Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey » Wikileaks
Fadlan Caawi:-Axmed Hogod Yuusuf oo Caloosha Biyo Buux Dhaafiyeen kuna Xanuusanaya Buuhoodle (Full Video)
Buuhoodle(Allssc)-Magaalada Buuhoodle ayaa in Mudo farabadan ah Waxaa ku Xanuusanayey Axmed Hogod Yuusuf oo kamid ah Waxgaradla Buuhoodle Waxaana Axmed Xanuunkiisu yahay Caloosha oo Biyo farabadani ay Buuxdhaafiyeen Xaaladiisuna iminka Tahay Mid aad u Liidata Waxaana haatan Fariin Loo Dirayaa Guud ahaanba Dadka Islamka ah Meelkastoo ay Joogaan inay soo Caawiyaan Axmed Hogod Yuusuf.
Walaalkii Caaqil Cabdi Hogod oo Warbaahinta la hadlay ayaana sheegeen inay Axmed u Qaadeen Dhakhaatiir farabadan oo kuyaala Gudaha Wadanka Somalia iyo Dalka Kenya Waxayna Dhakhaatiirtaasi loo Geeyey ay sheegeen in loo baahan yahay in si Deg deg ah Dhakhtar dibadeed loogu Qaado Axmed Isla Markaana aan Xanuunkiisa Waxba Gudaha Somalia aan looga Qaban Karin, Geesta Kale Maxamed Saleebaan Ciise ayaana Walaala Islamka ah ka Dalbaday in ninkaasi Xanuusanaya si Deg deg ah loo Caawiyo.
Halkan Hoose Ka Daawo
http://youtu.be/kSFe_J_8o0M
Walaalaha Islamka ah ayaa Waxaa loogu Baaqayaa inay soo Caawiyaan Axmed Hogod Yuusuf si Dhakhtar Dibada ah loogu Qaado.
Waxaana Cidii Tamarucaad u Fidin Kartaa ay kala Xiriirayaa Lanbarada Hoos ku Qoran La soco Vedioga
0025224980005 Cali Xuseen Shiikh Cumar
Allssc News Desk/Online
hiirad@allssc.com
Buuhoodle G/Cayn
Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle, Oo Noqotey Waxtar Soo Kordhey,Ardeyda Wax Kabarata Dugsiyada Buuhoodle Oo Rajadoodu Tahay Mid Heer Sare Ah.(Dhageyso Codadka)
Buuhoodle(Allssc)- Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle, Oo mudo 1sano ah ka furan gudaha magaalada Buuhoodle yaa noqtey horumar soo kordhey gudaha gobolka Cayn.
Jaamacadani ayaa dhamaan dhiiri galisey Ardeyda waxkabarata dugsiyada ku yaala gudaha magaalada Buuhoodle, Yadoo ay Secondry yada ka furan gudaha magaalada Buuhoodle ay tiradoodu tahay labo Secondry oo kala ah” Howd Secondry School” Iyo Samater Baxnaan Secondry School.
Ardeyda dugsiyadani sare ka baxda sanadkii ayaa gaadhaya tiro dhan 170 Ardey,Yadoo ardeydani ahaayeen markii hore kuwo aan haysan Jaamacad ay markaasi u gudbaan, Isla mar ahaantaana ay soo mari jireen marxalado aad u fool xun.
Ardeyda ka baxda Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka Secondry-yadani yaa horey waxay u ahaan jireen kuwo, Kala tafaraaruq ku dhaco,Yadoo qaar kood ay waxbarasho jaamacadeed u aadi jireen gobolada hareeraha ka xiga caasimada gobolka Cayn ee Buuhoodle.
Hadaba jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle,Oo dhawaan laga furey gudaha magaalada Buuhoodle ayaa qeyb weyn ka qaadatey rajada Ardeyda waxkabarata gudaha magaalada Buuhoodle.
