Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey
Category archives for: Jaaliyadda ssc

Ururka Dhalinyarada Khaatumo State Ee Seattle , WA, USA Oo Xusay Maalinta Qashin Gurka Gobolada Khaatumo State(Daawo Sawiro iyo Video) MAY 18 = RUBISH DAY

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Seattle(Allssc): Allssc: Maalinta 18 May oo ah maalinta qashin gurka gobolada SSC ee Khaatumo State ayaa si weyn looga xusay dunida dacaladeeda. Waxaa hadaba iyaguna nadaafad heersare ah ku sameeyey xadiiqado ama parks ku yaala magaalada Seattle, ee gobolka Washington USA dhaliyaro kasoojeeda Khaatumo State oo waqtigooda qaaliga u huray inay bulshada ay la noolyihiin [...]

Somalida Iyo Ajaanibta Kale Ee Ku Nool Dalka Turkiga Oo Ku Soo Bandhigay Hidaha Iyo Dhaqankoda Magaalada “ESKIŞEHIR” (Daawo Sawiro).

247696_10151602114447431_1487678513_n

Istanbul (Allssc): Ardayda iyo qoxootiga ku nool dalka turkiga ee ay ka mid tahay somalida ayaa ku soo bandhigay hidaha iyo dhaqankooda ay cid walbaa caanka ku tahay, badhig dhaqameedkan oo sanad walba mar lagu qabto magalada Eskisehir. Ardayda iyo qoxootiga ku nool dalka turkiga ee ay ka mid tahay somalida ayaa ku soo bandhigay [...]

Deg Deg: Maxaa Jabhada SNM Iyo Xassan Culusow Loogu Yeedhay Dalka Turkey ? Maxay Tahay Qorshaha Heshiiseed Ee Turkey Iyo U.K ? Shirqool Intee Le’eg Ayaa Lagu Wadaa Deeganada Khaatumo (Dhagayso).

sawir

London(Allssc):  Dood ku saabsan Su’aalaha aanu Qoraalkayagan uga dhignay ayaa waxaa wadaagaya Eng: Idiris Xassan Farax, Prof: Qamar Hashim, Prof Xildhibaan Cumar Dalxa. Aqoonyahanadan ayaa iyagu iftiimiyay sababaha iyo siyaabaha loo rabi in Dalka Somalia loo boobo Qasatan Badiisa qaybaha ugu muhiimsan ee lagu sheegay Macdanta iyo Saliidaha ee ku jira. Sidoo kale Meelaha diiradu [...]

Deg Deg: Jabhada SNM Oo Ka Naxday Hadaladii Kululaa Ee Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Khaatumo State Eng: Yasiin Axmed Sulub (Daawo Maqal Muuqaal).

sulub

Taleex(Allssc): Wasiirka Arrimaha Gudaha Eng: Yaasiin Axmed Sulub oo ka hadlayay Xafladii Madaxweyne Biindhe kula wareegayay  Xilka ayuu Wasiirku ka jeediyay Hadalo Kulul midaas oo Magaalada Hargaysa ee Xarunta Jabhada SNM aad uga nexeen, waxaa sido kale seexan dhowrki habeen ee la soo dhaafay Jabhda SNM ee ku sugan nawaaxiga magaalada Laascaanood. Wasiirka ayaa sheegay [...]

Xassan Culusow Oo Kabihiisa Afka Kaga Soo Qaatay Garoowe ” Kulankii Culusow Iyo Faroole Oo Lagu Kala Kacay” ( Dhagayso + Sawiro Culusow Oo Maanta Qosli Waayay)

culusow

Garoowe(Allssc):  Dr Xassan Culusow Muuse ayaa waxaa labadii Maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalda Garoowe halkaas oo kulan kula lahaa Maamulka Garoowe C/raxman Fareoole. Xassan Culusow Muuse oo waji gabax kala kulmay soo dhoweyn tiisii isaga oo isku mashquulinayay Qosol aan meel fog jirin ayaa maanta Sagootin tiisii  waan wax qosol ah ka muuqan [...]

