Buuhoodle(Allssc)-Holding the Khaatumo-2 conference in Taleex was not accidental but carefully considered and a well planed choice. As most Somalis know, the historic city of Taleex was the Capitol of the Darwish liberation forces led by Sayid Mohamed Abdullah Hassan until it was bombed and destroyed by the British Royal Air Forces in 1920. Ninety-one [...]
Allssc(MN) Waxaanu markale halkan idiinku soo gudbinaynaa heesta cusub ee lagu magacaabo “Calanka Kahaatumow Ha Dhicin” oo uu midhaheeda leeyahay abwaan Cabdisalam Cali Saleebaan Najax ayna si talantaali ah ugu luuqaynayanaan hobolada magaalada Minneapolis, MN. Heestan oo loo qiray inay tahay heesta sanadka ayaan idin leenahay nala daawada.
Allsssc: Waxgaradka reer Awdal ayaa aad uga xumaaday gumaadkii maryacalasta SNM ee tooska uga amar qaata Sirqay Siil-aanyo u geysteen dhalinyaradii sida nabadgelyadu ku jirto ka mudaharaadayey dhaca iyo boobka ay beesha Isaaq iyo Ciise u heshiiyeen bulshada nabada jecel ee ree Awdal ayna damceen ianay hadh cad ka bililiqaystaan dhulkooda iyagoo ugu gabanaya doorasho [...]
Allssc.com- Iyadoo Aynu Kusoo Dhexjirnay baahinta Silsilada Gabayada Cusub ee Lamagac Baxday Garnaqsi Isla markaana Aanu Horay Ubaahinaya Labadii Gabay Ee U horeeyay. Ayaanu Caawa Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Gabaygii 4aad ee Sil Silada Cusub & Abwaan Dar dartiisa wata oo kusoo Biiray. ((Halkan Ka Dheeho Gabayga & Kuwii Horaba)) Allssc@Allssc.com
Dec 25 2012 | Posted in
Suugaanta,
Wararka |
Read More »
Allssc.com- Iyadoo Aynu Kusoo Dhexjirnay baahinta Silsilada Gabayada Cusub ee Lamagac Baxday Garnaqsi Isla markaana Aanu Horay Ubaahinaya Labadii Gabay Ee U horeeyay. Ayaanu Caawa Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Gabaygii Sadexaad ee Sil Silada Cusub & Abwaan Dar dartiisa wata oo kusoo Biiray. ((Halkan Ka Dheeho Gabayga & Kuwii Horaba)) Allssc@allssc.com
Dec 23 2012 | Posted in
Suugaanta,
Wararka |
Read More »
Buuhoodle(Allssc)-Wariye Faysal Axmed Kaarshe oo ka hawl gala warbaahinta Khaatumo ayaa wareysi khadka Tellphone ka ah la yeeshay, Wasiirka Difaaca iyo Amniga ee maamulka Khaatumo State, Wasiirka oo hada ku sugan duleedka jiida hore ee magaalada Xudun-aaga ay isku horfadhiyaan Ciidamda Maamulka Xaqudirirka ah ee Khaatumo State Of Somalia iyo ciidamada Jabhada SNM. Hadaba Wareysiga [...]
Dec 21 2012 | Posted in
Suugaanta |
Read More »
Allssc- Iyadoo Habeenimada Xalay Ay Si Rasmi ah Ubilaabatay Sil Silad Cusub oo Gabayo Ha Taas oo Ay Isugu jawaabi Doonaan Abwaaniin kala Gedisan, isla markaana Ay is Joogta ah u baahinayso Shabakada Wararka ee Kalshaale.com. Ayaa Waxaa Caawa Soo Baxay Gabaygii Labaad ee Sil Silaadas Looguna Jawaabayo Abwaankiin Bilaabay Sil Siladaani. Gaashaanka khaatumo iyo [...]
Dec 21 2012 | Posted in
Suugaanta,
Wararka |
Read More »
Waxaa Dhamaan Shacabwaynaha Soomaaliyeed ee jecel Suugaanta Dhaxal galka ah La’ ogaysiinayaa Inay Bilaabatay Sil silad Cusub oo Gabayo Dhinacyo badan ah, Isla markaana Laysugu Jawaabayo. Silsiladan Garnaqsi Iyo Gabayadan Cusub ayaa Waxaa Si Joogta ah ubaahin Doonta Shabkada Wararka ee www.kalshaale.com. Waxayna Caawa Idiin Soo Gudbinaysaa + Warbixin Hordhac ah & gabaygii Uhoreeay. Gebiyada [...]
Dec 20 2012 | Posted in
Suugaanta,
Wararka |
Read More »
Allssc(MN) Abwaanada weyn ee Safiya Cabdilaahi laguna naanayso (Hawo-Sagal) ayaa sidaad uga barteen usoo gudbisay shacabka Khaatumo gabay tusaale iyo guubaabo ah oo loogu magac daray “Gaajadaa Inooga Roon Inaan Gumownaaye”. Gabaygan oo xambaarsan murti aad u qotodheer ayaanu idin leenahay nala dhegeysta. Halkan Hoose Ka Dhagayso Halkan Ka Dhagayso Allssc@allssc.com
Digshineeri waa tix gabay ah oo ka hadlaysa arrimaha ka jira gobollada khaatumo sate of somalia kuwii u dambeeyey. waxaan ku hal qabsaday axmed cabdiqaadir jabaan[axmed darwiish] akhris wacan 1 axmedoow dabuub gabay markii la iga doonaayo 2 dadka wawgu roonahay inay duxiga maalaane 3 teeriyo dagaalkii hayaa duubka lay xidhaye 4 waataan dawaariga ahaa sida darwiishkiiye 5 [...]
Oct 10 2012 | Posted in
Suugaanta,
Wararka |
Read More »