Jaamacadani ayaa ah mid ugu horeyba lagu furey dadaal ay iska lahaayeen bulshada ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle,Yadoo uu dadaalkaasi horaadkiisii iska lahaa gudoomiyaha jaamacadani Dr.Cabdishaafi Axmed Cali.
Hadaba dadaalkani uu keenay Dr.Cabdishaafi Axmed Cali, Sidee ayay u arkeen bulsho-weynta ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle??
Ugu horeyn jaamacadani ayey soo dhaweyn balaadhan u fidiyeen dhamaan bulshada ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle,Isimo,Cuqaal,Waxgarad,Ganacsato,Masuuliyiin kale iyo Ardeyda wax ka barata gudaha magaalada Buuhoodle.
Jaamacadani oo shaqeyneysa mudo kooban kuna jirta simister kii labaad, Ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay guri, Isla mar ahaantaana bulshada ku dhaqan deegaankani ay kumeel gaadh ahaan u dajiyeen Guri uu leeyahay nin ka mid ah Muwaadiniinta deegaankani kasoo jeeda”Cismaan Garaad Soofe”.
Hadaba Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle, Yaa waxa la qorsheeyay yadoo qorshahani iska lahaayeen dadweynaha ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle, In loo dhiso jaamacadani Guri-Weyn oo Jaamacada gaara, Maadaama guriga la dajiyey Jaamacadani uu ahaa mid lasiiyey mudo kooban in ay degenaato.
Kadib markii ay jaamacadani balaadhatey lana arkey baahida ay u qabaan shacab-weynaha iyo Ardeyda wax ka barata gudaha magaalada Buuhoodle, Yaa waxa la bilaabey sidii loogu dhisi lahaa Qasri u gaar ah jaamacadani.
Yadoo dadaalka lagu dhisey ama lagu dhagax dhigey ay iska lahaayeen dal-joogta ku sugan gudaha magaalada Buuhoodle, Kadib markii ay arkeen baahida loo qabo jaamacadani.
Dhismaha u socda jaamacadani ee loogu tala galay in loo wareejiyo jaamacada, Lagana wareejiyo guriga shikhsigu leeyahay oo ahaa mid uu ugu deeqay mudo kooban inay jaamacadu degenaato ayaa ah mid hada maraya meel wanaagsan, Una baahan in la dhameystiro.
Hadaba qurbo-joogta kasoo jeeda deegaankani ayaa ah kuwo aan yagu wali qeyb lixaad leh ka qaatey dhismahani qabyada ka ah”Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle”.
Sikastaba ha ahaatee waxaa in badan hall ka jaamacadani ka dhacey shirar badan oo lagu taageerayay jaaamacadani, Yadoo ugu horeyn ay halkaasi iskugu yimaadeen Isimo badan oo ay hogaaminayeen”Garaad Cabdillaahi Garaad Soofe Iyo Suldaan Siciid Cismaan Cali”, Yadoo ay Isimaduna shirkaasi ay soo jeediyeen Qurbo-joogtana fareen sidii ay wax ugala qaban lahaayeen dhismahani Qasriga ah ee qabyada ka ah“Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle”
Waxaa sidoo kale jaamacadani soo booqdey jaamacada”Nugaal University” oo uu ka socdo gudoomiyaha jaamacadaasi Prof- Lafoole, Yadoo Prof-Lafool uu jaamacadani aad u taageeray isla markaana soo dhaweeyay, Sidoo kale ugu hambalyeeyay Ardeyda Dugsiyada Sare ee magaalada Buuhoodle waxkabarata in ay maanta laga bilaabo heleen Jaamacad tayo leh, Isla markaana ay daadihinayaan macalimiin aqoon leh.
Dhanka kalena waxaa jirtay shir-balaadhan oo ay yimaadeen hallka shirarka ee jaamacadani, Wafuud uu hogaaminayay Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Of Somalia mudane; Maxamed Yuusuf Jaamac Halac”Indhosheel” Yadoo Madaxweynuhuna sidoo kale farey dadka Ganacsatada ah ee ku sugan deegaankani iyo Qurbo-joogta kasoo jeeda gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn, In ay waxtar balaadhan ka geystaan dhismaha qabyada ka ah Jaamacadani.
