Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey » Waraysi

DegDeg: Dastuurkii 10-Ka Sano La qorayey, 10-Ka Milayan ee doolar Ku Baxdey oo La Tuurey, Dawlada Muqdishana Tiri Midkalaanu heysanaa (Dhegeyso Cadeynta)
Muqdisho (Allssc.com)

Ayadoo wayahan ay soo badanayeen Is qabqabsi ku aadan wax ka badal lagu sameyay Dastuurka  Fadaralka Somalia ayaa  waxay qaar ka mida warbaahinta soomaalidu waraysi  kala yeelaey si arimahaas wax looga ogaado  Xubin ka mid ahaa Gudigii Madaxa banaanaa ee Dasturka Somalia  hadana ah Wasiir kuxigeenka Ganacsiga Somalia Cabdiqadir Sheikh Ismaciil.

Wasiirkuxigeenka waxaa uucadeeyey in gaabi ahaanba la badalay Dastuurkii tobonka sano la qorayey ee 10 milyan ee doolar ku baxeen oo markii ugu dambeysaeyna  ay saxiixeen  6 di saxiixeyaal ee  Roadmapka iyo UN-ka, AU iyo EU, waxaana uu sheegay in lagu badalay Dastuur Cusub oo ay keentay dawladii Sheekh Shariif iyo Cabdiweli Cali Gaas.

Cabdiqadir Sheikh Ismaciil ayaa waxaa uu intaasi ku daray in uu dasduuradu badanyihin oo ay ilaa sedex sidu hadalka u dhigeyna kan ay iyagu qoreen hada ee aan aheyn kii la saxeexey uu yahaykan rasmiga ah ee maantana wadanka lagu dhaqo ayu yiri. Dastuur ma ahan mana noqondoono midkii  Saxiixeyaasha  islamarkana ma ahayn  kii  ay diyaariyeen Gudiga madaxa banan ee Dastuurka Somalia.

Arintan ayaa u muuqata iney mustaqbalkii soomaliya oo dhan mugdi iyo dagaalo horleh gelin doonto maadaama dad aan wax cahdi aheyn u kala qoreyn aysan dawlad iyo wadan kuwada noolaan karin dawladnimona aysan ka dhaxeyn karin.

Fadlan markaad dhagaysato fikirkaaga ka dhiibo adoon qofna ku xadgudbin waay oo mustaqbalkeenii waxa lagu cayaarayo.

Halkan Hoose Ka Dhegyso Cadeymaha.

Maxamed Weli

Muqdisho somaliya

Allssc.com

allssc@allssccom

Dhageyso; Kulankii Balaadhnaa Ee Saaka Ay Iskugu Yimaadeen Dhalinta Gobolka Cayn Iyo U Diyaar Garoowga Ololaha Maalinta Nadaafada Gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn 18 May 2013.(Dhageysi Haboon)
Buuhoodle(Allssc)-Xuska maalinta qashin qubka gudaha deegaanada Sool,Sanaag Iyo Cayn ee maamulka Khaatumo State Of Somalia 18 may 2013.

Oo ay olole balaadhan ugu jiraan dhalinyarada ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle ee xarunta u ah gobolkani Cayn.

Kulan balaadhan oo saaka subaxnimadii iskugu yimaadeen dhalinyarada maamulka Khaatumo State ee ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle ayay dhalintani ku dhawaaqeen sidii wadajir looga qeyb qaadan lahaa xuska maalinta nadaafada ee gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn ee maamulka Khaatumo State Of Somalia oo dhawaan fooda inagu soo haysa 18 may 2013.

Kulankan ay iskugu yimaadeen dhalinyaradani maamulka Khaatumo State ee ku sugan gudaha magaaladani Buuhoodle ayaa wacyi galin ugu jira sidii dhamaan bulsho-weynta reer Khaatumo State ay uga qeyb qaadan lahaayeen maalinta qashin qubka gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn ee 18 May 2013 oo todobaadadan soo socdka inagu soo food leh.

Halkan Ka Dhageyso

Allssc News Desk/Online

Rashiid Kayse Cawil

hiirad@allssc.com

Buuhoodle G/Cayn.

