Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey » Wararka
Jabhad Xassan Ciise :- Beelihii Cadowga Ahaa Ee Faqashta SNM Way Cafisay Hubkana Waan Ka Dhignay – Waxayna Noqdeen Wax Na Hoostaga Oo Aan Maamulno
Hargaysa(Allssc): Xasan Ciise oo ka mid ahaa Horjoogayaashii Jabhadii SNM ayaa ka hadlay Radio Hargeysa isagoo ka warbxiyay marxaladihii  Jabhada SNM sidoo kale ka hadlay Ra’yigiisa iyo mdka ay la Qabaan Jabhada SNM.
:Maanta waxaa ii guul ah in aan anigoo nool soo gaadho guusha iyo xoriyada aynu haysano,22sano kadib,Dalkani qosol iyo farxad xoriyadiisa laguma keenin,dagaal iyo dhiig baan ku keenay. Waad ogtihiin burburkii iyo dhimashadii loo soo maray,ujeedadii Snm ayay ahayd in laga xoroobo dhiigmiiratadii Somaliya ee taliskii Siyaad Bare. Waad ogtihiin walaalayaal jihaadkeenii inuu guulaystay isla markaana aynu ka adkaanay cadowgii milaterigiisiina jabinay SNM na xoraysay dalka.
“Waxaa la soo wada maray marxalado kala duwan waad ogaydeen shirkii Burco ee gooni isku taaga Somaliland lagu goostay,waxaa muhiim ah inaan bildhaamiyo in qabiiladii darifyada ee cadowga ahaa lagu jabiyay dagaalka isla markaana SNM soo fadhiisisay shirkii Burco markaana sida aduunka ka dhacda marka jabhadi guulaysato waa la,isku wada dhiibaa markaasi jabhadaasi ama way gumaadaa ama way saamaxdaa oo hoosteeda ayay keentaa. Walaalayaal beelaha cadowga ka mid ahaa ee la saftay Siyaad Barre markii SNM shirtay waxaan go,aaminay in la cafiyo hubkana laga dhigo maamulka aanu samaynana iyagoo SNM hoos tagaya wax laga siiyo. Sidaasi baan ku balaadhinay Golihii guurtida SNM oo beelihii kalena lagaga soo daray barlamankiina aan qabiiladii kale wax lagaga soo daray. Maanta waxa kaliya ee inaga maqani waa aqoonsi”.
Hadalka Jabhad Xassan Ciise ayaan ahayn mid isaga kaliya ku koban base waa mid  dhamaan cida ku Abtirsata Jabahda SNM ay aaminsanyihiin, halka uu Mabda iyo Qaaciido ay raacaan uu u yahay Jabhada SNM ee hada uu Hogaamiyaha ka yahay Axmed Siilaanyo.
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Madaxda Dawlada oo Ku Fashilmay Mudaharaad ay maalmo Soo Agaasimayeen Loogana Soo Horjeedey Xuquuqda Xildhibaanada (Daawo)
Muqdisho (Allssc.com)
Waxaa maanta lagu qabtey mudaharaad yar oo dhicisoobey ooy soo abaabuleen madaxda sare, loogana soo horjeedo sharciyada ay xildhibaanada badankood kaga soo horjeedaan sida ay wax u wadaan Madaxweynaha iyo Xukuumada.
Mudahraadkan yar ayaa waxa lgu qabtey agagaarka taaladii sayidka, waxaana goobtaa leysugu keeney dadyar oo kooban oo dumar u badan, kuwaas ooy muuqato ineysanba fahansaneyn waxa dawlada , madaxweynaha iyo baarlamaanku isku hayaan.
xafiisyada madaxtooyada iyo kan raysalwasaaraha ayaa aad ugu hawlanaa beryahanba iney ka hortagaan sharciyada ay xaqa u leeyihiin ee ah iney xildhibaanadu shiri karaan iyo iney mooshin ka keeni karaan dawlada.
Warar badan ayaa iyaguna waxey sheegayaan in madaxdu ay u isticimaalayaan hantidii qaran iney laaluush ku siiyaan qaar ka mida xildhibaanada iyo iney ku soo abaabulaan mudaharaadadaas dhiciska ah ee ay dumarka iyo caruurta kusoo abaabulayaan.
Madxweynaha soomaaliya iyo xukuumadiisa ayaa khaladaad badan ooy ka galeen shacabka soomaaliyeed iyo aqoon la’aan xaga maamulka ah waxey keentey ineey xaaladii dalka oo dhan ay dib ugu celiyeen 1991-kii iyo qabyaalad iyo maamul xumo.
Daawo Caruurta iyo Dumarka yar eey soo marin habaabiyeen.
Maxmed weli.
Muqdisho, Soomaaliya.
allssc.com
allssc@allssc.com
DAAWO MUQAALKA Soomaalida Ka Ganacsata Daroogada Ee Dalka Canada Oo Lacago Faro Badan Ku Raadinaya Filim Fadeexad Ah
Toronto(Allssc): Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay lacago faro badan ay ku raadinayaan filim fadeexad ah oo muujinaayo duqa magaalada Toront ee dalka Canada oo isticmaalaaya daroogada cocaine.