Hadaba Hoos Ka Dhageyso, Codadka Shirkaasi Oo Dhameystiran, Iyo Qudbadii Madaxweyne; Maxamed Yuusuf Jaamac”Indhosheel” Oo Dhameystiran.
(Halkan Ka Dhageyso)
Sidoo kale mudo dhawaan ahayd yaa waxaa soo gaadhey”Jaamacada bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle” Macalimiin yagu ka kala socdey wadamada deriska ah ee xuduudaha la leh wadanka Somalia, Macalimiintan oo kasoo bedeshay jaamacado ay wax ka dhigi jireen, Waxaana munaasibad balaadhan oo soo dhaweyn ah loo qabtey hall ka jaamacadani.
Hadaba Hoos Ka Dhageyso Qudbadihii Lagu Soo Dhaweynayay Macalimiintani, Oo Ku Soo Biirey”Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle”.
(Halkan Ka Dhageyso)
Ugudanbeyntii Jaamacada yaa waxay mareysaa meel aad u wanaagsan,Yadoo ay dhamaan dadka kasoo jeeda deegaankanina ay yihiin kuwo aad ugu riyaaqey, Isla markaana soo dhaweeyay, Sababo ay keentey baahi loo qabay jaamacad laga dhiso magaalada Buuhoodle, Balse waxaan wali dadaal mideysan iyo waxtar buuxa laga geysan Dhismaha loogu tala galay jaamacadani ee qabyada ka ah.
Hadaba deeq lacageed oo soo gaadha dhismaha qabyada ka ah”Jaamacada Bariga Afrika Ee Magaalada Buuhoodle”. Yaa waxay soo gaadhey maalinimadii shalay ahayd oo taariikhdu ahayd 06/01/2013, Yadoo deeqdani ay soo direen laba Ruux oo kasoo jeeda deegaankani gobolka Cayn, Labadan ruux oo ku nool wadan Uk.
Waxayna deeqdani keentay in dib u dhisid lagu sameeyo, Dhismihii qabyada ka ahaa Jaamacadani,Balse waxaa wali dhiman dadaal xoogaa ah oo loo baahan yahay in lagu dhameystiro dhismahani qabyada ka ah Jaamacadani.
Hadaba Hoos Ka Dhageyso Maamulka Jaamacada Oo Faah Faahin Ka Bixinaya Deeqdani Gaadhey 5,000 $ Isla Markaana Soo Gaadhey Jaamacadani Wax Weyna Ka Qabatey.
(Halkan Ka Dhageyso)
Iskusoo wada duuboo, Jaamacadani ayaa noqotey waxtar soo kordha, Isla mar ahaantaana rajo gelisay, bulsho-weynta ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle, Iyo Ardeyda wax ka barata gudaha magaalada Buuhoodle, Dr. Cabdishaafi Axmed Cali,
Oo ah gudoomiyaha jaamacadani isla markaana aas aasey jaamacadani ayey Ardeyda ku sugan magaalada Buuhoodle iyo Bulshada qeybaheeda kala duwanba ay mahadcelin balaadhan hawada u marinayaan, Dr.Cabdishaafi Axmed Cali, Wuxuu keenay deegaankani kana qeyb qaatey horumarinta bulshada isaga oo dadaal ugu jira in uu dhameystiro baahida waxbarashada heer Jaamacadeed ay u qabaan dadweynaha reer Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
hiiradcali@hotmail.com
Buuhoodle G/Cayn.
Kulankii Gaarka Ahaa Ee Dhexmarey Madaxda;Maamulka Khaatumo State,Cuqaasha Iyo Waxgaradka Degmada Ceegaag Ee Gobolka Cayn.(Dhageysi Haboon)
Buuhoodle(Allssc)-War culus maxaad kala socotaa shirka gaarka ah ee ay wada galeen cheaf caaqil cawil caaqil cali abkor iyo siyaasiga wayn ee cabdi cali abokor {cabdi dheere} kulan xaasaasiya oo dhexmarey kana wada hadleen arimo badan casuumada ceegaaga loogu samaynayo madaxwaynaha.
