Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey » taariikh
Daawo Video Madaxweyne Culusow Oo Shirib Uu Kaga Hadlayo Siyaasadiisa Tiriyey (Qosol Iyo Runsheeg)
Allssc: Halakan Hoose ka dhegeyso shiribkii culusow oo dhamaystiran. Hadaadan fahmin turjumaan raadso.
Culusow Oo Sidii Lagu Yaqiin Jabhada SNM Gooni Ula Baxay Shir Soomliweyn Kusoo Dhoweynaysay (Daawo Ina Cali Waraabe Iyo Foosiyo SNM Iyo Culusow Oo Loo Kala Baxay)
Allssc: Shir dhowaan taageerayaasha culusow ugu sameeyeen magaalada Birmingham ee wadanaka Ingiriiska, ayaa waxaa ay haweeynayda ugu magacaaban Wasiirka arimaha dibeda Foosiya Xaaji Aadan oo intaanay dhowaan u soo shaqotegin magaalada Muqdisho ka ahayd madax xisbiga NDB ee u tartamayey xukunka ugu sareeya ee maamulka SNM. Haweenayadan iyo taageerayaasha Culusow ayaa ka shaqeeyey in ina Caliwaraabe oo beryahanba amaanta Culusow u jajabnaa miis gaar ah wada fadhiistaan. Culusow ayaa laga soo werinayaa inuu ka dhuuntay shacab badan oo Soomalinimada u taagan, kuna wada shaabadeeyey inay ku mudaharaadeen. Culusow ayaa beryahan bilaabay hadalo jilicsan oo midnimo ayaan u taaganahay kuna dhaartay aan afka dhaafsiisnayn, welina sii wada dhaqankii Soomlidoon iska fogeynta iyo Soomlidiid u raxraxlaynta. Siyaasada guracan ee Culusow ayaa u eg maahmaahdii Soomaaliyeed ee ahayd “Midho Gacan ku jira Midho Geed Saaran looma Daadiyo”.  Culusow ayaase noqday “La Mood Noqonse Waa”.
Halkan hoose ka daawo musharaxadi hore ee xilka madaxweynaha SNM Foosiya Xaaji Aadan ee u xuubsiibatey Wasiirka Arimaha Dibeda Soomaaliya.
Saleebaaan Wejixaad Oo Waraysi Ka Bixiyey Shirkii Atlantic Counsel Ee Siil-aanyo Ku Ceeboobay Kuna Caytamay ” Rubish, Be Quiet, ” (Dhegeyso)
Allssc(USA) Dhowaan ayay ahayd markii ay Saleebaan Wejixaad iyo Foosiyo Xaaji oo labaduba u dhashay Khaatumo State of Somalia ay ka qayb galeen shirkii ay Atlantic Counsel ay u qabayet jabhada SNM hogaankeeds oo uu hor kacayo Siil-aanyo.
Saleebaan iyo Foosiya ayaa labaduba halakaas ka hadlay Mikrofoonkana intay inay su’aal weydiiyaan u qaateen balse su’aalahoodii ku daray warar xaqiiqda ku fadhiya oo ka hadlaya xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn.
Arimahaas la soo bandhigay oo uusan Siil-aanyo ka helin aadna uga xanaaqay maadaama uu lacag badan ku bixiyey shirka ayaa bilaabay inuu shirkii ku caytamo kuna hadaaqo ereyo ay ka mid ahaayeen “Rubish, Be quiet” taasoo dadkii meesha fadhiyey ku noqotay afkalaqaad maadaama masraxa iyo magaca uu meesha ku galay iyo sida uu hadlayo aanay ahayn wax isu dhigma haba yaraatee.
Hadaba waxaanu u helay fursad in aanu waraysi la yeelano Saleebaan Xaaji-Maxamed Samatar, oo ku magac dheer (Saleebaan Wejixaad) oo shirkaas ku bahdilay Siil-aanyo ilaa uu kacaytamay. Saleebaan ayaa shabakda Allssc.com si tafatiran uga warbixiyey sidii wax uga dheceen shirkaas.
