Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey » Khatumo2
Dhageyso; Kulankii Balaadhnaa Ee Saaka Ay Iskugu Yimaadeen Dhalinta Gobolka Cayn Iyo U Diyaar Garoowga Ololaha Maalinta Nadaafada Gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn 18 May 2013.(Dhageysi Haboon)
Buuhoodle(Allssc)-Xuska maalinta qashin qubka gudaha deegaanada Sool,Sanaag Iyo Cayn ee maamulka Khaatumo State Of Somalia 18 may 2013.
Oo ay olole balaadhan ugu jiraan dhalinyarada ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle ee xarunta u ah gobolkani Cayn.
Kulan balaadhan oo saaka subaxnimadii iskugu yimaadeen dhalinyarada maamulka Khaatumo State ee ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle ayay dhalintani ku dhawaaqeen sidii wadajir looga qeyb qaadan lahaa xuska maalinta nadaafada ee gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn ee maamulka Khaatumo State Of Somalia oo dhawaan fooda inagu soo haysa 18 may 2013.
Kulankan ay iskugu yimaadeen dhalinyaradani maamulka Khaatumo State ee ku sugan gudaha magaaladani Buuhoodle ayaa wacyi galin ugu jira sidii dhamaan bulsho-weynta reer Khaatumo State ay uga qeyb qaadan lahaayeen maalinta qashin qubka gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn ee 18 May 2013 oo todobaadadan soo socdka inagu soo food leh.
Halkan Ka Dhageyso
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
Buuhoodle G/Cayn.
Xuska Maalinta Qashinka 18 May Oo Ka Soconaya Guud Ahaan Deeganada Khaatumo State
Laascaanood(Allssc): Dhamaan Shacabka Reer Khaatumo waxaa lagu wargalinayaa in ay si weyn u socoto qaban qaabadda Xuska Maalinka Nadaafadda Khaatumo loo Asteeyey ee 18 May oo sanad kastaba la xuso inta iyo wixii ka danbeeyey sanadkii 2005, haddaba qaban qaabadda waxa ay ka socotaa guud ahaan deegaandda Khaatumo Degmo kasta waxaana si xushmad leh looga codsanayaa umadda khaatumo in ay ka qayb galaan.
Hadaba wixii xuskan ku taageeraya talo iyo dhaqaale iyo waliba xoog waa la soo dhaweynayaa waana hawl iskaa wax u qabso u ah Umadda Gobaladda SSC sidas darteed waxaa loo baahan yahay si aynu si midaysan iskula jaan qaado in gudidda hawshan xilsaana aynu la xidhiidhno kuwaas oo Meelkastaba ku leh Gudi hooseedyo hawshan u qabta
Gudoomiyaha Guddi Qaban qaabadda Maalinka Nadaafadda waa Muhindiskii maalinkaas
Dr Garyaqaan Cabdirashiid Barkhadle Warsame
0025224497546
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Deg Deg: Maxaa Jabhada SNM Iyo Xassan Culusow Loogu Yeedhay Dalka Turkey ? Maxay Tahay Qorshaha Heshiiseed Ee Turkey Iyo U.K ? Shirqool Intee Le’eg Ayaa Lagu Wadaa Deeganada Khaatumo (Dhagayso).
London(Allssc):  Dood ku saabsan Su’aalaha aanu Qoraalkayagan uga dhignay ayaa waxaa wadaagaya Eng: Idiris Xassan Farax, Prof: Qamar Hashim, Prof Xildhibaan Cumar Dalxa. Aqoonyahanadan ayaa iyagu iftiimiyay sababaha iyo siyaabaha loo rabi in Dalka Somalia loo boobo Qasatan Badiisa qaybaha ugu muhiimsan ee lagu sheegay Macdanta iyo Saliidaha ee ku jira.