Kulanka oo madaxwaynaha iyo labdan masuul oo ah rag caana siwayna looga yaqaano gobolka cayn ayaa waxaa ku dhexmarey madaxwaynaha degmada horufadhi waxaana uu kulankani u jeedadiisu ayahad sidii ay degmada ceegaag looga hirgalin lahaa maamulka khaatumo state of soomaaliya.
Looguna magacaabi lahaa dhamaan maamulkii degmada xaruntii ciidanka booliska ama saldhigii dhamaan laamihii cashuuraha dawlada hoose ee degmada ceegaag,waxaana uu madaxwaynuha labadan masuul u sheegen in ay u baahan yihiin laga hirgaliya maamulkii degmada sida degmooyinka kale looga hirgaliyey.
(Halkan Ka Dhageyso)
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
hiiradcali@hotmail.com
Buuhoodle G/Cayn
Baaq Ay dirayaan Dhamaanba Ardayda Dugsiyada Sare Ee Waxkabarata Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta G/Cayn Baaqaas Oo Ay U Dirayaan Maamulka Khaatumo State. (Sawro)
Buuhoodle(Allssc)waxa saaka dugsiga sare ee samatar baxnaan ee magaalada buuhoodle isugu soo baxay ardayda waxkabarata dugsiyada sare ee magaalada buuhoodle macalimiin kuwaasuu baaq cabasho ah udirayey maamuka khaatumo hadaba qaarkamida ardaydaas oo madshaas kahadylay waxa ay hadlkodii kubilaabeen sidan
sida aad wada ogsoontihiin waxaa jiray arday toban ardaya oo degaanka khaatumo laga qaaday oo dalka turkigu schoolership siiyey tobankaas arday waxa ay ahaayeen  tobankii ugusareeyey imtixaankii lagaqaaday ardayda khaatumo hadaba tobankaas arday ayaa gobalka cayn waxa uu kahelay amaba lasiiyey hal arday
ardaygaas  oo magaciisa layiraahdo “c/raxmaan aadan jaamac”hadaba anagu hadaanu nahay ardayda khaatumo ee G/cayn markii hore ayaanu qawadsaneyn hal araday xaqna waxaanu ulahayn ugu yaraan sedex arday lakiin taasi waydhacday hada waxaa meesha taala halkii arday ee kasoconayey G/cayn ayaa waxa aanu maqalnay in lagareebay booski uu lahaa cidkalana lagaliyey booskiisii ardaygaas oo hada kusugan magaalada muqdisho ee caasimada somaliya oo aanu laxiriirnay ayaa waxa uu noosheegay  sagaalki arday ee kale ay heleen booskoodii isna hadal cad loogu yiri adeer waad kahadhay waxaana laxaqiijiyey in booskiisii lagaliyey arday kale oo aan wali magciisa laxaqiijin ayna wataan dadka hawshaas kushaqaleh
hadaba dhamaan hadaanu nahay ardayda waxkabarata magaalada buuhoodle  waxaanu   baaq cabasho ah udiraynaa  madaxda maamulka khaatumo iyo waliba dawlada soomaaliya inay arintaas sidag daga ah ay wax uga qabtaan, maamulka Khaatumana waxaanu leenahy anagu ardaydiinii baan nahay mar walbana mamulkayaga waa garab taaganahay lakiin mayelayno kii kaliya ee aanu helnay, Yadoo markii horeba ay taasi nagu ahayd Xaqdaro, hadana  laga qaado booskii,   hadaba waxaanu maamulkha Khaatumo State, ka codsanaynaa in uu sida ugu dhakhsaha badan nagu soo gaadhsiiyo fariin aanu ku faraxno.
