Beesha Xuseen Said Hayaag Oo Qalinka Ku Sii Duugay Xilka Qaadistii Cabdilaahi Dabagooye(Video)

Cuqaasha iyo waxgaradka beesha xuseen  saciid   ayaa  si  toos ah u ansaxiyay  in ay kal soonidii kala  noqdeen  boqor cabdilaahi dabagooye  kadib markii horay  xooga xayuubiyay  xilkii uu u hayay  beesha ayaa magaalada  caanka ah ee ceegaga ay iskugu yimaadeen beesha xuseen saciid waxaan ay halkaas warbaahinka  ugu  gudbiyeen in saacadan laga bilaabo  ay  raadinayaan ninkii booskii  boqorkii hore galilahaa.

 

Xaflada sida ay u dhacday iyo cuqaasha  ka soo qayb gashay halkan hoose ka daawo

 

Halkan Ka Daawo

 

 

Naaji@allssc.com

 

Bogga hore ku laabo