Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey
Category archives for: taariikh

Culusow Oo Sidii Lagu Yaqiin Jabhada SNM Gooni Ula Baxay Shir Soomliweyn Kusoo Dhoweynaysay (Daawo Ina Cali Waraabe Iyo Foosiyo SNM Iyo Culusow Oo Loo Kala Baxay)

Waraabe iyo culusow

Allssc: Shir dhowaan taageerayaasha culusow ugu sameeyeen magaalada Birmingham ee wadanaka Ingiriiska, ayaa waxaa ay haweeynayda ugu magacaaban Wasiirka arimaha dibeda Foosiya Xaaji Aadan oo intaanay dhowaan u soo shaqotegin magaalada Muqdisho ka ahayd madax xisbiga NDB ee u tartamayey xukunka ugu sareeya ee maamulka SNM. Haweenayadan iyo taageerayaasha Culusow ayaa ka shaqeeyey in ina [...]

Saleebaaan Wejixaad Oo Waraysi Ka Bixiyey Shirkii Atlantic Counsel Ee Siil-aanyo Ku Ceeboobay Kuna Caytamay ” Rubish, Be Quiet, ” (Dhegeyso)

ss

Allssc(USA) Dhowaan ayay ahayd markii ay Saleebaan Wejixaad iyo Foosiyo Xaaji oo labaduba u dhashay Khaatumo State of Somalia ay ka qayb galeen shirkii ay Atlantic Counsel ay u qabayet jabhada SNM hogaankeeds oo uu hor kacayo Siil-aanyo. Saleebaan iyo Foosiya ayaa labaduba halakaas ka hadlay Mikrofoonkana intay inay su’aal weydiiyaan u qaateen balse su’aalahoodii [...]

Gudoonka Gaolaha Baarlamanka Oo Laaluush Ku Qaatay Is Hortaaga Mooshinka Lagaga Doodi Lahaa Heshiiskii SNM Iyo Culusow Ee Turkiga Ka Dhacay (Daawo Xildhibaanimoy Xaal Qaado).

IRIRISIM ANKARA ACCORD

Allssc(Mogadishu) Kadib markii la doortay baarlamaan rasmi ah oo ay leedahay umada Soomaaliyeed, sida lasoo weiyeyna ay u badnaayeen dad aqoon lagu tuhmayey ayaa waxaa lays lahaa waa baarlamaankii Soomaaliya ka saasi lahaa dhibaatada. Xisaabtana la samayn lahaa dowlada. Hase yeeshee markii ay soo if baxday heshiis ku sheegii jabhada SNM iyo madaxweyne culusow ku [...]

Dhegeyso Maansadii “Dundumo” Oo Loo Tiriyey Horgalayaasha SNM Iyo Xaabadooda

Godob-Sokeeye-list

Allssc: Abwaan Xaamud Maasheeye ayaa wuxuu dhowaan shabakada Allssc soo gaadhsiiyey, maaso uu ugu magac daray “Dudumo” oo midhaheeda markaan dhegaysato si aada uga turjumaya Horgalayaasha SNM ee sida tooska iyo sida dadbanba ula shaqeeya jabhada qabiilku madax maray ee SNM. Horgolayaashan oo isugu jira kuwa qadiima kuwo ka digo rogtay balse hoosta kala shaqaysta [...]

Sheekha Jabhada SNM Aadan Sire “Siiro” OO Khudbadii Jimcaha Ku Aflagaadeeyey, Midnimada Somaaliya, Dowladaha Turkiga Iyo Masar (Cajiib Sheekhow, Horaa loo yidhi Fiqi Tolkii Kama Jana Tago) Diintana Waa Goosanaynaa Baa Ku Xigta(Dhegeyso Cod)

Shaydaan  Aadan Siiro1

Allss(Somalia) Sheekh ku sheega kitaabada u fasira jabhada SNM ee loo yaqaan aadan sire isuna yaqaan Aadan siiro ayaa khudbadii jimcaha kusoo qaatay siyaasada Soomaaliya. Aadan (sire) ayaa Khubadiisii maanta shacabka gobolada waqooyi ee dhegaysanayey ku geliyey nacayb iyo qabyaalad inay ka cararaan walaalhooda Soomaaliyeed. Ninkan cimaamada sharka u xidhay ayaa u sheegay shacabka gobolada [...]

