Buuhoodle(Allssc)-Xuska maalinta qashin qubka gudaha deegaanada Sool,Sanaag Iyo Cayn ee maamulka Khaatumo State Of Somalia 18 may 2013. Oo ay olole balaadhan ugu jiraan dhalinyarada ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle ee xarunta u ah gobolkani Cayn. Kulan balaadhan oo saaka subaxnimadii iskugu yimaadeen dhalinyarada maamulka Khaatumo State ee ku dhaqan gudaha magaalada Buuhoodle ayay dhalintani [...]
Laascaanood(Allssc): Dhamaan Shacabka Reer Khaatumo waxaa lagu wargalinayaa in ay si weyn u socoto qaban qaabadda Xuska Maalinka Nadaafadda Khaatumo loo Asteeyey ee 18 May oo sanad kastaba la xuso inta iyo wixii ka danbeeyey sanadkii 2005, haddaba qaban qaabadda waxa ay ka socotaa guud ahaan deegaandda Khaatumo Degmo kasta waxaana si xushmad leh looga codsanayaa [...]
May 8 2013 | Posted in
Khatumo2,
Wararka |
Read More »
London(Allssc): Dood ku saabsan Su’aalaha aanu Qoraalkayagan uga dhignay ayaa waxaa wadaagaya Eng: Idiris Xassan Farax, Prof: Qamar Hashim, Prof Xildhibaan Cumar Dalxa. Aqoonyahanadan ayaa iyagu iftiimiyay sababaha iyo siyaabaha loo rabi in Dalka Somalia loo boobo Qasatan Badiisa qaybaha ugu muhiimsan ee lagu sheegay Macdanta iyo Saliidaha ee ku jira. Sidoo kale Meelaha diiradu [...]
Muqdisho(Allssc): Xassan Culusow Muuse oo dhowaan uu C/raxman faroole kuso dhoweeyay Fadeexad furan ayaa markii uu ku laabtay Muqdisho Weerar Dublamaasiyadeed ku qaaday C/raxman Faroole. Xassan Culusow oo og xidhiidhka u dhexeeya Budhcad Badeeda iyo C/raxman Faroole sidoo kale og Shirkado Shisheeye oo ka kaluumaysta Bada cas kuwaas oo C/raxman Faroole Ruqsad u siiyay Shirkado [...]
Muqdisho(Allssc): Dr Axmed Faarax Ducaale ayaa kaga hadlay qaybtaan Heshiiskii dhex maray Dowladda Federaalka Soomaaliya Maamulka Somaliland kaasoo ay dad badani shaki galiyeen. Dr Axmed Faarax ayaa waxa uu cadeeyay in Xassan Culusow oo xatooyo iyo Fadhataysi foolxun u gaysanayo qaraniamda waxaa sidoo kale uu kor iyo hoosba u muujinayaa Qabyaalada Qaawan ee Xassan culusow [...]
Allssc(USA) Dhowaan ayay ahayd markii ay Saleebaan Wejixaad iyo Foosiyo Xaaji oo labaduba u dhashay Khaatumo State of Somalia ay ka qayb galeen shirkii ay Atlantic Counsel ay u qabayet jabhada SNM hogaankeeds oo uu hor kacayo Siil-aanyo. Saleebaan iyo Foosiya ayaa labaduba halakaas ka hadlay Mikrofoonkana intay inay su’aal weydiiyaan u qaateen balse su’aalahoodii [...]
Muqdisho(Allssc): Waxaa maanta Shir jaraa’id oo Saxaafadu k aqayb gashay ay ku qabteen Odayasha , Waxgaardka iyo Duubabka Beesha Xassan Culusow kuwaas oo aad uga cadhaysnaa kalmad kaoso baxday Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo isagu sheegay in Magaalada Muqdisho ay tahay Casimad umada Somaliyeed u dhaxaysa. Duubabka Beesha Xassan Culusow ayaa aad u dhaliilay waxana ay [...]
Allssc(allssc): Xassan Culusow oo maanta gaadhay Garoowe ayaa Dafiray oo Diiday Hadalo uu hore meelo badan uga jeediyay Taas oo ah diidamada iyo Meer meerinta in Dalka Somalia lagu dhaqo Federal. Xassan culusow oo hore ula hadlayay Shacab Hab Beeleedk u taageersan kulana hadlya Minneapolis aya asheegay in Federalka somalidu aysan hada qaadan karin maxaa [...]
Garoowe(Allssc): Kadib markii Xassan Culusow maryaha looga dhigay Saxaafada iyo Bulshada Somaliyeed horteeda iyada oo loola hadlay sidii Wiilyar oo lacanaananayo ayaa jawaab Calaacal iyo Raali galin ah ka bixiyay Canaantii dhagaha looga dhuftay. Waxana ay sababtay inuu Markiiba ku bilaabo Madaxweyne Faroole. Xassan Culusow ayaa si toos ah ugu noqday Road Map kii isaga [...]
Garoowe(Allssc): Waxaa Magaalada Garoowe soo gaadhay Xassan Culusow oo kasoo kici timay Magaalada Muqdisho kaas oo filayay in si Karaamo iyo sharaf ku dheehan tahay loogusoo dhoweeye Magaalada Garoowe. Rajadaas uu qabay Xassan Culusow ayaa ku bur burtay Gadida duyuuradaha kadib markii uu Hogaamiyaha Maamulka Garoowe Faroole uu ku Tiiq Tiiqsaday Erayo Bahdil iyo Aflagaado [...]