kor ku xusan.
Address
207 E lake Street Suite#2
Minneapolis, MN 55408
Office: 612-216-1511
Cell Phone: 612-532-3400
Allssc@allssc.com
Prof: Samatar “wixii aan Hawiye & Daarood ahayn waa Second Class Citizens” (Video)
Prof. Axmed Ismaciil Samatar ayaa ciil afka la  furtay, isaga oo si aad ah u dhalillay  siyaasadda Somalia, oo uu isaga ku qeexay  mid qabiileysi ah, ayna xoog ku maamulaan  laba qabiil oo ah Hawiye iyo Daarood.
“Waxaa Xamar ka jira Dowlad leh, waxaan  isku keeneynaa Somali weyn, hase yeeshee  wax kale ay u qarsan yihiin. Waxaa Xamar ka  jirta Hawiye iyo Daarood wixii aan ahayn waa  Second Class Citizen, dalkana madaxweyne  kama noqon karo”
HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA
Waxa uu si aad ah uga hadlay siyaasadd Somali ee waqtigan, wuxuuna madaxweyne Xasan  Sheikh ku qeexay nin aan aragti (vision) lahayn.
Haddaba halkan ka daawo Prof. Samatar, oo arrimo badan ka hadlay, islamarkaana hadalladiisa  qeybo ka mid ah ay ka muuqdeen caadifado.
Daawo: Hooyo Soomaaliyed oo 4 sano lagu xukumay Iyo Xildhibaan Soomaaliyeed Oo daba Dhigtay Booliska Norway (Daawo muuqaal+Warbixin)
Oslo(Allssc): Booliiska dalka Norway gaar ahaan kuwa Caasimada Oslo ayaa qirtay in ay qaladaad galeen ka dib markii ay guryahooda Waraaqado ugu soo dhajiyeen Waalidiinta Soomaaliyeed kuwaas oo arinkaan sas ka qaaday kana baqay in si sahlan looga qaato Caruurtooda.
Xildhibaan Baashi Muuse oo ah xildhibaan ay doorteen golaha deegaanka Soomaalida Norway ayaa maalmahaan dambe waxa uu si toos ah u daba dhigtay ciidamada Booliiska dalka Norway gaar ahaan kuwa cabsida galiyay Waalidiinta Soomaaliyeed wuxuuna masuulkaan iminka yiri sidatan :
” Waan ognahay oo waan soo xaqiijinay in Waalidiin Soomnaaliyeed guryaghooda loogu geeyay Warqad Taasna ma ahan wax la aqbali karo!” Baashi ayaa sidoo kale yiri:
” Booliiska hada waa qirtay qaladkiisa ee waalidiinta Soomaaliyeed ha is dejiyeen. Sharci ma ahan in waalidiin aan waxba galabsan guryahooda waraaqo loogu geeyo”.
Halkan Ka Daawo Booliska Norway Oo Waalidiinta Soomaalida Nafta U Keenay Iyo Xildhibaan Baashe Muuse Oo Daba Dhigtay Booliska
Booliiska Norway ayaa Waalidiin ay guryahooda ku booqdeen mar kale iskugu yeeray kuna amray in ay yimaadaan Xafiiska Xaafada Sagane waxaana iminka qaladkaas qirtay Booliiska Oslo sida ay xaqiijiyeen Xildhibaan Baashi Muuse iyo Waalidiin kale .
Dhanka kale Jaraaidka caanka ah ee Aftenposten oo ka soo baxa dalka Norway ayaa maanta qoray in Hooyo Soomaaliyeed lagu xukumay 4 sanadood oo xarig ah ka dib markii lagu soo eedeeyay inay garaaci jirtay Caruurteeda waa sida uu hadalka u dhigay Jaraaidka Aftenposten.
Daawo Fanaanka Cawaale Aadan Oo Hees Ku Weeraray Madaxweynaha Dalka DJibouti
Fanaanka Caanka ah Ee Cawaale aadan  ayaa hees cusub soo qaaday uu ku cabariyo dareenka doorashadii baarlamaanka ee kadhacday Dalkaasi Jabuuti.
