Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey
Category archives for: Waraysi

Dhageyso; Kulankii Balaadhnaa Ee Saaka Ay Iskugu Yimaadeen Dhalinta Gobolka Cayn Iyo U Diyaar Garoowga Ololaha Maalinta Nadaafada Gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn 18 May 2013.(Dhageysi Haboon)

13

Buuhoodle(Allssc)-Xuska maalinta qashin qubka gudaha deegaanada Sool,Sanaag Iyo Cayn ee maamulka Khaatumo State Of Somalia 18 may 2013. Oo ay olole balaadhan ugu jiraan dhalinyarada ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle ee xarunta u ah gobolkani Cayn. Kulan balaadhan oo saaka subaxnimadii iskugu yimaadeen dhalinyarada maamulka Khaatumo State ee ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle ayay dhalintani [...]

Wasiiru Dowlihii W. Arimaha Dibeda Ee TFG-Da Soomaaliya Prof: Xaamud Cali Maasheye Oo Waraysi Midnimada Soomaaliya Ku Saabsan Siiyey Somali Channel TV, Khaladka Madaxweyne Culusowna Talo Ka Bixiyey.

Xaamud Masheye

Allssc: Wasiirkii hore ee Wasaada Arimaha Dibeda Soomliya ee Dowladii TFG ee uu hogaaminayey Sh. Sharrif Sh. Axmed ayaa dhowaan waraysi dheer oo uu lagu waydiiyey su’aalo badan oo ku saabsan midnimada Soomaaliya, heshiiskii xaaraanta ahaa ee Siilaanyo iyo Culusow Turkiga ku dhexmaray siiyey Somali Channel TV. Hada waraysigii halkan hoose kaga bogo. Halkan Hoose [...]

Haayada (HIPS) Oougu baaqday Maleeshiyaadka SNM inay Dhibaatada ka dayaan Dhulka Maamulada Khaatumo Iyo Awdal

xamar-342x192

Hey’adda Cilmi baarista ee Heritage ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in wada hadalkii dhawaan dhexmaray Maamulka Somaliland iyo  Dawlada Soomaaliya ee ka dhacay dalka Turkiga. Haayada Ayaa waxay Soo Bandhigtay Arimo Badan oo Xaasaasiya  Kuwaaas oo Ay Siwayn Uga Xanaaqeen Xulufada Maaamulka Axmed Siilaanyo, Waxayna Daaha Ka Rogtay Dhibtooyina Maamulka Siilaanyo Ku HayoShacabka [...]

Saleebaaan Wejixaad Oo Waraysi Ka Bixiyey Shirkii Atlantic Counsel Ee Siil-aanyo Ku Ceeboobay Kuna Caytamay ” Rubish, Be Quiet, ” (Dhegeyso)

ss

Allssc(USA) Dhowaan ayay ahayd markii ay Saleebaan Wejixaad iyo Foosiyo Xaaji oo labaduba u dhashay Khaatumo State of Somalia ay ka qayb galeen shirkii ay Atlantic Counsel ay u qabayet jabhada SNM hogaankeeds oo uu hor kacayo Siil-aanyo. Saleebaan iyo Foosiya ayaa labaduba halakaas ka hadlay Mikrofoonkana intay inay su’aal weydiiyaan u qaateen balse su’aalahoodii [...]

Allssc Oo Waraysi Gaara La Yeelatay Wasiirul Dawlihii Hore Ee Arrimaha Dibada Soomaaliya Xaamid Maansheeye (Dhagayso).

hamid maansheeye

 Minneapolis(Allssc): Xaamid   maan sheeye ayaa ah   wasiirul dawlihii hore ee adimaha dibada  isagoo ku sugan dalka  maraykan ka ayaa waxaanu ka waraysanay  shirkii turkiga  iyo  sida uu arko heshiiskii  xasan culusow iyo siilaanyo waxaan uu sheegay heshiiskaa in uu ahaa mid  qaldan  xiligii uu isaga  ahaa wasiirkana   ay  dii deen  wada hadal [...]