Wasiiru Dowlihii W. Arimaha Dibeda Ee TFG-Da Soomaaliya Prof: Xaamud Cali Maasheye Oo Waraysi Midnimada Soomaaliya Ku Saabsan Siiyey Somali Channel TV, Khaladka Madaxweyne Culusowna Talo Ka Bixiyey.
Allssc: Wasiirkii hore ee Wasaada Arimaha Dibeda Soomliya ee Dowladii TFG ee uu hogaaminayey Sh. Sharrif Sh. Axmed ayaa dhowaan waraysi dheer oo uu lagu waydiiyey su’aalo badan oo ku saabsan midnimada Soomaaliya, heshiiskii xaaraanta ahaa ee Siilaanyo iyo Culusow Turkiga ku dhexmaray siiyey Somali Channel TV. Hada waraysigii halkan hoose kaga bogo.

Halkan Hoose Ka Daawo

http://allssc.com/61686-2/

Allssc News Desk

Allssc@allssc.com

Haayada (HIPS) Oougu baaqday Maleeshiyaadka SNM inay Dhibaatada ka dayaan Dhulka Maamulada Khaatumo Iyo Awdal
Hey’adda Cilmi baarista ee Heritage ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in wada hadalkii dhawaan dhexmaray Maamulka Somaliland iyo  Dawlada Soomaaliya ee ka dhacay dalka Turkiga.

Haayada Ayaa waxay Soo Bandhigtay Arimo Badan oo Xaasaasiya  Kuwaaas oo Ay Siwayn Uga Xanaaqeen Xulufada Maaamulka Axmed Siilaanyo, Waxayna Daaha Ka Rogtay Dhibtooyina Maamulka Siilaanyo Ku HayoShacabka Awdal Iyo Khatumo State.

HALKAN RIIX OO DHAGAYSO

Saleebaaan Wejixaad Oo Waraysi Ka Bixiyey Shirkii Atlantic Counsel Ee Siil-aanyo Ku Ceeboobay Kuna Caytamay ” Rubish, Be Quiet, ” (Dhegeyso)
Allssc(USA) Dhowaan ayay ahayd markii ay Saleebaan Wejixaad iyo Foosiyo Xaaji oo labaduba u dhashay Khaatumo State of Somalia ay ka qayb galeen shirkii ay Atlantic Counsel ay u qabayet jabhada SNM hogaankeeds oo uu hor kacayo Siil-aanyo.

Saleebaan iyo Foosiya ayaa labaduba halakaas ka hadlay Mikrofoonkana intay inay su’aal weydiiyaan u qaateen balse su’aalahoodii ku daray warar xaqiiqda ku fadhiya oo ka hadlaya xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn.

Arimahaas la soo bandhigay oo uusan Siil-aanyo ka helin aadna uga xanaaqay maadaama uu lacag badan ku bixiyey shirka ayaa bilaabay inuu shirkii ku caytamo kuna hadaaqo ereyo ay ka mid ahaayeen “Rubish, Be quiet” taasoo dadkii meesha fadhiyey ku noqotay afkalaqaad maadaama masraxa iyo magaca uu meesha ku galay iyo sida uu hadlayo aanay ahayn wax isu dhigma haba yaraatee.

Hadaba waxaanu u helay fursad in aanu waraysi la yeelano Saleebaan Xaaji-Maxamed Samatar, oo ku magac dheer (Saleebaan Wejixaad) oo shirkaas ku bahdilay Siil-aanyo ilaa uu kacaytamay. Saleebaan ayaa shabakda Allssc.com si tafatiran uga warbixiyey sidii wax uga dheceen shirkaas.

Halkan Hoose ka Daawo oo Dhegeyso Waraysigii Saleebaan Waji Xaad oo aan inaba caadi ahayn

http://allssc.com/61371-2/

HALKAN HOOSE KA DAAWO SHIRKII SIILAANYO KU CEEBOOBAY. FADLAN DAAWO QAYBTA DANBE EE SHIRKA OO AH MEESHA CEEBTU KA RAACDAY.

WAXAA XUSID MUDAN IN SHIRKAN LACAGTA BADANI KAGA BAXDAY JABHADA SNM AANAY WARBAAHINTA SNM HABA YARAATEE AYSAN USOO GUDBIN DADKA AY BEENTA U SHEEGAAN MAADAAMA AY FADEEXADI KAGA DHACDAY.

http://allssc.com/61377-2/

Allssc@allssc.com

Allssc Oo Waraysi Gaara La Yeelatay Wasiirul Dawlihii Hore Ee Arrimaha Dibada Soomaaliya Xaamid Maansheeye (Dhagayso).
Minneapolis(Allssc): Xaamid   maan sheeye ayaa ah   wasiirul dawlihii hore ee adimaha dibada  isagoo ku sugan dalka  maraykan ka ayaa waxaanu ka waraysanay  shirkii turkiga  iyo  sida uu arko heshiiskii  xasan culusow iyo siilaanyo waxaan uu sheegay heshiiskaa in uu ahaa mid  qaldan  xiligii uu isaga  ahaa wasiirkana   ay  dii deen  wada hadal  noocan oo kale ah  waa sida uu hadalka u dhigay xaamid