Cawaale ayaa heestan si xun ugu caayaya madaxweynaha jabuuti ismaaciil cumar geele , wuxuuna difaacay xisbiga mucaaradka ah ee ka jira dalkaasi
Halkan Hoose Ka Daawo Heesta
Halkan Ka Daawo Heesta
Daawo Muranka iyo Is Qabqabsiga Qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed Oo Cirka Isku Shareeray (Warbixin, Maqal Iyo Muuqaal)
Muran iyo is qab qabsi weyn oo u dhexeeya wadaadada Soomaaliyeed ayaa waxaa la sheegay inuu cirku isku shareeray ka dib markii ay hadalo kulul ay hawada isku mariyeen oo uuna midba kan kale ku eedeeyey inuu dhiiga dadka muslimka ah ay xalaaleysanayaan.
Hadal ka soo yeedhay wadaad Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Sheekh Xasaan Xuseen Aadan oo ka mid ah wadaaadada Somaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayuu waxaa uu dhawaantaan oo eedeyn u soo jeediyey qeyb ka mid ah wadaadada Soomaaliyeed oo uu ku sheegay inay ayagu uga horeeyeen in la fatweeyo oo qof muslim ah lagu tilmmamo in la dili karo oo uu diintana ka baxay islamarkaana ay waajib tahay in la dilo.
Wadaadkan ayaa dhawaantaan xilli uu muxaadaro ka jeedinaayey masaajid ku yaalo magaalada Nairobi oo uu ku sheegay inay waajib tahay in la dilo qofkii isku daya ama ka shaqeeyo in la kala qeybiyo dalka Soomaaliya asagoona muxaadaradiisa ku sheegay in halka uu taagan yahay lagu dilo qofkii lagu helo .
Halkan ka Daawo Video-ga
Ugu dambeyntiina iyadoo sida muuqato uu dhiiga dadka Soomaaliyeed uusan meelna ku badbaadayn oo haday noqoto tuug iyo mooriyaan ama wadaadba uu qof walba uu iska baneystey dhiiga dadka Soomaalida ayaa waxay tani sidoo kale ay marqaati weyn u tahay siday dadka Soomaaliyeed ay ugu wareersan yihiin wadaadada Soomaaliyeed oo uu midba kan kale uu ku eedeynaayo inuu qaldan yahay oo uu asagana sax san yahay iyadoo uu mid walbana uu soo daliilsanaayo aaydado quraan iyo axaadiis uu ku muujinaayo inuu saxsan yahay.
DAAWO(VIDEOS) OO KA BOGO QAYBO KALE OO KA MID AH XAFLADII KHAATUMO STATE EE KA DHACDAY MINNEAPOLIS, MN
aLLSSC(mn) Sidaanu horeyba akhristayaal idiinku balan qaadnay waxaanu halakan idiinku soo gudninaynaa qaybokale oo ka mid ah xafladii cajiibka ahayd ee lagu xusayey sanadgiuuradii koowaad ee Khaatumo State of Somalaia oo si wanaagsan uga dhacday magaalda Minneapolis, ee gobolka MN. Xafladan oo sida aad idhiina iyo dhegyahiina uga boagan doontaan lagu soo bandhigay heeso xaada ku kicinaya iyo khudbadao dhabta ka turjumaya.  Giuul ayaan leenahay Khaatumo. Hambalyo Hanmbalyo meelkasta oo aad dunida dacaladeedda ka joogtaan
Allssc@allssc.com
Daawo oo Dhegeyso Hees Loo Sameeyey Dhalinyaradii Maryacalasta SNM Ku Laayeen magaalada Boorame (Codkii Ustaad Mahdi Muuse)
Allsssc: Waxgaradka reer Awdal ayaa aad uga xumaaday gumaadkii maryacalasta SNM ee tooska uga amar qaata Sirqay Siil-aanyo u geysteen dhalinyaradii sida nabadgelyadu ku jirto ka mudaharaadayey dhaca iyo boobka ay beesha Isaaq iyo Ciise u heshiiyeen bulshada nabada jecel ee ree Awdal ayna damceen ianay hadh cad ka bililiqaystaan dhulkooda iyagoo ugu gabanaya doorasho ku sheeg ay weliba bulshada reer Awdal ee iska leh magaalada Saylac ku heleen codad badan. Hadaba waxaanu hoos idiinku soo gudbinaynaa hees loo sameeyey dhalinyaradii lagu saxuuqay magaalda Boorame.
Waxaa ku luuqaynaya Ustaad Mahdi Muuse waxaana ereyada iska leh Prof: Xaamud Maasheeye waana isku dubaridkii Cabirisaq Mahdi Muuse.