Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey » Ciyaaraha
Xulka Qaranka Kubada Cagta Ee Wadanka Nigeria Oo Kuguulaystay Koobka Qaramada Afrika Kadib Markay 1-0 Kaga Badiyeen Xulka Qaranka Burkina Faso
Allssc: Xulka qaranka wadanka Nigeria ayaa ku guulaystay koobkii kubada cagta ee qaramada Afrika oo in dhowaaleba ka socday wadanaka Koonfur Afrika.  Ciyaartii ugu danbaysay oo ay isugu soo baxaeen wadamada Nigeria iyo Burkina Faso ayaa waxaa koobkii ku guulaystay xulka wadanka Nigeria, kadib markii uu ciyaaryahanka lagu magacaabo Sunday Mba uu gool aad u qurux badan ka dhaliyey kooxdii ku ciyaaraysay magaca wadanka Burkina Faso.  Waa markii sadexaad ee wadanka Nigeria ku guulaysto koobka qaramada Afrika.
Hoos kadaawo ciyaarktii daqiiqdaii ugu xaraadada badnaa oo lasoo koobay.
<object width="590" height="360"><param name="movie" value="http://www.footytube.com/v/MTU4Nzg0"></param><param name="allowFullScreen" value="true"></param><param name="allowscriptaccess" value="always"></param><embed src="http://www.footytube.com/v/MTU4Nzg0" type="application/x-shockwave-flash" allowscriptaccess="always" allowfullscreen="true" width="590" height="360"></embed></object>
Sam Sam Mohamed Farah Oo Gashay Kaalinta 7 Dabaad (vedio)
Gabadha Soomaaliya u mataleysay Ciyaaraha Olimbikada Aduunka Zamzam Maxamed Faarax ayaa kaalinta 7aad ka gashay Orodka 400-Mitir, waxaana isha ku hayay dad fara badan oo Soomaaliyed oo ku sugan gudaha dalka iyo dibada.
Zamzam Maxamed Faarax ayaa ku oroday 1:20:48 (Hal daqiiqo iyo labaatan Mirir iyo afartan sideed ilbiriqsi), taasoo u sahashay in kaalinta.
Naaji@allssc.com
Kaalinta koowaad ayaa waxaa gashay gabar ka socotay dalka Mareykanka, waxaana kaalinta labaad gabar ka socotay Britain, waxaana marka loo eego qaababkooda ahaayeen gabdho aad u carbisnaa oo da’ ahaan ka weynaa.
Natiijada ay soo hoysay Zamzam ayaa dadka ku qanceen, maadaama ay Sooneyd, sidoo kale waxay muujisay dadaal dheeraad ah.
Naaji@allssc.com
Siilaanyo:Guurtidu Dastuurkii SNM bay ku Shaqeysaa(Daawo Videoga)
Hargeysa(Allssc) Horjoogaha Maamulka SNMta   Siilanyo ayaa mar uu la hadlayey xubno ka tirsan jabhadii SNMta  ayaa wuxuu sheegey in golaha guurtida ahaayeen  odayaal ka tirsanaa SNMta oo kala dhexgala hadii  uu yimaado qilaaf ama iska horimaad siyaasadeed. Sidaa darteed guurtida waxaa abuuray oo sameeyey jabhadii SNM, dastuurkii jabhada SNMta ee guurtida ayaa loo soo raray waxa ay ugu yeedhaan Qaran Somaliland kaas oo ah kii SNMta.
Halkan hoose ka daawo siilaanyo hadalkiisii.
Xuquuda Video Waxa Iska Leh Boorama News
Aamina Waris
Allssc Hargeysa Somalia
Allssc@allssc.com
Xafladii koobkii Ramadaanka London
Waxaa xaleyto lagu qabtey maqaayada Caynu shamsi oo ku taal Waqooyiga  magaalada London xaflad qurux badan oo lagu soo xirayay koobkii  Ramadanka London 2010.
Xafladaas oo ay ka soo qayb galeen bahweynta isboortiga Soomaaliyeed  ee degan magaalada London, run ahaantiina waxay ahayd xaflad ay ka  muuqatey farxad, raynreyn iyo saaxiibtinimo isboorti .