Waxaanu aad uga xunahay in dadaalkayagii iyo kalsoonidayadii aanu mar walba la garab taagneyn sida tan naloogu badalo, Kama aanaan fileyn madaxda Wasaarada Arimaha Bulshada ee maamulka Khaatumo State iyo Wasiirkii hore ee dowladii Shiriifka”Mr. Cabdikariin” in ay sidaa noogu badalayaan baal marintayadii, Waxaanu jecel nahay in arinkan wax iska bedelaan Hadaanu nahay dhamaanba Ardeyda Dusiyada Sare ee magaalada Buuhoodle ee G/Cayn.
Gabagabadii Ardeyda Dusgiyada Sare ee magaalada Buuhoodle ee G/Cayn Wax ka barata ayaa ahayd kuwo aad looga dareemayay Shucuurtooda mid aad murugeysan, Kadib markii ay soo gaadhey Ardey Yaga matalayey isla markaasna Si Xaq ah ugu soo baxay Imtixaankii Schoolership ka lagu galayey Waliba Kaalin Sare, Yadoo ay Ardeydan Wax ka barata ay soo gaadhey in Booskii laga qaadey, Isla markaana lagu badelay mid kale oo ay wataan Madaxda Arimaha Waxbarasho u qaabilsan Maamulka Khaatumo State.
Sikastaba ha ahaatee Dhamaanba Ardeyda wax ka barata dugsiyada Sare Sare ee uu ka mid yahay ”Dugsiga Sare Ee Samater Baxnaan” ayaa maanta Baaq murugeysan ay Ardeydu u dirayeen Maamulka Khaatumo State, Iyo Madax dhaqameedada ku sugan magaalada Muqdisho, Yadoo ay ahaayeen Macalimiinta Dusgiyada Sare ee magaalada Buuhoodle iyo Ardeyduba kuwo aad uga xun in Ardeygii kaliya ee yaga matalayey Booska laga qaado.
Hadaba Hooska Daawo Sawiro Aadnu Ka Qaadney Mar Ay Saaka Bahda Saxaafadu Ku Booqatey Goobaha Waxbarasho Ee Dusgiyada Magaalada Buuhoodle.
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
0014406283800
Buuhoodle G/Cayn
Tvga SomaliChannel oo Barmaamij Xiiso badan ka diyaariyey Garoonka Buuhoodle( Daawa shaqo Wacan)
barnaamij kusaab san garoonka diyaaradaha ee magaalada buuhoodle oo uu tviiga somalichenal siidaayey halkan hoose kadaawo
Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Banaabax Lagu taagerayo Magacaabista Raysal wasaaraha cusub Ee Somaliya Oo Saaka Kadhacay Magaalada Buhodle (Sawiro)
buuhoodle(allssc) waxaa maanta magaalada buuhoodle ee xarunta G/cayn maanta kadhacay banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo Raysal wasaarihii Shalay lasoo magacaabay ee soomaaliya cabdi faarax,shirdoon oo kumagacdheer “saacid”
hadaba dadka kudhaqan magaalada buuhoodle oo mar walba utaagan midnimada somaliya ayaa sidii horayba loogu yaqaanay muujiyey taageeranimadii ay uhayeen dawladooda somaliya iyo maamulka cusub ee hanaqaaday  markii saacadu ahayd 7:00  subaxnimo ayaa waxa ay isugu soobaxeen garoonka weyn ee kubada cagta xabado stadiom
iyaga oo markii danbana raxan raxan usoomareen wadooyinka waa weyn ee magaalada buuhoodle
waxaana madashaas kasoo qayb galay madaxda maamulka khaatumo state cuqaal ururada dhalinyarada  arday iyo dhamaanba bulshada qaybaheeda kalagadisan
waxaana ugu horayn hadalka qaatay caaqil maxamed maxamuud nuux “sanweyne” oo kunuux nuuxsaday inay hiil iyo hooba lagarabtaaganyihiin raysal wasaraha cusub ee lasoo magacaabay
sidoo kale waxaa halkaas kahadlay maayarka dagmada buuhoodle C/casiis ducaale Qanbi oo isna sheegay inay aad ugu ku farxsanyihii maga cabista uu madaxweynuhu soomagacaabay cabdifaarax shirdoon iyada oo ayhalsaasna kahadleen qaarkamida ururada haweenka iyo kuwadhalinyarada G/cayn
iskusoo wadaduuboo Banaan baxaas ayaa waxa uu kusoodhamaaday jawi aad uwanaagsan
Allssc News Desk/Online
c/casiis aadan jaamac
allradiossc@gmail.com
tel.4492777
Fadeexad: Cadiweli Gaas oo Isagoo Tacliin Sheegta Xaday Qoraal Uu Lahaa Madaxweynaha Sierra Leone Oo Ciwaan keedu ahaa “Why President Koroma is respected locally and internationally”?