HALKAN KA DAAWO MUQAALKA
Soomaalida ka ganacsatada daroogada ee ku nool dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay wel wel iyo walaac ku abuureen duqa magaalada Toronta ee dalka Canada ka dib markii ay qaar ka mid ah warbaahinta ugu waaweyn ee dalka Canada ay la soo xiriireen una soo bandhigeen video muujinaya ayna ku cadaynayaan duqa magaalada Toronto ninka lagu magacaabo Rob Ford oo ka mid ah ayaga oo la joogo ka dibna uu halkaas ku cabaayey xashiishka daroogada cocaine ah , Laba wariye oo ka tirsan wargeyska Toronto Star oo lagu kala magacaabo Kevin Donovan iyo Robyn Doolittle oo daawaday videogaas ayaa sheegay oo isku raacay in waxa ay arkeen uu ahaa duqa magaalada Toronto oo isticmaalaayey daroogadaas, Sidoo kale ayaa waxaa arintaas markii uu maqlay uga soo safray dalka Mareykanka madaxa website Gawker oo asagana markuu daawaday ka dib filimkaas cadeeyey inuu yahay duqa magaalada oo isticmaalaaya daroogadaas, Filimkaan oo ah mid lagu duubay telleefoonka gacanta ayey Soomaalida sameysay waxay ku doonayaan lacag gaareyso ilaa iyo $200,000 oo doolar, warbaahinta soo daawatey filimkaas ayaan iyagu iibsan laakiin websiteka Gawker oo ka mid ahaa dadkii soo daawaday ayaa aqristayaashiisa u soo bandhigay ina la iska uruuriyo lacagtaas si loo soo iibsado filimkaas islamarkaana ay u soo bandhigaan iyadoona ay islamarkiiba ay bilaatay lacag ururintaas oo ayan mareyso meel wanaagsan.
Ugu danbeyntiina iyadoo duqa magaalada Toronto oo laba sano iyo bar oo qura hayey xilkaas islamarkaana markii horeba lahaa cadowyo badan horeyna dhowr jeer loogu soo jeediyey eedeymo kale duwan ay arintaan dhabar jab weyn ku tahay ayuu asagu uu dafirey gebi ahaanba arintaas jiritaankeeda, Laakiin waxaa durbaba soo baxaayo waxyaabo badan oo cadyn u ah inuu ninkaas xiriir la lahaa Soomaalidaas iyo qolooyinka kale ee ku jira ka ganacsiga daroogada iyadoona sawir ay soo bandhigeen qolooyinkaas uu muuqdo ninkaas oo la taagan qaar ka mid daadka daroogada ka shaqeysta, Booliiska magaalada Toronta ayaan wax hadal ah ka bixin arintaan ayagoona sheegay inay wadaan baaritaan ku saabsan arintaas, Qaar badan oo ka mid ah dadk reer Canada iyo aduunka oo dhan ayaa ka war sugaaya waxa ka soo baxa filimkaas iyo cida iibsata oo u soo bandhigta aduunka iyo inay sheekadaas ay noqoto mid run ah iyo in kale.
NAAJI@ALLSSC.COM
Xog Culus+Xasan Culusow Fashilmay Kadib Markii Baarlamaanka Soomaaliya Uu Ku Dhahay Mooshinkiina la Laabta Lacagna Aniga I Waydiiya
Saaka ayaa wxaa magaalada muqdihso ka dhacay kashifaad aad u xun oo uu sameeyay xasan culusow kadib markii baarlamaanka soomaaliyeed uu damcay in uu laaluusho.
Waxaaan uu la hor yimi in uu baayaco oo uu waliba dhaho la laabta mooshinka aada wadaan wixii lacag ah ee aad u baahantihiina aniga i waydiiya arintaas ayeey aad uga xanaaqeen baarlamaabka waxaan laga baqayaa in ay soo abaabulaan mudaaharaad ay uga soo horjeedaan xasan culusow.
Iyadoona hada ay aad u kacsan tahay xaalada xildhibaanada soomalaiyeed ayeey waxaa ay wararku sheegayaan in ay mooshinka ku soo dari doonana in la baayacay oo uu madaxweynaha la yimi in uu yiraahdo wixii lacag ah aniga iwaydiiya mooshinkana joojiya.
Wixii warar ah ee ka soo kordha arintaas kala soco allssc.com
Ha Fiirsan Muqaalkan Hadii Aad ka yartahay 18 Jir Waa Muqaal naxdin Leh
Booliska Magaalada Miami ee dalka Mareeykanka ayaa toogtay nin dad qalato oo cunayay nin nool kadib markii uu diiday amarka booliiska ee ah inuu joojiyo cunista ninka kale.
Ninkaan la toogtay ayaa calaanjinayay wejiga nin kale. Ninkaan dad qalatada ah ayaa lagu magacaaba Rudy Eugene waana31 jir waxaana toogtay booliska kadib markii uu qaadan waayay amarka ciidamada ee ahaa inuu ka fuqo ninka u calaanjinayo.