Furitaanka barnaamijka xaflada warbixino ayaa looga dhagaystey soo  qabanqaabiyayaasha koobka Ramadaanka London kuwasoo kale ahaa Mudane  Abuukar Cabdi iyo Gudoomiyaha koobka Ramadaanka London 2010 Mudane  Cabdulaahi Maxamed Cali ”Dhumaaye” kuwaasoo faahfaahin kooban ka bixiyay  qaabka koobka Ramadaanka London ku bilaabmay iyo sababta ay cashada ugu  qabteen caawa bahda isboortiga.
Koobka  Ramadaanka London waxa u jiraa  7 sanadood, ujeedada loo qabteyna waxaa  weeye inaan ku soo xasuusano koobkii Ramadaanka ee xiisaha lahaa ee  lagu qaban jirey magaalada Muqdisho barisamaadkii ayaa ka mid ahaa  hadaladii Jaalle Dhumaaye.
Waxaa halkaa hadalo qiimo badan ka jeediyay odayaashii isboortiga   iyo qaar ka tirsanaa ciyaartooydii hore ee Soomaaliya ee degan magaalada  London sida Mudane Axmed Cabdi Daahir ”Shell”, Mudane Danjire Maxamed  Axmed Caalin, Mudane Garyaqaan Xuseen Diiriye,Mudane Cabdiqaadir  Isoomareey,Mudane Axmed Nuur ”Sayga Ruushka”,Mudane Maxamed Faaqid,  Mudane Dr.Cabdiraxmaan Cunaaye,Mudane Maxamed Cali Bilaal,Mudane Xasan  Xuseen, Mudane Maxamed Cali iyo Mudane Maxamed Buuwe, kuwaasoo sheegay  in loo baahan yahay in sida caawa oo kale hal meel la iskugu yimaado,  wax walbana loo qabto fiisabililaahi iyadoo dhalinyarada Soomaaliyeed  wax loo qabanaayo, islamarkaana waxay ka digeen in koobka Ramadaanka ee  lagu qabtey magaalada London inaysan dhicin in koox kale ka garab furo  sanadka dambe balse la xoojiyo koobka Ramadaanka London.
Kadibna waxaa halkaasi koobab lagu gudoonsiiyay kooxihii kaalimaha  kowaad,labaad, garsoorihii garsoorihii iyo ciyaartooydii ugu  wanaagsaneyd koobka Ramadaanka London 2010:
·        Kaalinta Kowaad koobka Ramadaanka kabtanka kooxda Friday FC   Ciyaaryahan Mahdi Axmed Diiriye ayaa ka gudoomay koobka Mudane  Danjire  Maxamed Axmed Caalin.
·        Kaalinta Labaad koobka Ramadaanka kabtanka kooxda Wembley  FC(Ansalooti) ciyaaryahan Aweys Amoore ayaa ka gudoomay koobka Mudane  Cabdulqaadir Isoomarey.
·        Mudane  Cabdikariin Warsame Rooti ”Madaxeey” Garsoorihii garsoorayay  koobka  Ramadaanka ayaa isna la gudoonsiiyay koob sharafeed, waxana uu ka  gudoomay Mudane Maxamed Macalin.
·        Ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa Koobka Ramadaanka  ciyaarayahan Cabdi Daahir Gacamey  ayaa isna ka gudoomey koobka ”Best  Player” ciyaaryahan hore Zakariye Maxamed Baliile(Muqdisho).
·        Ciyaaryahankii ugu Goalal dhaliska badnaa koobka Ramadaanka  ciyaaryahan Cali ayaa isna ka gudoomay koobka ”Top scorer” ciyaaryahan  hore Xaaji Jeenyo(LLPP).
·        Macalinkii ugu wanaagsanaa koobka Ramadaanka waxaa noqday  macalinka kooxda Nabadda FC Cabdifataax, waxaana koobka gudoonsiiyay  ciyaaryahan hore Axmed Bile (Jeenyo).