Waraysigii dheeraa  ee aan la yeelanay  halkan  hoose ka dhagayso

HALKAN  KA DHAGAYSO CODKA  WASIIRU  DAWLIHII HORE

naaji@allssc.com

Daawo Muuqaal: Raysul Wasaarihii Hore Mohamed Abdi Yuusuf oo sheegay Shirkii Turkiga In Uu Ahaa Mid xaaraan Ah
Waxaa si  kulul  uga hadlay jaaliyadaha  soomaaliyeed iyo sidoo kale  raysul wasaarihii hore ee soomaalia   mohamed  abdi  yuusuf wxaaan uu  sheegay   un shirkii ankara uu ahaa  mid xaaraan ah  kadib markii aqoon la aan ba ani  ay la soo daristay  dawlada soomaaliya  saacid  iyo  xasan  culusowna aysan   aqoon dawladeed lahayan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

naaji@allssc.com

Dhagayso Barnaamij Xiiso Badan Oo La Magacbaxay Xubintii Xigmada Waa Mid Anfac U leh Bulshada Afka Soomaaliga Ku Hadasho
Xubinta  xigmada waxaa soo  diyaarisay   ubax daahir suleebaan oo ah wariye  had iyo jeer saarta  adoodeeda sida ay ku baraarujin lahayd bulshada  soomaaliyeed  ee  21  sano  aafeeyeen dagaalo  iyo wax waliba oo  bur biriyay  wanaagii ay lahaan jireen laakiin ubax ayaa  isku dayday  in ay  soo celiso  baraarujinta  halkan ka dhagayso.

HALKAN KA  DHAGAYSO  XUBINTII XIGMADA IYO ALLSSC

Naaji@allssc.com

Dhagayso Waraysi Allssc La Yeelatay Caasho Ahmed Cabdalla Sheegtay Midnimada Soomaaliya Waa Muqadas Dadka Waqooyiga dagana Waa In Wax laga Waydiiyaa Shirka Turkiga
Caasho axmed cabdalla  waa  aqoonyahanad   soomaaliyeed waxaana horay ay u haanjirtay  xildhibaanad soomaaliyeed  waraysi  ay  siisay maanta shabakada allssc ayaa waxaa ay ka hadashay  in  midnimada soomaaliya ay tahay muqadas  ayna marna  gor gortan  gali karayn.

Xildhibaanad caasho ayaa  waxaa ay sheegatay shirka   dawladu u saartay  xubnaha  ka  qaybgalayo   wada hadalka  soomaaliya  iyo waqooyiga  soomaaliya waxaan  xildhibaanadu sheegatay  in waqooyigu  uu yahay gobal  ayna meeshaas kamaqan yihiin  gobalo badan  loona baahan yahay  in  ayagoo midaysan oo   wada socda ay  u yimaadaan  dawlada faradaalka ah ee  soomaaliya  laakiin aanan loo baanayn  in  dad aan dhulkii waxba ka aqoon  loo diro oo la dhaho  ka soo samatabixiy.

dalada  soomaaliyana ay  arintaas  u  xilsaarto dadkii dagi jiray  waqooyiga soomaaliya  iyagana  hawlahooda ka soo lata bixiyaan waa sida ay  hadalka u dhigtay  caasho ahmed cabdalla  halkan  hoose  ka dhagayso  hadalka xildhibaanada.

HALAKAN KA DHAGAYSO  CAASHO AHMED CABDALLA

Naaji@allssc.com

DHAGAYSO:Sida Uu U Socdo Shirka Kismaayo Iyo Caasimada Jubaland Oo Laga Dhigay Bu Aale
Waraysi  uu  siiyay warbaahinta suldaan  afguduud ayaa waxaa uu  ooga xog waramay  halka uu marayo  shirka maamul u samaynta  jubooyinka iyo  waliba  sida wacan ee uu  u socdo waxaan uu carabka ku dhuftay  in aan  loo  kala  hadhin  shirkaas .

Sidoo kale   ansaxintii dastuurka kumeel gaarka ah ee uu  yeelan  doono  maamulka juba land  wxaaan uu sheegay suldaanku in caasimada   maamulka  loo  qoondeeyay  magaalada bu aale.

HALKAN KA DHAGAYSO  HADALKA SULL DAANKA

Naaji@allssc.com