Allssc: Xulka qaranka wadanka Nigeria ayaa ku guulaystay koobkii kubada cagta ee qaramada Afrika oo in dhowaaleba ka socday wadanaka Koonfur Afrika. Ciyaartii ugu danbaysay oo ay isugu soo baxaeen wadamada Nigeria iyo Burkina Faso ayaa waxaa koobkii ku guulaystay xulka wadanka Nigeria, kadib markii uu ciyaaryahanka lagu magacaabo Sunday Mba uu gool aad u [...]
Feb 12 2013 | Posted in
Ciyaaraha,
Wararka |
Read More »
Gabadha Soomaaliya u mataleysay Ciyaaraha Olimbikada Aduunka Zamzam Maxamed Faarax ayaa kaalinta 7aad ka gashay Orodka 400-Mitir, waxaana isha ku hayay dad fara badan oo Soomaaliyed oo ku sugan gudaha dalka iyo dibada. Zamzam Maxamed Faarax ayaa ku oroday 1:20:48 (Hal daqiiqo iyo labaatan Mirir iyo afartan sideed ilbiriqsi), taasoo u sahashay in kaalinta. Halkan [...]
Hargeysa(Allssc) Horjoogaha Maamulka SNMta Siilanyo ayaa mar uu la hadlayey xubno ka tirsan jabhadii SNMta ayaa wuxuu sheegey in golaha guurtida ahaayeen odayaal ka tirsanaa SNMta oo kala dhexgala hadii uu yimaado qilaaf ama iska horimaad siyaasadeed. Sidaa darteed guurtida waxaa abuuray oo sameeyey jabhadii SNM, dastuurkii jabhada SNMta ee guurtida ayaa loo soo raray waxa ay ugu yeedhaan [...]
Waxaa xaleyto lagu qabtey maqaayada Caynu shamsi oo ku taal Waqooyiga magaalada London xaflad qurux badan oo lagu soo xirayay koobkii Ramadanka London 2010. Xafladaas oo ay ka soo qayb galeen bahweynta isboortiga Soomaaliyeed ee degan magaalada London, run ahaantiina waxay ahayd xaflad ay ka muuqatey farxad, raynreyn iyo saaxiibtinimo isboorti . Furitaanka barnaamijka xaflada [...]
Sep 14 2010 | Posted in
Ciyaaraha |
Read More »
Magaalada Stockholm ee Caasimadda dalkaasi Sweden waxaa ka Dhacay shir ballaaran oo looga hadlayay horumarinta kubadda koleyga Soomaaliyeed, iyada oo shirkaasi uu shir guddoominayay Xoghayaha guud ee Olimbikada Soomaaliyeed Abdullahi Axmed Tarabi ayaa waxaa goob joogayaal ka ahaa: guddoomiye ku xigeenada xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga Mudane Maxamed Xaaji Cali iyo C/casiis Goodax Barre, La taliyaha [...]
Sep 14 2010 | Posted in
Ciyaaraha |
Read More »
Eastleigh waa xaafadda ay ugu badan yihiin shacabka soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaanan mudadii gaabnayd ee aan booqashada ku joogay magaaladaasi kula kulmay qaar badan oo ka mid ahaan jiray maamulkii, taageerayaashii iyo cayaartoydii cayaaraha kala gedisan ee dalkeena kuwoodii ugu caansanaa. Cabdishakuur Jaamac Cali oo bahda sport ga soomaaliyeed [...]
Sep 13 2010 | Posted in
Ciyaaraha |
Read More »