·        Ciyaaryahankii ugu da’yaraa koobka Ramadaanka ciyaaryahan  Cabdulaahi Maxamed Ciise,”Best young Player” koobka waxaa gudoonsiiyay  ciyaarayahan iyo macalin hore kubadda gacanta Maxamed Ganay oo ahaa  marti isboorti ka yimid dalka Sweden gaar ahaan magaalada Gotenburg.
·        Ciyaaryahan Mahad ayaa noqday daaficii ugu wanaagsanaa  koobka Ramadaanka”Best defender”, waxaana gudoonsiiyay koobka Mudane  Maxamed Cabdulaahi ”Shigshigoow” oo ahaa marti isboorti ka yimid dalka  Mareykanka gaar ahaan magaalada Washington Seattle.
·        Goalhayihii ugu wanaagsanaa koobka Ramadaanka waxaa noqday  kabtanka kooxda Ansalooti ”Wembley FC” goalhaye Osman Ozee, waxaana  koobka gudoonsiiyay Mudane Cabdi Rabi oo ahaa marti sharaf isboorti ka  yimid dalka Canada gaar ahaan magaalada Toronto.
Abaalmarinada  markii la wada bixiyay ayaa waxaa si wadajir ah loogu wada  qararamsadey( lagu lafaruugay) casho sharaftii loogu talagaley  xiritaanka koobka Ramadaanka magaalada London, kadibna waxaa loogu  mahadceliyay Suldaan Cali Baashi milkilaha Qaran ‘’Driving  School’’  oo  ahaa maalgaliyaha koowaad ee casho sharafta, barnaamijkana waxaa si  wanaagsan u xiriirinayay Eng.Jumcaale oo ka tirsan gudiga qabanqaabada  koobka Ramadaanka London 2010.
Waxaa xusid mudan inaan idin sheego dhalinyarada kale ah Dahir,  Cabdikariin , Yaasiin, Abuukar iyo Dhumaaye inay ahaayeen dadkii  suurtagaliyay  in koobkan oo 7 sanadood  soo jirey in loogu dabaaldego  sanadkaan si ka wanaagsan sanadiihii la soo dhaafey.
Kulankii Bahda K/Koleyga ee Sweden
Magaalada Stockholm ee Caasimadda dalkaasi Sweden waxaa ka Dhacay  shir ballaaran oo looga hadlayay horumarinta kubadda koleyga  Soomaaliyeed, iyada oo shirkaasi uu shir guddoominayay Xoghayaha guud ee  Olimbikada Soomaaliyeed  Abdullahi Axmed Tarabi ayaa waxaa goob  joogayaal ka ahaa: guddoomiye ku xigeenada xiriirka Soomaaliyeed ee  Kubadda Koleyga Mudane Maxamed Xaaji Cali iyo C/casiis Goodax Barre, La  taliyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Koleyga Mudane Cismaan Shiis , iyo  Kaaliyaha xoghayaha guud ee XSKK Mudane Faarax Oday . Sidoo kale waxaa  halkaasi joogay Tababarayaal, garsoorayaal   iyo cayaartooy maamuus ku  lahaa Kubadda koleyga Soomaaliyeed sida: Macallin Sacad Omar Geedi,  Macallin Shiino Guhaad , Macallin Aweys  Xaaji, Macallin Xasan geela,  Garsoore Axmed Diinaash, Garsoore Ilyaas,Garsoore Maxamed Mukhtaar  iyo  ciyaaryahannadii heerka qaran iyo heerka 1aad ee gabdhaha iyo wiilasha  K/koleyga  sida: C/raxmaan Salah Matiite,Axmed Muuse Xuseen,Maxamed  Sheikh Wali, C/jabaar M. Iimaan, Cabdullahi  ,C/casiis  low,Abaadir,C/qani Jeenyo,C/rashiid Doobka, C/rashiid,Yaasiin  Maaxi,Dhaqaale, Abuukar Jeenyo,Astur Jaamac,Xaawo Taako,Miski Aadan,  Shukri Dhalbaas iyo qaar kale oo badan.