Ninkaan ayaa sidoo kale qaawanaa marka uu arinkaan foosha xun samaynayay. Ninkaan la cunayay ayaa ahaa darbiyo jiif. Ninkaan wejiga ninka kale calaanjiyay ayaa naag ay horay u kala tageen waxay sheegtay inuusan miskixiyan u fiyoobeen. Ninkaan ayaa la sheegay inuu dhowr naagood horay usoo furay.
Halkan Ka Daawo Muqaalka
Naaji@allssc.com
Maqaal Xiiso Badan+Taariikhda ummadda yaan laga been sheegin
Taariikh kasta oo dal iyo dadleeyahay waa shay aad iyo aad qaali u ah xiligii ay dhacday ilaa xiliga hadba
lajoogo waa midaan la qarin Karin ujeedkasta halaga lahaadee haddii cidi isku
daydo in ay boorka ku duugto cidkalaa Alle u baxshaa oo boorka ka jafta.
Halkan  ka sii akhri  maqaalka xiisaha badan
Naaji@allssc.com
War Dag Dag Ah Qilaaf Xoogan Oo Ka Dhextaagan Saacid Iyo Jawaari (Akhriso )
Raysul wasaaraha soomaaliya mr. saacid iyo gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya jawaari ayaa waxaaa soo kala dhex qilaaf xoogan kaasoo keenay in gudoomiyaha baarlamaanka jawaari uu yiraahdo mooshinka saacid isma hortaagi karo.
Waxaana warar hoose ay u xaqiijiyen shabakada allssc in ay wada hadleen balse uu sheegay jawaari in ay baarlamaanka sii xoogaysteen laakiin waxaa uu sheegay saacid in uu isticmaalayo lacago badan oo uu doonayo in uu ku kala fur furo baarlamaanka.
Hadalkiisa ayuu raaciyay in qaar badan oo ka tirsan baarlamaanka ay diideen lacagihii aan u is ticmaali lahaa loona baahanyahay adii aad tahay gudoomiyaha baarlamaanka in aad is hortaagto waxaan uu ku jawaabay jawaari mooshinkaasi waa xoogaystay marka anigu wax kama qabankaro saaci ayaan ugu jawaabay lacagta baarlamaanka aan u is ticmaalayo adiga ayaan kugu bur burinayaa ee ku tala gal waan uu ku jaray.
Xaaladan ka taagan magaalada muqdisho ayaa waxaa ay tahay mid sii xoogaysanaysa oo waxaaab laga yaaba in dhamaan xubnaha baarlamaanka ay dhinac isku raacaan sida ay u dhan yihiin waxaan la filayaa in uu ka tagi doono saacid meesha uu joogo ee uu ku matilayay beelaha daarood
Kalasoco warraka allssc
Dr. Cali Ciise Cabdi Oo Idaacada VOA Ugu Casunaa Martida Makarafonka (Dhgaayso)
london(Allssc):Dr. Ali Ciise Cabdi oo ah gudoomiyaha hay’ada Daraasaadka, siyaasada , dhaqaala iyo amaanka ee Geeska Afrika ee marka magaceeda la soo gaabi la yidhaahdo {HESPI}, ayaa waraysi uu siiyey idaacada VOA qaybteeda afka Somaaliga arimo badan uga hadlay, Cali Ciise sidoo kale waa gudoomiyaha gudidada fulinta Khaatumo State ee G11.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Halkan Hoose Riix Si aad Mobile Kaagau ga Dhagaysato
Mobile
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Sawirka Maanta Culusow Iyo Waraabe War Isuma Hayaan!
Magaalada Taleex Ee Casimada Kumeel Gaadhka ah Ee Khaatumo State Oo Siweyn Looga Xusay Maalinta Nadaafdaa 18 May (Daawo Maqal Muuqaal).
Taleex(Allssc): Waxaa Magaalada Taleex ee Caasimada ku meel gaadhka ah ee khaatumo State si weyn looga xusay Maalinta nadafada ook u beegnayd 18 Bishan aynu ku jiro.
Shacab weynaha iyo Mamaulka Khaatumo ayaa si hagra la’aan ah uga wada qayb qaadanayay Nadaafada iyo Bilicda Bulshada, sidoo kale Nadaafada ayaan ku koobnayn mida guud ee qashin balse waxaa wehelinyana Sadaafada Qadiyada oo Bulsahda Somaliyeed lagu waaninayay sidi ay uga hor tagi lahaayeen Nadaafad Darada kudhacda qalbiga oo cudurka sababa uu yahay SNM.
Sikusoo duuboo waxaa Bulshada Reer Khatuamo Ayaa si weyn uga qayb qaatay Nadaafada waxanaa y muujiyeen dhiiranaan sida ay uga go’an tahay  in ay iksa ilaaliyaan Qashinka SNM iyo ka ay cimiladu keenta si simana ulad agaalami donaano.
Halkan Hoose Ka Daawo
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com