Halkan Hoose ka Daawo oo Dhegeyso Waraysigii Saleebaan Waji Xaad oo aan inaba caadi ahayn
http://allssc.com/61371-2/
HALKAN HOOSE KA DAAWO SHIRKII SIILAANYO KU CEEBOOBAY. FADLAN DAAWO QAYBTA DANBE EE SHIRKA OO AH MEESHA CEEBTU KA RAACDAY.
WAXAA XUSID MUDAN IN SHIRKAN LACAGTA BADANI KAGA BAXDAY JABHADA SNM AANAY WARBAAHINTA SNM HABA YARAATEE AYSAN USOO GUDBIN DADKA AY BEENTA U SHEEGAAN MAADAAMA AY FADEEXADI KAGA DHACDAY.
http://allssc.com/61377-2/
Allssc@allssc.com
Gudoonka Gaolaha Baarlamanka Oo Laaluush Ku Qaatay Is Hortaaga Mooshinka Lagaga Doodi Lahaa Heshiiskii SNM Iyo Culusow Ee Turkiga Ka Dhacay (Daawo Xildhibaanimoy Xaal Qaado).
Allssc(Mogadishu) Kadib markii la doortay baarlamaan rasmi ah oo ay leedahay umada Soomaaliyeed, sida lasoo weiyeyna ay u badnaayeen dad aqoon lagu tuhmayey ayaa waxaa lays lahaa waa baarlamaankii Soomaaliya ka saasi lahaa dhibaatada. Xisaabtana la samayn lahaa dowlada. Hase yeeshee markii ay soo if baxday heshiis ku sheegii jabhada SNM iyo madaxweyne culusow ku shexmaray wadanka Turkiga ayaa waxaa soo if baxday in baarlamaanka hada joogaa uu baro dheeraystay kii k horeeyey ee ku meel gaadhka ahaa.
Baarlamaanka oo uu ugu horeeyo hogaankiisa ayaa lasoo werinayaa inay heshiis hoosaad la galeen Culusow laaluush xad dhaaf ahana ku qaateen sidii loo joojin lahaa mooshinka lagaga doodi lahaa heshiiskii lidiga ku ahaa midnimada Soomaaliyeed ee dhowwaan hogaanka SNM iyo Culusow ku yeesheen magaalda Ankara ee wadanka Turkiga. Heshiiskan oo loo bixiyey Iririsim Ankara Accord ayaa Soomliya u eg mid ku celinaya colaadii iyo qabiilkii ay kusoo daashay ee mudada 22ka sano ah rigaadiyey.
Waxaad halkan hoose ka daawataa hees halku dhegeeda la yiraahdo “Xildhibaanimoy Xaal Qaado”" Oo ay kooxda Qaylodhaan u qaadeen baarlamaanka Soomaaliaya oo ku sifoobay Laaluush iyo Qabiil. Ereyada heesta waxaa ka mida ” Ilaa ay laaluush Xaabsadaan Xukun Ma Gooyaane. Xarbigu Inuu Sii Socday Rabaan Tan Iyo Xiixaaye” “Qaraan Xilkaba Qaadi Karin Yaa Baa Lasoo Xulaye”"
Halkan Hoose Ka Daawo
Dhegeyso Maansadii “Dundumo” Oo Loo Tiriyey Horgalayaasha SNM Iyo Xaabadooda
Allssc: Abwaan Xaamud Maasheeye ayaa wuxuu dhowaan shabakada Allssc soo gaadhsiiyey, maaso uu ugu magac daray “Dudumo” oo midhaheeda markaan dhegaysato si aada uga turjumaya Horgalayaasha SNM ee sida tooska iyo sida dadbanba ula shaqeeya jabhada qabiilku madax maray ee SNM. Horgolayaashan oo isugu jira kuwa qadiima kuwo ka digo rogtay balse hoosta kala shaqaysta iyo kuwo dhowaanahan busaarad iyo xin u galay. Hadaba halkan .