Sidoo kale Meelaha diiradu u saarantahay Dowlada U.K iyo Turkey oo isagu wata magac Islam gabaadna ay kasoo dhigteen Gumaystayaashii hore kuwaas oo ku haliilaya inay Faaruqiyaan Deegaanda lagu sheegay Khayraadka ee ay leedahay Dlaka Somalia khasatan Deegaanka Khaatumo State, Aqoonyahanadan oo iyagu u dhuun daloola Heshiiskan ugu danbeeyay ee Dalka Turkey ee ay wada galeen Xassan Culusow iyo  Jabahda SNM ayaa ay Aqoon yahanadu sababeeyeen halka ay raadka ku leedahay, waxaadna si faah fahsan uga bogon doontaan Doodan.
Halkan Hoose Ka Dhaygaso
Hlkan Hoose Ka Eeg  Saxiixii Xassan Culusow Ugu Wareejinayay Bada Somalia
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Deg Deg: Xassan Culusow Muuse Oo Muqdisho Kasoo Weeraray C/raxman Faroole Iyo Budhcad Badeediisa (Daawo Maqal Muuqaal).
Muqdisho(Allssc): Xassan Culusow Muuse  oo dhowaan uu C/raxman faroole kuso dhoweeyay Fadeexad furan ayaa markii uu ku laabtay Muqdisho Weerar Dublamaasiyadeed ku qaaday C/raxman Faroole. Xassan Culusow oo og xidhiidhka u dhexeeya Budhcad Badeeda iyo C/raxman Faroole sidoo kale og Shirkado Shisheeye oo ka kaluumaysta Bada cas kuwaas oo C/raxman Faroole Ruqsad u siiyay Shirkado shisheeye ah ayaa waxaa uu Culusow Muuse weeraray maanta waxna uu Cabashooyin lidi ku ah  Budhcad badeeda iyo Maraakiibta Shisheeye ee Ruqsada Kaluumaysi ka haysta C/raxman Faroole u gudbiyay Qaraamda Midoobay.
Halkan Hoose Ka Daawo
http://allssc.com/61585-2/
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Dr. Axmed Faarax Ducaale Oo Xassan Culusow Ku Eedeeyay Inuu Hareer Maray Qaranimada Somalia Xidhiidh Aan Haboonayna La Leeyahay Dad Qaran Dumis ah Sida Jabhada SNM (Dhagayso).
Muqdisho(Allssc): Dr Axmed Faarax Ducaale ayaa kaga hadlay qaybtaan Heshiiskii dhex maray Dowladda Federaalka Soomaaliya Maamulka Somaliland kaasoo ay dad badani shaki galiyeen.
Dr Axmed Faarax ayaa  waxa uu cadeeyay in Xassan Culusow oo xatooyo iyo Fadhataysi foolxun u gaysanayo qaraniamda waxaa sidoo kale uu kor iyo hoosba u muujinayaa Qabyaalada Qaawan ee Xassan culusow ku dhaqmayo.
Sidoo kale Dr Axmed Faarax ayaa waxaa uu Digniin u diray Afhayeenka Baarlamanka oo isagu noqday Boy u jooga Xassan Culusow Golaha Barlamanka, waxan uu uga digay in isaga iyo Raga la midka ah ee u adeegaya Xassan Culsuwo ay waayi doonaan Xilka ay  ka hayaan.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Saleebaaan Wejixaad Oo Waraysi Ka Bixiyey Shirkii Atlantic Counsel Ee Siil-aanyo Ku Ceeboobay Kuna Caytamay ” Rubish, Be Quiet, ” (Dhegeyso)
Allssc(USA) Dhowaan ayay ahayd markii ay Saleebaan Wejixaad iyo Foosiyo Xaaji oo labaduba u dhashay Khaatumo State of Somalia ay ka qayb galeen shirkii ay Atlantic Counsel ay u qabayet jabhada SNM hogaankeeds oo uu hor kacayo Siil-aanyo.
Saleebaan iyo Foosiya ayaa labaduba halakaas ka hadlay Mikrofoonkana intay inay su’aal weydiiyaan u qaateen balse su’aalahoodii ku daray warar xaqiiqda ku fadhiya oo ka hadlaya xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn.
Arimahaas la soo bandhigay oo uusan Siil-aanyo ka helin aadna uga xanaaqay maadaama uu lacag badan ku bixiyey shirka ayaa bilaabay inuu shirkii ku caytamo kuna hadaaqo ereyo ay ka mid ahaayeen “Rubish, Be quiet” taasoo dadkii meesha fadhiyey ku noqotay afkalaqaad maadaama masraxa iyo magaca uu meesha ku galay iyo sida uu hadlayo aanay ahayn wax isu dhigma haba yaraatee.
