Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey
Category archives for: Wararka

DEG-DEG: Odayaasha Hawiye Iyo Wasiirkii Xasuuqii Kismaayo Ka Geeystey oo Hadana Iclaamiyey Iney Shacabka Jubaland Muqdisho Shir Wax Qeybsi Ah Ugu Qabanayaan (Dhegeyso)

xaad iyo diiriye

muqdisho (Allssc.com) Shir ay soo wada qabanqaabiyeen nimanka iyagu sheegta iney yihiin odayaasha beesh aHawiye iney hogaamiyaan oo metelaan iyo wasiirkii Arimaha Gudaha C/ Kariim Guuleed oo dhawaan xasuuqa ka geystey magaalada kismaayo isagoo ka duulaya naceyb uu u qabo qaaar ka mida qabiilda dega Jubaland kuna haminaya inuu ka qaxinayo qabiilo khaasa dhulka ilaahey [...]

Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Xassan Culusow Oo Sheegay In Dhimashadu Ay Sii Marayso 14 Ruux Iyo Dhaawaca 18 Qof

culusow3

Muqdisho(Allssc):  Wasiirka Arrimha Gudaha ee Dowlada Guurguurte ayaa sheegay in Weerarkii Maanta lagu qaaday Xarunta UNDP ay ku dhinteen dad gaaraya ilaa ilaa 14-qof oo afar kamid ah dadkaasi yihiin ajaaniib aan Soomaaliya u dhalan inkastoo Wasiirku uusan shaacin dalalka ay u dhasheen waxaa sidoo kale Weerarkaasi ku dhaawacmay dad gaaraya ilaa 18-qof sida uu Wasiirku [...]

Daawo Weerarkii Kooxda Al-Shabaab Gudaha Ugu Galeen Xarunta UNDP Ee Magaalada Muqdisho (Sawiro+ Warbixin).

qarax

Muqdisho(Allssc): Waxaa Maanta Qaraxyo iyo Weeraro qorsheesan Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ku galeen Xarunta Hay’ada Qaramada Midoobay UNDP oo kutaal agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Ragan Shabaab katirsanaa oo aad u hubeesnaa sidoo kale watay Dareeska Ciidanka   ayaa Xaruntaasi galay kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lagu qarxiyay albaabka hore ee [...]

Deg-Deg:Kooxda Alshabaab oo Qabsatey Xaruntii Un-ka Ee Muqdisho Rag Badan oo Ajinabi Ah Ku Leysey Qaarna Afduubatey

breakin news

 Muqdisho (Allssc.com)  Xarakada Shabaabul  aya sheegatay mas’uuliyadda weerar weyn oo maanta lagu qaaday xarun ta ugu weyn Q.Midoobe ay ku leedahay dalka Soomaaliya, oo ku taaley agagaarka xarunta Xalane. War goordhaw lasoo dhigay bogga Twitterka Xarakada Al Shabaab HSMpress1 ayaa lagu sheegay in ciidamo ismiidaamiyayaal ah iyo  ay gudaha ugaleen xarunta UNDP islamarkaana ay la wareegeen gacan [...]

Dhagayso: General Cabdilaahi Sheekh Ismail Fartaag oo ka Hadlay Qaraxii Kismaayo

download

Maamul  ku xigeenka Jubbaland General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartag ayaa ka hadlay shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada  Kismaayo taasoo ay ku dhinteen rag ka tirsan ciidamada Raaskambooni iyo qaarka mid ah ciidamada dowlada Soomaaliya, kadib markii la dhaawacay Col, Yaasiin Raadeer. HALKAN KA DHAGAYSO  CODKA FARTAAG Gen, Abdilaahi Fartaag ayaa  ku sheegay dhaawaca Col, Yaasiin Raadeer [...]

War Dag Dag Ah:Gabar Uu Adeer U Yahay Abwaan Hadraawi Oo Lagu Dilay Magalada Hargeeysa????

dil-rag-hubeysan-160x121-150x121

Wararka naga soo garaya hargaysa  ayaa shegaya in la dilay Gabar uu adeer uyahay abwaanka caanka ah Abwaan Hadraawi isla markaana daganayd Xaafada Jig jiga yar ayaa lagu dilay magaalada Hargeysa.   Waxaana wararku  ku darayaan in dilka  gabadha ay  ka  danbeeyeen  niman  sida direesta  maleshiyaadka SNM-ta waxaana la sheegaya  in  gabadhu ahayd   mid [...]

Daawo Prof/Alfanaan Axmed Ismaaciil Samatar Oo Heesihiisii Qaaciga Ahaa Weli U Qaadaya Jabhada SNM Iyo Taageerayaasheeda(From Somali President Hopeful to SNM Entertainer. How Low Can He Go?)

prof samatar iyo heeso qaaci ah

Allssc: Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo weli ku guda jira amaantii iyo maslaxadii uu ugu tegay jabhada SNM ayaa sii laba jibaaray heesihii uu ku qancinayey jabhada SNM ee uu martida u yahay. Hadaba hoos kadaawo hees ka mid ah heesihii qaaciga ahaa ee uu u qaaday jabhada SNM. Allssc@allssc.com

Daawo Xubno Badan Oo Kamida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Dowlada Culusow Ku Eedeeyey Inay Ka Dambeyso Dagaalada Magaalada Kismaayo.

Baarlamaan

Allssc: Xubno ka tirsan goloha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si cad u cadeeyey in dowlada uu hogaamiyo madaxweyne Culusow iyo ra’iisalwasaarihiisu inay ka danbeeyso dagaalada kasoo cusboonaaday magaalada Kismaayo ee maamul goboleedka Jubaland. Hoos kadaawo Maqal iyo muuqaal. Allssc@allssc.com

Waxgaradka iyo Isimo G/Cayn oo Booqdey Maygaagle Iyo Horumar ka Bilowdey magaalada.(Maqal Iyo Muuqaal)

magl

Buuhoodle(Allssc) Magaalada Maygaagle oo dhanka waqooyi ka xigta  magaalada Buuhoodle una jirta qiyaastii 30 km isla markaana ah magaalo soo jireena ayaa waxaa  la aasaasay qiyaastii 196o kii sida ay sheegeen waxgarad kusugan G/cayn  waxaa ka soconaya dib u dhis balaadhan oo ay fulinayaan dadka deegaanku. Hadaba horumarka ka socda  Maygaagle halkan hoose ka daawada Riix Halkan [...]

Deg-Deg: Gudoomiye Kuxigeenkii Maamulkii Hore Ee Degmada Kismaayo oo Dhaawac Halis Ah Loo Geeystey (Dhegeyso+Warbixin)

breakin news

Muqdisho (Allssc.com) Gudoomiye ku Xegeenkii Maamulkii kumeelgaarka ahaa ee Magaalada Kismaayo isla markaasna hada kamid ah Saraakiisha Dowlada Jubaland Coll: Yaasiin Raadaar ayaa maanta kooxo hubeysan oo la hayb garanayo weerareen waxaana soo gaaray dhawac halis ah. Masuulkaan ayaa la sheegey iney laba Xabadood Madaxa uga dhaceen, Waxaana hada lagu daweynayaa  Isbitaal Mobil ah oo Cidanka Amisom [...]

Photo Gallery