Halkan Hoose Ka Dhagayso
http://allssc.com/59971-2/
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Sheekha Jabhada SNM Aadan Sire “Siiro” OO Khudbadii Jimcaha Ku Aflagaadeeyey, Midnimada Somaaliya, Dowladaha Turkiga Iyo Masar (Cajiib Sheekhow, Horaa loo yidhi Fiqi Tolkii Kama Jana Tago) Diintana Waa Goosanaynaa Baa Ku Xigta(Dhegeyso Cod)
Allss(Somalia) Sheekh ku sheega kitaabada u fasira jabhada SNM ee loo yaqaan aadan sire isuna yaqaan Aadan siiro  ayaa khudbadii jimcaha kusoo qaatay siyaasada Soomaaliya. Aadan (sire) ayaa Khubadiisii  maanta shacabka gobolada waqooyi ee dhegaysanayey ku geliyey nacayb iyo qabyaalad inay ka cararaan walaalhooda Soomaaliyeed. Ninkan cimaamada sharka u xidhay ayaa u sheegay shacabka gobolada waqooyi Galbeed iyo togdheer ee Soomaaliya inaan lagu taageerin maamulka Siilaanyo hadii ay heshiis la galaan dowlada Soomaaliya. Aadan Siiro  ayaa midnimada Soomaaliya ku sheegay “koontarabaan” ama “Illegal”, wuxuu kaloo raaciyadiisa ku yidhi “”sodonka sano ee soo socda Xamar waxba kama soo socdaan” taasoo uu u rajaynayo koofurta Soomaaliya inaysan dhibkay ku jirto kabixin, inkastoo uu duco jilicsan ka hor mariyey.
Sidii caadada u ahayd qabqablayaasha SNM ee aadka ugu farxi jirey colaada iyo dhibaatada koonfurta Soomaaliya ayuu Aadan (sire) ku xasuusiyey dadkii cibaadada masaajidka u yimi in Kismaayo belaayo ka taagan tahay koofurtana aan faa’iido laga keenayan.
Fadalan Halkan hoose ka dhegayso Khudbadii Hogaamiyaha Ruuxiga ee Jabhada SNM, Qudbada si fiican u dhuux welibana qaybta danbe dhegeyso si add u fahanto u jeedada dhabta ah ee uu magaca Eebe iyo kan rasuulkiisaba uu ugu isticmaalayo cuqdada, xiqdiga iyo kala kaxaynta umada Soomaaliyeed iyo muslimka guud ahaanba. (Subxaana Laah).
allssc@allssc.com
<embed type="application/x-shockwave-flash" src="http://prac-gadget.googlecode.com/svn/branches/google-audio-step.swf" quality="best" flashvars="audioUrl=http://allssc.com/wp-content/uploads/2013/04/KhudbadiiSiiroApr05.mp3"  width="500" height="27"></embed>
Jabhad Beledka SNM Oo Bilowdey Inay Masjidadii Alle Ugu Magacdarto”Masjid Mujahid Silaanyo” Iyo Wax Aan Taariikhda Somaliyed Wali Hore Loogu Arag.(Akhriso Warbixin)
Ber-bera(Allssc)- Maamulka Jabhad Beeleedka SNM oo in mudo ahba ahaa maamul taag daran isla markaana ay ku kala baxeen beelaha dega gobolada Hargeisa iyo Burco riyada been abuurka ah ee mudooyin sanado ah lagu mashquulin jirey shacabka.
Ayaa waxa hada bilaabmey in maamulka Jabhad beeleedka SNM ay bilowdey mashruucyo cusub oo ay damacsan tahay inay dib ugu soo celiso shacabkeeda Rayadii ay ka kaceen, Kadib markii ay soo waayeen wax Ictiraafa oo ay ka helaan wadamada Caalamka,Iyadoo markii ugu danbeysay Ictiraaf ay Jabahad beeleedka SNM hesho ay ugu danbeysay Yucuuda”Isreal” inay u doonteen Ictiraaf.
Hadaba maamulka Taagta daran ee uu ka arimo”Siilaanyo” Ayaa dhawaanahan naf bidayay siyaasadiisii halkii ugu danbeysay oo uu Siilaanyo isyiraahdo waad ku kasban kartaa fikirka beelaha dega Hargeisa iyo Burco.
Iyadoo dhawaan laga dhisey Masjid labo dabaq ah gudaha dekeda Ber-bera Masjidkaasi oo loogu tala galay inay ku tukedaan shaqaalaha dekedaasi.