Shirarkaasi iyaga ah ayaa qaybihii dambe waxaa daadihinayay Macallin  sacad Omar Geedi  oo ka tirsanaa halgamayaashii isboortiga Soomaaliyeed ,  waxaana  looga hadlay qodobo aad u faro badan oo ay ka mid ahaayeen:
.Wada shaqaynta xiriirka Soomaaliyeed ee K/koleyga  iyo bahda K/Koleyga ee qurbaha.
. Taabo galinta ka qayb galka tartamada ciyaaraha  Caalamiga ah sida: Zone 5 ,African games, Arab  League,Islamic League,  iyo  Olympic Games intaba.
. Horumarinta aqoonta  maamulka, garsoorayaasha iyo tababarayaasha.
. Furitaanka Khasnad  dhexe iyo ururinta dhaqaalaha lagu taageerayo
horumarinta K/Koleyga Soomaaliyeed.
.In Xiriirka Soomaaliyeed ee k/Koleyga soo bandhigo qorsho hawleedkiisa.
. Suurogalnimada in sannadkiiba  bahweynta K/koleyga shir isugu yimaadaan.
Ka  dib markii muddo dheer la falanqeeyay, lagana arrinsaday sida ugu  wanaagsan ee loo dardar galin karo  horumarinta K/koleyga Soomaaliyeed,  dibna loogu soo celin karo sharaftii iyo karaamadii kubadda koleyga  Soomaaliyeed ay ku lahayd caalamka ayaa gunaandkii shirka waxaa la isla  gartay
1) In  qurba joogta Soomaaliyeed ee K/Koleyga ay taageeraan Xirirrka  Soomaaliyeed ee K/Koleyga, xiriirkuna uu soo gudbiyo  qorshe  sannadeedkiisa waqti hore ha noqoto qorshayaasha ciyaareed ee gudaha iyo  dibadda.
2) In xafiiska XSKK, la qalabeeyo,Xoghayna loo sameeyo, taasoo  Macallin Shiino Guhaad uu ballanqaaday in ururkiisa ka dhisan London  Acton Vale uu hawshaasi fulinteeda ballan qaaday.
3)In laga qayb galo tartamada ciyaareed ee  caalamiga ah , lana  ururiyo ciyaartooyda wanaagsan ee  ku kala firisan daafaha dunida.
4)In la furo Khasnad dhexe oo  maamulidiisa loo gartay inay bilaabaan  Maxamed Xaaji iyo Dr,Shiis, kaasi oo la doonayo in shakhsi kastaa oo ku  abtirsada bahda K/Koleyga uu  tabarucaad ahaan u bixiyo afartii  biloodba mar $100.00 (Boqol dollar),lana magacaabo shakhsiyaad meelo  kala duwan kala jooga oo wakiilo ah.
5)In qurbajoogta K/Koleyga ay sannadkiiba isku yimaadaan, kana  arrinsadaan wixii u qabsoomay, hawlaha horyaala ee u baahan in hore loo  socodsiiyo.
Eastleigh waa xaafadda ay ugu badan yihiin shacabka soomaaliyeed
Eastleigh waa xaafadda ay ugu badan yihiin shacabka soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi  ee dalka Kenya, waxaanan mudadii gaabnayd ee aan booqashada ku joogay  magaaladaasi kula kulmay qaar badan oo ka mid ahaan jiray maamulkii,  taageerayaashii iyo cayaartoydii cayaaraha kala gedisan ee dalkeena  kuwoodii ugu caansanaa.
Cabdishakuur  Jaamac Cali oo bahda sport ga soomaaliyeed u yaqaanaan C/Shakuur Jeenyo  ayaa ka mid ahaa dadkii aan halkaasi kula kulmay asagoo ku sugan  meherad ganacsi yar oo uu ku haysto magaaladaasi gaar ahaan xaafadda  Eastleigh waxaanan halkaasi kula yeeshay waraysi kooban oo wax yar ka  taabanaya taariikhda wanaagsan ee uu C/Shakuur ku leeyahay sport ga  soomaaliyeed gaar ahaan kubadda cagta.