Saleebaaan Wejixaad Oo Waraysi Ka Bixiyey Shirkii Atlantic Counsel Ee Siil-aanyo Ku Ceeboobay Kuna Caytamay ” Rubish, Be Quiet, ” (Dhegeyso)

ss

Allssc(USA) Dhowaan ayay ahayd markii ay Saleebaan Wejixaad iyo Foosiyo Xaaji oo labaduba u dhashay Khaatumo State of Somalia ay ka qayb galeen shirkii ay Atlantic Counsel ay u qabayet jabhada SNM hogaankeeds oo uu hor kacayo Siil-aanyo. Saleebaan iyo Foosiya ayaa labaduba halakaas ka hadlay Mikrofoonkana intay inay su’aal weydiiyaan u qaateen balse su’aalahoodii [...]

Deg Deg: Shirkad Shidaalka Baadha Oo Jabhada SNM Ay U Calaamadisay In Ay Deegaanka Khaatumo Ka Baadho Shidaal (Daawo Deegaankaga Oo La Qaydartay)

Somaliland_map_747x350

Allssc(Allssc):Shirkada laga leeyahay Dalka Norway oo marka magaceedal asoo gaabiyol oo yaqaan “DNO” ayaa Jabhada SNM waxa ay u calaamadiyeen Deeganada Khaatumo. Shirkadan oo marin habaabsana yaa waxaa  Jabhada SNM   u sheegteen in ay yihiin Dowlad Madax banaan iyaga oo ku qancinaya kulamadii Xassan Culusow dhowana kula yeeshay Dalka Turkey. Iskusoo wada duuboo Dhamaan Shacabka [...]

Dr. Cawil Axmed Cashara :- ” Madaxweyne Xassan Culusow Carab Xanafleh Oo Ku Salaysan 1991 Ayuu Ku Dhaqmaayaa” (Daawo Maqal Muuqaa).

cawad axmed cashara

Torornto(Allssc): Siyaasi Dr Cawil Axmed Cashara oo ah Siyaasi si weyn looga Yaqaan Guud ahaan Dalka Somalia. Dr cawil Axmed casharada ayaa waxaa uu ahaa Gudoomiye ku xugeenkii Ururkii United Somali Part (USP) waxana uu Siyasi Dr cawil Axmed Cashara ayaa sidoo kale soo noqday Xildhibaan, Wasiiro ku xigeen, iyo Wasiir. Dr Cawil Axmed Cashara [...]

Deg Deg: Dr. Cismaan Xassan Xaaji Cumar ” Cismaan Badawi” Oo Saxaafadu Ka Waraysatay Heshiiskii Xassan Culusow Iyo Jabhada SNM Iyo Dareenka Shacabka Somalia (Dhagayso).

badawi

Allssc(Allssc): Dr. Cisman Xassan Xaaji Cumar “Cismaan Badawi” ayaa Saxaafda Somaliyeed uga waramay sida ay Bulshada Somaliyeed u aragto Heshiiskii dhowana uu Xassan Culusow iyo Jabahda SNM ku dhex maray Dalka Turkey. Dr. Cisman Badawi ayaa dhinaciisa  Talo iyo Tusaale u jeediyay Xassan Culusow. Halkan Hooe Ka Dhagays Waraysigii Oo Dhamaystiran http://allssc.com/60749-2/   Allssc News [...]

Allssc Oo Waraysi Gaara La Yeelatay Wasiirul Dawlihii Hore Ee Arrimaha Dibada Soomaaliya Xaamid Maansheeye (Dhagayso).

hamid maansheeye

 Minneapolis(Allssc): Xaamid   maan sheeye ayaa ah   wasiirul dawlihii hore ee adimaha dibada  isagoo ku sugan dalka  maraykan ka ayaa waxaanu ka waraysanay  shirkii turkiga  iyo  sida uu arko heshiiskii  xasan culusow iyo siilaanyo waxaan uu sheegay heshiiskaa in uu ahaa mid  qaldan  xiligii uu isaga  ahaa wasiirkana   ay  dii deen  wada hadal [...]

Photo Gallery