Kayse Yuusuf Jinac, Waa dhibane in mudo ah la liitey Xanuuno kala duwan, Isla markaana xaaladiisa caafimaad tahay mid liidata. Dhibanahan oo aan haysan wax dareyeela isla mar ahaantaana la liita xanuunadan oo kala ah” Macaan,Dhiigkar, Faalig” Yadoo ay jirto in aan waxba lagaga qaban karin xanuunadan gudaha deegaankan Buuhoodle ee dhulbahante ciideed. Ayaa waxaa u sii [...]
Gabadh u dhalatey wadanaka Ciraaq ayaa lasoo weriyey in iyadoo salaad ku jirta ay maqashay inuu soo galay filim musasal ah oo ay u jeclayd. Gadbadhii markii ay maqashay muusikadaii ay ku taqaanay musasalka ayay intay salaadii ka baxday u cararyey dhankii TV-gu yiilay Subxaana Laah. Waxaa hadaba muccjiso noqotay kadib markii sijaayadii gabadhu ku [...]
Cudur Daarasho: Maqaalkan waxaan qayb ahaan diyaariyey, inaan faafin doonana ballan qaaday dhammaadkii sanadkii 2008dii oo ahayd wakhti ay cusbayd dhibaato dhaqaale oo caalamka gilgishay kana dhalatay burburkii suuqyada maaliyadeed ee mareykanka, wakhtigaas oo aan qoray maqaal lagu faafiyey websites badan iyo warsidayaal kaleba, lana magac baxay“Fuuq baxa suuqyada maaliyadeed ee Mareykanka”, kaasoo ka koobnaa [...]
Nov 27 2011 | Posted in
Fikradaha,
ISLAM |
Read More »
Ramadaan Kariim Ramadaan Kariim Caawo waxa dhalatay Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan waxana Maamulka iyo Shaqaalaha Allssc ay umadda Islaamka ah iyo tan SSC-ba ugu Bishaaraynayaa dhalashadda Bishan Barakaysan Allssc waxa ay ku faraysaa in aad bishan Ramadan ka faa’iidaysatay khayr-keeda isla markaasna aad ka fogaatid wax yaalaha wax u dhimaya soonka iyo Cibaadda Bisha Barakaysan [...]
Jul 31 2011 | Posted in
ISLAM,
Wararka |
Read More »
“Dunida waad ka guuraysaan, waxaadna u guuraysaan xagga daar weligeed jiraysa; haddaba ka guura idinkoo wata camal khayr badan; waxaa naloo sheegay in dhagax lagu tuuray salka jahannama uu sii socon doono toddobaatan sano isagoon weli salkeeda gaadhin; wallaahay in la buuxin doono ma la yaabteen? Wallaahay waxaa na loo sheegay in jannada labadeeda albaab [...]
Jan 25 2011 | Posted in
Fikradaha,
ISLAM |
Read More »
Abuu Dar, Alle haka raali ahaadee, oo ka mid ahaa asxaabtii Rasuulka, sallalaahu caleyhi wasalam (SCW) waxaa laga weriyey inuu yidhi waxaan u imid Rasuulkii (SCW) oo jooga masjidka markaasaan fadhiistay. Wuxuu iyu yidhi “Abuu Dar ma tukatay?” Waxaan idhi maya. Wuxuu yidhi “Istaaagoo tuko”. Waan istaagay oo tukaday kadibna waan fariistay. Markaasuu yidhi “Abuu [...]
Jan 23 2011 | Posted in
Fikradaha,
ISLAM |
Read More »
HOW TO BE A GOOD MUSLIM Allah commands the Muslims to be true believers, adopt good manners and behave well at all times. The glorious Koran provides the Muslims with laws and regulations to guide them to the right path of Islam. In Surah 49 -al-Hujurat, Juz 26, verses 6, 9, 10, 11, 12 and [...]
Oct 4 2010 | Posted in
Fikradaha,
ISLAM |
Read More »
Alle wuxuu mu’miniinta Quraanka kariimka ah ugu sheegay wax-walba oo khary iyo wanaag ugu jiro. Sidoo kale, wuxuu uga digay oo ka reebay wax-walba oo dhibato iyo wax-yeello ugu jirto. Islamarkaasna wuxuu Alle wax-kasta u dejiyey qaanuun iyo sharci cad oo la raaco iyo xuduud aan la dhaafi Karin. Banii aadanka dunida ku nool maanta [...]
Sep 24 2010 | Posted in
Fikradaha,
ISLAM |
Read More »
Waxaan maqaalkan inoogu diyaariyay suaalo badan oo la isoo waydiiyay oo khuseeya arimaha qoyska ayaa waxaan insha allah isku dayayaa qof walba oo inaga mid ah sidii uga heli lahaa xalinta arinta haysata markaasna daaweenteeda ay gacantiisa noqon doonto insha allah iyo dhibaatooyin badan oo haysta qoyska soomaaliyeed. Waxyaabo kugu saacidi kara in aad hesho [...]
Sep 16 2010 | Posted in
ISLAM |
Read More »