Fadlan ILaahay Dartiis Usoo Caawi:- Dhibane Yuusuf Barkhadle Oo Ku Xanuunsan Gudaha Magaalada Buuhoodle.(Daawo Maqal Iyo Muuqaal)
Buuhoodle (allssc)Dhibane yuusuf barkhadle maxamed oo ah bukaan jiif mudo badan ku xunanuun sanayey magaalada buuhodle isla markaana wax yeelo kasoo gaadhay gaadhi la qalibmay ama ladhacay isla markaana wax yeelo kasoo gaadhay dhinaca xangulaha taas oo kaliftay in laga qaado saxarada iyo kaadida Taas oo saababtay in lagu dabiibo gudaha magaalada buuhoodle. (Halkan Kadaawo [...]