Ayaa waxa dhacdo layaab leh ku noqotey umada Islaamka ah ee ku dhaqan magaaladaasi, Kadib markii maamulka Taagta daran ee uu ka arimo gacan ku dhiigle”Siilanyo” uu la yimid in loo bixiyo Masjidkaasi“Masjid Mujahid Siilaanyo” Tani oo yaab iyo amakaag ku noqotey shaqaalihii dekedaasi iyo dhamaanba umadii islaamka ahaa ee ku dhaqnaa magaaladaaasi.
Iyadoo arinkani yahay mid aan hore uga dhicin gudaha dalka Somalia isla markaana aanay sheegeynin taariikh umada Somaliyeed Masjid kaliya oo loogu magac daray xataa Ragii dhaliyey xornimada Umada Somaliyeed tan iyo Wakhtigii Gumeystaha.
Horeyna aysan gudaha wadanka uga dhicin dhacdadani oo kale, Maantana laga soo tabiyey in maamulka taagta daran ee Jabhad Beeleedka SNM uu bilaabey in Masjidyadii ahaa Beydka Alle in loo bixiyo”Masjid Mujaahid Siilanyo”
Sidoo kale Arinkan ayaa ah mid yaab ku noqonaya Hawl Wadeenada Warbaahinta Allssc iyo Dhamaanba shacabka Somaliyeed, Yadoo Arinkani muujinayo halka ay mareyso taagdarida Siyaadii maamulka uu gadhhayaha u yahay Axmed Siilaanyo, Yadoo kifirkani Masjidada Alle lagu caabudayo loogu magacdaryo Siilanyo ay tahay mid uu gacan ku dhiigle Siilanyo Kalsooni kaga raadsanayo shacabka Waqooyi ee ka baxsan beesha Haberjeclo.
Hadaba waxaa yaableh isla markaana ah wax lagu qudro qaato,
Yaa Mujaahid ah? Yaase lagu Jihaadaa? Siilaanyo ma dhiman waa nool yahay ! Yuu ku jihaadey oo laayey?
Suaalahani markaad jawaabtooda ka raadisid maskax degan, Waxaa kuu soo baxaysa in Axmed Siilanyo yahay Gacan ku Dhiigle Isla mar ahaantaana uu laayahya Umad Islaama oo Umad Somaliyeed ah, Ileen waa laga war hayaa oo Pakistaan iyo Afgaanistaan Jihaad Dagaal kuma soo galine.
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
Ber-bera,Somalia
Tuugo Dhac Ugeysatey Cisbitaalka Dhexe Ee Magaalada Buuhoodle+Maamulka Cisbitaalka Oo Uga Warbixinaya, Kana Siiyey Wareysi Shabakada Allssc.com(Sawiro+Wareysi)
Buuhoodle(Allssc)-Muqaalka Cisbitaalka dhexe ee magaalada Buuhoodle ayaa u muuqanaya mid aan haysan wax daryeel la’aan ah sidoo kalena ay ku yaraadeen Daawooyinkii yaaley Cisbitaalkaasi, Kadib markii loo geeystey dhac iyo bililiqo Store ka guud ee Cisbitaalkani Dhexe ee magaalada Buuhoodle.
Shabakada Allssc oo booqasho ku aadey Cisbitaalka Dhexe kana warheshay Dac iyo Bililiqo loo geeystey cisbitaalka dhexe ee magaalada Buuhoodle ayaa waxaa wareysi gaar ah siiyey Insha Warbaahinta Deg Dega Ah Ee Allssc.com,
Maamulaha guud ee cisbitaalkani Dr. ”Cali Xukun” oo isagu ka warbixinaya daryeel la’aanta haysata cisbitaalkani iyo sidoo kale dhaca loo geeystey Store ka Cisbitaalkani Dhexe Ee Magaalada Buuhoodle sidoo kale Cadadka Tirada Bukaanka ah ee jiifa cisbitaalkani.
Sidoo kale Dr.Cali Xukun ayaa uga waramey warbaahintani Allssc in ay jirto dhac loo geystey cisbitaalkani yadoo Dr.Cali Xukun uu noo sheegay in Tuugo usoo dhacdey Store ka guud ee Cisbitaalkani ay daawooyinku u yaaleen isla markaana la bililiqeystey Daawooyinkii yaaley store kaasi.