Hadaba waxaanu u helay fursad in aanu waraysi la yeelano Saleebaan Xaaji-Maxamed Samatar, oo ku magac dheer (Saleebaan Wejixaad) oo shirkaas ku bahdilay Siil-aanyo ilaa uu kacaytamay. Saleebaan ayaa shabakda Allssc.com si tafatiran uga warbixiyey sidii wax uga dheceen shirkaas.
Halkan Hoose ka Daawo oo Dhegeyso Waraysigii Saleebaan Waji Xaad oo aan inaba caadi ahayn
http://allssc.com/61371-2/
HALKAN HOOSE KA DAAWO SHIRKII SIILAANYO KU CEEBOOBAY. FADLAN DAAWO QAYBTA DANBE EE SHIRKA OO AH MEESHA CEEBTU KA RAACDAY.
WAXAA XUSID MUDAN IN SHIRKAN LACAGTA BADANI KAGA BAXDAY JABHADA SNM AANAY WARBAAHINTA SNM HABA YARAATEE AYSAN USOO GUDBIN DADKA AY BEENTA U SHEEGAAN MAADAAMA AY FADEEXADI KAGA DHACDAY.
http://allssc.com/61377-2/
Allssc@allssc.com
Deg Deg:- Daawo Odayaasha Iyo Malaaq Yada Beesha Xassan Culusow Oo Cod Dheer Ku Sheegay In Aan Muqdisho Lala lahayn (Daawo Maqal Muuqaal).
Muqdisho(Allssc): Waxaa maanta Shir jaraa’id oo Saxaafadu k aqayb gashay ay ku qabteen Odayasha , Waxgaardka iyo Duubabka Beesha Xassan Culusow kuwaas oo aad uga cadhaysnaa kalmad kaoso baxday Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo isagu sheegay in Magaalada Muqdisho ay tahay Casimad umada Somaliyeed u dhaxaysa.
Duubabka Beesha Xassan Culusow ayaa aad u dhaliilay waxana ay sheegene in aan cid kale ama Beelaha kale ee Somaliyeed aysan la lahayn Magaalada Muqdisho, waxan ay dalbadeen in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Raali galin ka bixiyo.
Midan kasoo yeedhay Duubabka Beesha Xassan Culusow ayaan ahayn mid Qariib ah oo lala yaabo madama uu Xassan culusow uu aamin sanyahay in Dowlada Federalka Somaliya ay noqoto mid ay leeyihiin Beesha Muqdisho.
Kadib Doorashadii Xassan Culusow ayaa waxaa maalinba maalinta ka danbaysa cirka iskusii shareeraya Boogaha Qabyaaladeed ee Xassan Culusow iyo Beeshiisa y Qolof ridayaan iyada oo aynu ognahay nabada iyo Dowladniamda inay Dan u tahay umada somaliyeed waliba ay Daneeyn u tahay Muqdisho oo mudo ka badan 22 sano ahayd Qabuuro  iyo mayd Dulyaal.
Midan kasoo yeedhay Duubabka Beesha xassan Culusow ayaa waxa ay sababaysa fogaynaysaa Qaranimadii la hiigsanayay waxana ay hor seedaysaa “Fikirka odhanaya Qaranimo Wax ku wada qabsan waynaye nin walowba Qabiilkaaga wax ku noqo“.