18 August 2012 Waagacusub.com- Ka hor inta aynaan maqaalkeenna u gelin horta aan qeexno erayga Min-guurinta (Plagiarism) Plagiarism is copying the work of someone else then passing them off as original as if it is your own work. Min-guurintu (Plagiarism) waa inaad soo guurisid hawl qof kale uu sameeyay, ka dibna aad u soo bandhigtid sidii hawl aad adigu alliftay oo kale.
Qaanuun ahaan maxaa ka dhalan kara: The legal consequences of plagiarism can be considered theft. Marka xagga qaanuunka la eego Min – guurintu ama Plagiarism waxay noqon kartaa xatooyo (xoolo-dadweyne), waayo qof kale wuxuu ku soo tabcay ayaad adigu iska sheegatay adigoo aan qofkaas iyo daka kaleba arrinta la socodsiin.
Haddaba, sida caadada u ah barayaasha jaamac a daha iyo kuwa dugisyad a ba iyaga ayaa ardadooda ka waaniya inay qof kale hawshiisa soo minguuriyaan, laakiiin Raiisalwasaare C.weli Gaas oo bare sare oo jaamacdeed gaaray ayaa waxaa yaab ah in ololihiisa doorashada ay hadhays ay M in-guurin ( Plagiarism) aan geed loogu soo gabban, taasoo fadeexad ballaadhan ah .
Haddaba akhristoow anigoo aan hadalka kugu dheereyn nala arag bandhigga barnaamij hawleedka ra’iisulwasaaruha sida uu u soo bandhigay nin isku magacaabay Deeq S Yusuf oo meeshii uu nooga soo bandhigi lahaa C.Weli Gaas soo bandhigay Madaxweyne Koromaha Sierra Leone (Siiralyoon).
Waxa kaliya ee uu sameeyay waa isagoo booskii Madaxweynaha ku beddelay Raiisulwasaare Gaas. Ceeb waynaa ninbuu ammaantiisii nin kale u guuriyay oo weliba soo bandhigay qorshe uu sheegay in Raiisulwasaaruhu degsaday haddii uu ku guuleysto doorashada madaxtinnimada Soomaaliya .
Waxaa dhici karta in qoraalka oo dhammi uu Min-guuris (Plagiarism) yahay laakiin waqtiga doorashada ka haray oo yar awgeed ayaan idiin soo gudbineynaa inta aynu ilaa hadda helnay oo ogaannay , inta hartayna markii aanu helno meesha laga soo minguuriyay (doorashada ka dib ama ka hor) ayaan ayaan idiin soo gudbin doona haddii ALLAHA awoodda lihi oggolaado.
Xataa cinwaannada labada maqaal waa is leeyihiin, guduhuna waa ceebay tacaal. Bal nala eega:
Why Prof.Abdiweli Is The Right Presedent For Somalia?
Why President Koroma is respected locally and internationally?