Dhanka kale mar aanu wax ka weydiiney Dr. Cali Xukun oo ah maamulaha Cisbitaalkani ayaa noo sheegay in ay jiifaan cisbitaalka dhexe ee magaaladani Buuhoodle bukaan aad u fara badan oo ay ka mid yihiin dhaawacyo culculus oo kasoo hadhey dadkii ku waxyeeloobay dagaaladii Kalshaale,Hagoogane iyo Maygaagle.
Iyadoo Dr.Cali Xukun, uu baaq fariineed usoo mariyey isha warbaahintani deg deg ah ee Allssc dhamaanba shacabka reer Khaatumo State ee ku kala dhaqan dal iyo dibad ba inay gacan ka geystaan Tabaruucida Cisbitaalkani iyo Bukaanka dhex jiifaa.
Kadib markii dhac tuugo u geysatey Cisbitaalka iyo daawooyinkii yaaley ee ugu jirey Store guud ee Cisbitaalka Dhexe ee Magaaladani Buuhoodle Isla markaana ay dhex jiifaan cistitaalkani bukaan aad u tiro badan.
Isku soo wadaduuboo muuqaalka Cisbitaalkani Dhexe Ee Magaalada Buuhoodle, Ayay kaaga muuqaneysaa xaalad Daryeel la’aan Xag;- Dhisme,Dhaqaale,Daawooyin,Qalab Yadoo ay badan tahay baahiyaha ka muuqanaya Cisbitaalkani Dhexe Ee Magaaladani Buuhoodle.
Yadoo uu Warbitani naga siiyey Cisbitaalka Dhexe ee magaaladani buuhoodle kadib markii aanu booqasho ku tagney soona indho indheyney xaalada guud Cisbitaalkani isla markaana wareysi la yeelaney maamulaha Cisbitaalkani Dr.Cali Xukun”
Hadaba Hoos Ka Daawo Sawiro Qeybka Ah Booqashadani Sidoo Kalena Hoos Ka Dhageyso Codka Ama Wareysiga Aan Idiinka Soo Diyaariney Xaaladani Cusub Ee Ku Timid Cisbitaalka Dhexe Ee Magaalada Buuhoodle.
Allssc News Desk”Office”
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
002522-447-1386
Buuhoodle G/Cayn.
Halkan Hoose Ka Dhagayso Waraysigii Dr. Cali Xudun
Why is the People of Khaatumo State Alone For The Nobel Cause of Somali Unity?
Buuhoodle(Allssc)-Holding the Khaatumo-2 conference in Taleex was not accidental but carefully considered and a well planed choice. As most Somalis know, the historic city of Taleex was the Capitol of the Darwish liberation forces led by Sayid Mohamed Abdullah Hassan until it was bombed and destroyed by the British Royal Air Forces in 1920. Ninety-one years later, Taleex witnessed another historic moment and became the rebirth place of Somali unity and the people of Khatumo State once again are proud to find that the unity blood-cell in their DNA is still alive and active. I am not going to spend more time on the history of Darawish and their struggle against the old colonial powers such as Britain, Italy and Abyssinia because the history tells itself.
The autonomous Khatumo State of Somalia that was recently established in Taleex for the people of SSC regions in particular and most importantly for foothold of Somali unity in general, was the outcome of the conference. The people of SSC not only strongly believe in Greater Somalia with its full territorial integrity but they also bled for it and lost their beloved sons and daughters for what they hold dear: free and united Somalia.
However, the creation of Khatumo State was not only finding a small regional administration for SSC but also to have a bigger stake or more say in defending the nation’s territorial integrity from the secessionist ideology and forces at the international stages such as the UN, EGAD, AU, Arab League and other governmental and non-governmental organizations.
Sadly, while Khaatumo State and its residents are putting their lives and properties on the line and suffering from loss of lives for this noble cause of Somali unity, the Somalis from the other regions of the country are just sitting and watching quietly! I wonder what is holding them back. Why the rest of Somalis who share this value of unity and Greater Somalia are not doing anything or at least not showing any form of support and solidarity with their fellow unionists of Khartumo ?