Jabhad Beledka SNM Oo Bilowdey Inay Masjidadii Alle Ugu Magacdarto”Masjid Mujahid Silaanyo” Iyo Wax Aan Taariikhda Somaliyed Wali Hore Loogu Arag.(Akhriso Warbixin)

ber

Ber-bera(Allssc)- Maamulka Jabhad Beeleedka SNM oo in mudo ahba ahaa maamul taag daran isla markaana ay ku kala baxeen beelaha dega gobolada Hargeisa iyo Burco riyada been abuurka ah ee mudooyin sanado ah lagu mashquulin jirey shacabka. Ayaa waxa hada bilaabmey in maamulka Jabhad beeleedka SNM ay bilowdey mashruucyo cusub oo ay damacsan tahay inay [...]

Tuugo Dhac Ugeysatey Cisbitaalka Dhexe Ee Magaalada Buuhoodle+Maamulka Cisbitaalka Oo Uga Warbixinaya, Kana Siiyey Wareysi Shabakada Allssc.com(Sawiro+Wareysi)

15

Buuhoodle(Allssc)-Muqaalka Cisbitaalka dhexe ee magaalada Buuhoodle ayaa u muuqanaya mid aan haysan wax daryeel la’aan ah sidoo kalena ay ku yaraadeen Daawooyinkii yaaley Cisbitaalkaasi, Kadib markii loo geeystey dhac iyo bililiqo Store ka guud ee Cisbitaalkani Dhexe ee magaalada Buuhoodle. Shabakada Allssc oo booqasho ku aadey Cisbitaalka Dhexe kana warheshay Dac iyo Bililiqo loo geeystey [...]

Why is the People of Khaatumo State Alone For The Nobel Cause of Somali Unity?

Khaatumo2

Buuhoodle(Allssc)-Holding the Khaatumo-2 conference in Taleex was not accidental but carefully considered and a well planed choice. As most Somalis know, the historic city of Taleex was the Capitol of the Darwish liberation forces led by Sayid Mohamed Abdullah Hassan until it was bombed and destroyed by the British Royal Air Forces in 1920. Ninety-one [...]

Tahniyad Dhalasho:-Mudane:Fuaad Maxamed Cawad Iyo Marwo:Suleekha Malyuun Maxamed Nuuryare, Oo Dhawaan Wiil Ugu Dhashay Wadanka Finland, Wiilkas Oo Lo Bixiyey”Luqman”

tahniyad1

Buuhoodle(Allssc)-Waxaanu halkan ka gudbineynaa anagoo kala ah Asxaabta iyo Qaraabada sidoo kale Ehelka lamaanahan dhawaan wiilki ugu dhashay wadanka Finland 15/2/2013 ee kala ah;Aabe Fuad Maxamed Cawad Iyo Hooyo Suleekha Malyuun Maxamed Nuuryare. Wiilkaas yare ee u dhashay oo loo bixiyey”Luqmaan Fauaad Maxamed Cawad’ waxaanu halkan Tahniyada Dhalashada uga direynaa Boqorka Iyo Boqorada wiilkan yari u [...]

Fadlan Caawi:- Dhibane Kayse Yuusuf Jinac, Oo In Mudo Ah Xanuuno Kala Gadisan La Liitey Gudaha Magaalada Buuhoodle.

Kayse Y Jinac

Kayse Yuusuf Jinac, Waa dhibane in mudo ah la liitey Xanuuno kala duwan, Isla markaana xaaladiisa caafimaad tahay mid liidata. Dhibanahan oo aan haysan wax dareyeela isla mar ahaantaana la liita xanuunadan oo kala ah” Macaan,Dhiigkar, Faalig” Yadoo ay jirto in aan waxba lagaga qaban karin xanuunadan gudaha deegaankan Buuhoodle ee dhulbahante ciideed. Ayaa waxaa u sii [...]

Photo Gallery