Halkan Hoose Ka Dhagayso Hadalkii Gudoomiyaha Gobolka Banadir Tarsan
Halkan Hoose Ka Daawo Beesha Xassan Culusow Oo Diiday In Lala leeyahay Magaalada Muqdisho
Ra’yigaaga Adiga Oo Aan Aflagaadayn Cidkale
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Xanuunkii Gaadhay Xassan Culusow Oo Ku Reebay Khal Khal Uu Garan Waayo Wuxuu Shalay Yidhi Iyo Waxaa Uu Hada Sheegayo (Diidmadii Federalka Xassan Culusow Iyo Ogolanshaha Maanta) “Dhagayso Oo Maqal Isma Maqlo Isaguye”
Allssc(allssc): Xassan Culusow oo maanta gaadhay  Garoowe ayaa Dafiray oo Diiday Hadalo uu hore meelo badan uga jeediyay Taas oo ah diidamada iyo Meer meerinta in Dalka Somalia lagu dhaqo Federal. Xassan culusow oo hore ula hadlayay Shacab Hab Beeleedk u taageersan kulana hadlya Minneapolis aya asheegay in Federalka somalidu aysan hada qaadan karin maxaa yeelay ayuu yidhi Qabiilo ayay salkan ku haysa waxana uu sheegay in loo baahyan ahay Dowlad Xoog badan. midaas maanta waa uu badalay waxa uu sheegay inuusanali waligii kha ori man taageersanyahay Federalka.
Halkan Ka Dhagayso Xassan Culusow Oo Ciladaynaya Federalka.
Halkan hoose Ka Dhagayso warkiiisi Garoowe Ee Uu Ku Sheegayay In Uusan Waligii Ciladayn Federalisamka.
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Dhagayso Jawaabtii Calaacalka Ahayd Ee Xassan Culusow Ugu Jawaabay Faroole (Dhagayso).
Garoowe(Allssc):  Kadib markii Xassan Culusow maryaha looga dhigay Saxaafada iyo Bulshada Somaliyeed horteeda iyada oo loola hadlay sidii Wiilyar oo lacanaananayo ayaa jawaab  Calaacal iyo Raali galin ah ka bixiyay Canaantii dhagaha looga dhuftay. Waxana ay sababtay inuu Markiiba ku bilaabo Madaxweyne Faroole.
Xassan Culusow ayaa si toos ah ugu noqday Road Map kii isaga oo Talaabo kasta uu qaado ay soo wajahayso Fashil iyo Guul daro oo uu ku waayo qaybo badan oo ka mida Bulshada somaliyeed.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Cismaan Qandala Allssc Garowoe Somalia
Allssc@allsc.com
Deg Deg: Dhagayso Bahdilkii Xassan Culusow Kaga Dhacay Garoowe ” Dhagayso Oo Maqal “
Garoowe(Allssc):  Waxaa Magaalada Garoowe soo gaadhay Xassan Culusow oo kasoo kici timay Magaalada Muqdisho kaas oo filayay in si Karaamo iyo sharaf ku dheehan tahay loogusoo dhoweeye Magaalada Garoowe.
Rajadaas uu qabay Xassan Culusow ayaa ku bur burtay Gadida duyuuradaha kadib markii uu Hogaamiyaha Maamulka Garoowe Faroole uu ku Tiiq Tiiqsaday Erayo Bahdil iyo Aflagaado Xanbaarsan. Waxaana uu sidoo kale Faroole Culusow u jeediyay  Dhaliil ah inuu soo daahay sidoo kalana raaciyay inuusan Talaabo qaadayn hadii uusan had iyo jeer Garoowe ka dab qaadan. Dadkii goobjoga ahaa ayaa la fajacsanaa Foorarka Xassan Culusow oo isku mashquulinayay Qosol  aan hoos usii dhaadhac sanayn.
Bahdilka Xassan Culusow ayaa imanaysa kadib markii u  ku fashilmay in Qaranimada Somaliya uu ilaaliyo waxana ka kala dareeray dhamaan Umada Somaliyeed ee jeclayd Midnimada iyo Qaraniamda Somaliyeed. Xassan Culusow oo ay jahwareerihiin la taliyayaal Aqoon daran ayaa waxa uu ku soo hungoobay Arrimaha Jubooyinka waxa Maryuhu kaga dheceen  Heshiiskii uu Dhowaan Jabhad Beeleedka SNM kula galay Dalka Turkey. Imaanshaha Xassan Culsuwo ee Garoowe ee uu kala kulmay Fadeexadan ayaan ahayn mid halkan ku istaagi doonta balse noqon doonta mid qoorta u sudhan.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Cisman Qandaal Allssc Garoowe Somalia
Allssc@allsc.com