“Daawanaayow Waa Dalkaagii”
Where are the other patriotic Somalia citizens? Where are the Somali intellectuals, academics, religious leaders, civic leaders, students and youths? Even the Transitional Federal Government has failed time and again to at least criticize the secessionist’s repeated incursions against Buuhoodle residents who are devoted supporters of the TFG and its leaders. Even though it isn’t an option for Khatumo and its people to be satisfied with less than a united Somalia, one could imagine God forbid though, if Khatumo State agrees the secessionist with their ill-fated separatist ideology and accepts the dismemberment of the North from the South. I believe because of the strategic location of this region (Khatumo), the interest of the historic Somali enemies and most importantly the current situation of Somalia, it wouldn’t take that long for the separatist to secure the full recognition of the sovereignty that they were seeking for the last twenty years.
Finally, the silence of Somali-Weyn worries SSC brothers and sisters because they alone are not enough to defend our beloved Somalia from the division and the destruction that separatists are advocating day and night tirelessly. Therefore, I’m appealing to my patriotic fellow Somalis, men and women, and urging them to think for a moment of Somali unity and the danger that it faces today and to show support of any kind for those who not only rejected the idea of dividing the country but vowed to fight and die for its unity, and loudly and clearly said “over our dead body” for Somali division.
Defending this noble cause is an obligation on every Somali no matter what region you were born in, what tribe you belong to or what place you’re living in, because after all we are all Somalis and Somalia is for Somalis, (somaliya soomali baa leh). So, if you believe in Somali unity deep in your heart, let your fellow Reer-Khaatumo hear your voice and have your support now! Soomaliya Hanoolaato.
Khadar Ahmednoor Boss.
khadarnoor@yahoo.com
Allssc News Desk”Office”
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
Buuhodle G/ Cayn
Tahniyad Dhalasho:-Mudane:Fuaad Maxamed Cawad Iyo Marwo:Suleekha Malyuun Maxamed Nuuryare, Oo Dhawaan Wiil Ugu Dhashay Wadanka Finland, Wiilkas Oo Lo Bixiyey”Luqman”
Buuhoodle(Allssc)-Waxaanu halkan ka gudbineynaa anagoo kala ah Asxaabta iyo Qaraabada sidoo kale Ehelka lamaanahan dhawaan wiilki ugu dhashay wadanka Finland 15/2/2013 ee kala ah;Aabe Fuad Maxamed Cawad Iyo Hooyo Suleekha Malyuun Maxamed Nuuryare.
Wiilkaas yare ee u dhashay oo loo bixiyey”Luqmaan Fauaad Maxamed Cawad’ waxaanu halkan Tahniyada Dhalashada uga direynaa Boqorka Iyo Boqorada wiilkan yari u dhashay taariikhdu markey ahayd 15/2/2013. Wadanka Finland
Anagoo kala sida tan:-
1.Najma Fuaad Maxamed Cawad.
2.Kaltuun Fuaad Maxamed Cawad.
3.Juweeriya Fuaad Maxamed Cawad.
4.Hooyo Xiis Xasan Colujog.
5.Xamda Cabdirasaaq Horufadhi.
6.Huda Cabdirasaaq Horufadhi.
7.Maxamed Cabdillaahi Axmed.
8.Siraad Xasan Colujoog.
9.Maxamed Cabdirisaaq Horufadhi.
10.Aamina Barkhadle
11.Cabdillaahi Xasan Colujoog.
12.Shaal Xasan Colujoog.
Dhamaanba dadkan oo ku kala sugan dalka iyo dibadba waxay halkan uga gudbinayaan lamaanahani wiilku ugu dhashay wadanka Finland Tahniyad Dhalasho oo kal iyo Laab ah, Yadoo Liska Tahniyadani Iskugu Jirto Ehel,Qaraabo iyo Asxaab waxayna dhamaan leeyihiin Hambalyo Hambalyo.
Illaahay ha ka dhigo Luqmaan yare kii anfaca Dalkiisa,Diintiisa iyo Dadkiisa Aamiin Aaamin Aamin
Sidoo kale hadaanu nahay anaguna bahda Warbaahinta Shabarada Wararka Allssc.com Dhamaanba Hawl Wadeenada Warbaahintani Waxaanu Anana U Direynaa Lamaanahan Wiilku u Dhashay Tahniyad La Midan Tan; Hambalyo Hambalyo.
Allssc News Desk”Office”
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
002522-447-1386
Buuhoodle G/Cayn