Daawo Muuqaal: Raysul Wasaarihii Hore Mohamed Abdi Yuusuf oo sheegay Shirkii Turkiga In Uu Ahaa Mid xaaraan Ah

22222222222

Waxaa si  kulul  uga hadlay jaaliyadaha  soomaaliyeed iyo sidoo kale  raysul wasaarihii hore ee soomaalia   mohamed  abdi  yuusuf wxaaan uu  sheegay   un shirkii ankara uu ahaa  mid xaaraan ah  kadib markii aqoon la aan ba ani  ay la soo daristay  dawlada soomaaliya  saacid  iyo  xasan  culusowna aysan   aqoon dawladeed lahayan.   HALKAN [...]

Dhagayso Barnaamij Xiiso Badan Oo La Magacbaxay Xubintii Xigmada Waa Mid Anfac U leh Bulshada Afka Soomaaliga Ku Hadasho

uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu-150x150

Xubinta  xigmada waxaa soo  diyaarisay   ubax daahir suleebaan oo ah wariye  had iyo jeer saarta  adoodeeda sida ay ku baraarujin lahayd bulshada  soomaaliyeed  ee  21  sano  aafeeyeen dagaalo  iyo wax waliba oo  bur biriyay  wanaagii ay lahaan jireen laakiin ubax ayaa  isku dayday  in ay  soo celiso  baraarujinta  halkan ka dhagayso.     HALKAN [...]

Dhagayso Waraysi Allssc La Yeelatay Caasho Ahmed Cabdalla Sheegtay Midnimada Soomaaliya Waa Muqadas Dadka Waqooyiga dagana Waa In Wax laga Waydiiyaa Shirka Turkiga

soomaaliya

Caasho axmed cabdalla  waa  aqoonyahanad   soomaaliyeed waxaana horay ay u haanjirtay  xildhibaanad soomaaliyeed  waraysi  ay  siisay maanta shabakada allssc ayaa waxaa ay ka hadashay  in  midnimada soomaaliya ay tahay muqadas  ayna marna  gor gortan  gali karayn.   Xildhibaanad caasho ayaa  waxaa ay sheegatay shirka   dawladu u saartay  xubnaha  ka  qaybgalayo   wada hadalka [...]

DHAGAYSO:Sida Uu U Socdo Shirka Kismaayo Iyo Caasimada Jubaland Oo Laga Dhigay Bu Aale

magaalada-Kismaayo

Waraysi  uu  siiyay warbaahinta suldaan  afguduud ayaa waxaa uu  ooga xog waramay  halka uu marayo  shirka maamul u samaynta  jubooyinka iyo  waliba  sida wacan ee uu  u socdo waxaan uu carabka ku dhuftay  in aan  loo  kala  hadhin  shirkaas .     Sidoo kale   ansaxintii dastuurka kumeel gaarka ah ee uu  yeelan  doono  maamulka [...]

SHIRKADA GLOBAL REAL ESTATE OO SHACABKA SOOMAALIYEED EE MN U HAYSA SHAQO AAD U MUHIIMA. HALKAN KA DAAWO MADAXA SHIRKADA CABDIRASHIID XAMBUUSE OO SHAQADA SHIRKADA SHARAXAYA

GRE logo2

Allssc(MN) Shirkada ka shaqaysa guryo iibsiga iyo iibintaba ee la yiraahdo Global Real Estate oo ku taala magaalda Minneapolis ee gobolkan MN ayaa u haysa shaqo aad iyo aad u muhiim ah aay ka faa’iidaysteen jaaliyada Soomaaliyeed ee degan gobolkan MN. Shirkadan oo uu aasaasay madaxna ka yahay aqoon yahan Cabdirashiid Xaambuuse ayaa dhowaan waraysi [...]

Photo Gallery