Maqaalka websiteyada Soomaalida la geliyay waxaan ka soo qaadannay oo kaliya meelaha la soo minguuriyay ee aan ilaa hadda helnay (inta kale naga suga) waana iyaga midabka CAS leh ( midabka waxas oo dhammi waa min-guuris amd Qish ama Plagiarism hadba kii aad u taqaan ) , maqaalka laga soo minguuriyay isaga gabigiisaba waan soo bandhignay si aad u aragtaan isagoo dhammeystiran iyo meelaha laga soo xaday oo iyaguna casaan ah . Meelaha aan madowga ka dhignay waa meelaha la isku beddelay sida madaxweynaha oo lagu beddelay raiisulwasaaraha, Sierra Leone lagu beddelay Soomaaliya iwm. CEEB WAYNAA.
Why Prof.Abdiweli Is The Right Presedent For Somalia? Written by Deeq S Yusuf
There is no denying the fact that Professor Abdiweli has received accolades both locally and internationally since he became the Prime Minister of the TFG in June, 2011.
One thing that is clear is that Professor Abdiweli has not changed as a person. He is still humble, respects his contemporaries and those around him.
This is why each time the Prime Minister makes a public appearance he conjures the admiration of children, men and women, the old people including the disabled persons.
The Prime Minister’s stature, steadfastness and good works has earned him the respect across all segments of the Somali society.
The basic fact about him is that he is down to earth, always mingling with all the stakeholders and listens to their concerns: that shows a tacit inclination to give voice to the voiceless in the country’s political dispensations. Meanwhile, the Prime Minister also continues to make international waves since he assumed power exactly a year ago for his huge achievements which can’t be covered in this short article. Suffice it to say that Prime Minister Professor Abdiweli commands international respect because of his sincerity, honesty and a sense of purpose as an African leader who has had the first litmus test in his political career.
We would buttress the fact that it is through his leadership traits: sincerity, honesty and a sense of purpose that he is the only Somali leader in contemporary history who has a proven track record of visible achievements on the ground, the only person who gave us hope and national solace. No wonder, he has also been voted the best leader in Somalia as adjudicated last month by an international public media poll and by a majority of Somali news website polls.
Finally, President-to-be Professor Abdiweli has availed himself as a God-given leader Somalis are obliged to hail and work together with in all aspects of development in the wider swath of society for the betterment of the country and unborn children. What needs to be established is that to criticize the President-to-be is not an answer to the mosaic of problems of the country but it is rather wise for Somalis to put hands to the wheels for the expected national salvation and development as the President-to-be Professor Abdiweli is doing well in this direction.
May God bless Somalia and 2012 be a good year for the Somalis.
Deeq S Yusuf is a Social Scientist based in London. He can be reached at deeqyusuf03@gmail.com
Why President Koroma is respected locally and internationally?
WRITTEN BY SHEIK SESAY
MONDAY, 16 JANUARY 2012
There is no denying the fact that President Koroma has received accolades both locally and internationally since he assumed power.
One thing that is clear is that President Koroma has not changed as a person. He is still humble, respects his contemporaries and those around him.
This is why each time the President takes a stroll around the city, he conjures the admiration of children, men and women, the old people including the disabled persons.
The President’s stature, steadfastness and good works make children and the elderly to run helter-skelter to have a glimpse of him as he takes a stroll in the streets of the country.
The President has done it on many occasions in the streets of Freetown including the provincial towns. The basic fact about President Koroma is that he is down to earth, always mingling with the grassroots and listens to their concerns: that shows a tacit inclination to give voice to the voiceless in the country’s political dispensations.
No doubt that he has that confidence to walk in the streets without bodyguards, believing that he is always with the people and the people are also with him in mind and spirit and therefore fears no foe. On many occasions when the President walks on the streets, unaccompanied by his bodyguards, he attracts attention of the larger public.
People would come out in their numbers from their homes, fill up in the streets amid cheers to say good-bye as he walks along the streets.
Thus, anytime the President takes a stroll on the streets, the people’s mindset is focused on him as a leader not necessarily representing the ruling APC but a leader that is a symbol of hopes and aspirations for all political parties including the oppositions. In reality, most Sierra Leoneans have at the back of their minds that President Koroma’s leadership cuts across ethnic and regional barriers.
His Agenda for Change to transform the country has seen infrastructural development including road network ongoing in parts of the opposition’s strongholds.
These new developments in the country’s economic dispensation, to a large extent, are hallmarks of the President’s good intentions for the people devoid of ethnicity and regionalism.
Against this background, the people always clamour around to see the President walking on the streets not based on their support or affiliation with the opposition parties but taking delight in cheering their President on the principles that he is a leader of the country, doing extremely well as far as his good works and outstanding leadership are concerned.
In fact, most Sierra Leoneans are of the view that the time of APC and SLPP power struggle should be brought to an end, allowing the people’s aspirations for the country’s sustainable development to be pursued relentlessly under the banner of Ernest Bai Koroma as far as his development achievement is concerned.
At the local political front, the President’s popularity continues to surge. This assumption is exemplified from the number of times people gather along the streets to cheer him: the traders, workers, “Okada” riders and a cross-section of the public would be chanting “the pa don cam”- meaning that the President has come.
This unrevised huge support comes as a special confidence the people have reposed in my President, your President and our President- courtesy of Professor Septimus Kaikai former Minister of Information.
Meanwhile, the President also continues to make international waves since he assumed power four years ago. Suffice it to say that President Koroma commands international respect because of his sincerity, honesty and a sense of purpose as an African leader who has had the first litmus test in his political career.
We would buttress the fact that it is through his leadership traits: sincerity, honesty and a sense of purpose that he was chosen as ECOWAS Chairman to mediate conflicts in the sub-region despite having just been in the sit of presidency for only three years.
It is based on this stainless fact that the former President of South Africa Thambo M’beki invited President Koroma to South Africa and awarded him as a sign of appreciation and respect for his exemplary leadership in Africa as a whole and, again, championing human rights values and conflict resolution.
One good thing that is inescapable in the minds of Sierra Leoneans and African leaders is what happened at last year’s United Nations General Assembly, where President Koroma was elevated to an enviable presidential status: he was invited among a bevy of African leaders to sit close to President Barack Obama of the United States of America.
Sitting among great leaders of the world was an elevation to President Koroma’s outstanding leadership, compared to his contemporaries in Africa. Take it or leave it, it is a fact skeptics in Sierra Leone would be ashamed to deny or rebuff. In fact, the former British Prime minister, Tony Blair had cause to describe President Koroma as a visionary leader not because of his towering stature and good looks but based on his outstanding leadership that continues to bring about prodigious development in the fabric of Sierra Leonean society.
Apart from wining prestigious international awards President Koroma has availed himself as a God-given leader Sierra Leoneans are obliged to hail and work together with in all aspects of development in the wider swath of society for the betterment of the country and unborn children. What needs to be established is that to criticize the President is not an answer to the problems of the country but it is rather wise for Sierra Leoneans to put hands to the wheels for the expected development as President Koroma is doing well in this direction. May God bless Sierra Leone and 2012 be a good year for Sierra Leoneans.
Haddii aad rabtid inaad labada maqaal oo dhammeystiran hoos ka daalaco.
http://horseedmedia.net/2012/08/14/why-prof-abdiweli-is-the-right-presedent-for-somalia/
Halkan Riix Akhriso Qishkii A/weli Gaas
HALKAN HOOSE KA AKHRISO WARBIXINTII LAGA QORAY MADAXWEYNE KAROMA EE “PROF” CADIWELI GAAS SOO XADAY.
http://exclusivepress.net/app/index.php?option=com_content&task=view&id=5422&Itemid=32
Haddaba haddaynu Soomaali nahay miyeysan inala gudbooneyn inaynu madaxweynaha Sierra Leone (Siiralyoon). Koroma Xaal-marin siinnaa iyo weliba qoraagii maqalka asalka ahaa oo la yiraahdo Sheik Sesay .
Xigasho Waagacusub.com
Allssc@allssc.com
Tools ‹ Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey — WordPress
Tools ‹ Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey — WordPress.
Tools ‹ Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey — WordPress
Tools ‹ Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey — WordPress.