Sawirka Maanta Culusow Iyo Waraabe War Isuma Hayaan!
Seattle(Allssc): Allssc: Maalinta 18 May oo ah maalinta qashin gurka gobolada SSC ee Khaatumo State ayaa si weyn looga xusay dunida dacaladeeda. Waxaa hadaba iyaguna nadaafad heersare ah ku sameeyey xadiiqado ama parks ku yaala magaalada Seattle, ee gobolka Washington USA dhaliyaro kasoojeeda Khaatumo State oo waqtigooda qaaliga u huray inay bulshada ay la noolyihiin [...]
Allssc: Shir dhowaan taageerayaasha culusow ugu sameeyeen magaalada Birmingham ee wadanaka Ingiriiska, ayaa waxaa ay haweeynayda ugu magacaaban Wasiirka arimaha dibeda Foosiya Xaaji Aadan oo intaanay dhowaan u soo shaqotegin magaalada Muqdisho ka ahayd madax xisbiga NDB ee u tartamayey xukunka ugu sareeya ee maamulka SNM. Haweenayadan iyo taageerayaasha Culusow ayaa ka shaqeeyey in ina [...]
Allssc: Wasiirkii hore ee Wasaada Arimaha Dibeda Soomliya ee Dowladii TFG ee uu hogaaminayey Sh. Sharrif Sh. Axmed ayaa dhowaan waraysi dheer oo uu lagu waydiiyey su’aalo badan oo ku saabsan midnimada Soomaaliya, heshiiskii xaaraanta ahaa ee Siilaanyo iyo Culusow Turkiga ku dhexmaray siiyey Somali Channel TV. Hada waraysigii halkan hoose kaga bogo. Halkan Hoose [...]
Sawirakani waa sawir ka turjumaya fadeexadii Siilaanyo ku dhacday iyo caytankiisii. Nala daawada sawirka todobaadka ee “Rubish SNM Dance>>
Allssc(USA) Dhowaan ayay ahayd markii ay Saleebaan Wejixaad iyo Foosiyo Xaaji oo labaduba u dhashay Khaatumo State of Somalia ay ka qayb galeen shirkii ay Atlantic Counsel ay u qabayet jabhada SNM hogaankeeds oo uu hor kacayo Siil-aanyo. Saleebaan iyo Foosiya ayaa labaduba halakaas ka hadlay Mikrofoonkana intay inay su’aal weydiiyaan u qaateen balse su’aalahoodii [...]
Allssc: Kadib markii Siil-aanyo soo gaadhay wadanka Mareykanka si uu gacan maris usoo helo, ayaa waxuu la kulmay qaarka mida shaqaalaha hayada arimaha dibeda wadanka Mareykanka. Kulamadaaas ayaa Siil-aanyo iyo kooxdiisa si cad loogu sheegay inaysan dowlada Mareykanaku marna taageerayn kala goynta Soomaaliya. Waxaa kaloo loo dheegay inay unii caawimada uu heli doono ku heli [...]
Allssc(Mogadishu) Kadib markii la doortay baarlamaan rasmi ah oo ay leedahay umada Soomaaliyeed, sida lasoo weiyeyna ay u badnaayeen dad aqoon lagu tuhmayey ayaa waxaa lays lahaa waa baarlamaankii Soomaaliya ka saasi lahaa dhibaatada. Xisaabtana la samayn lahaa dowlada. Hase yeeshee markii ay soo if baxday heshiis ku sheegii jabhada SNM iyo madaxweyne culusow ku [...]
Allssc: Warar naga soo gaadhaya Magaalda Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Culusow uu af cad ugu sheegay Saacid inuusan u raacayn magaalda London uu mar labaad kula balsanyahay jabhada SNM ee dhowaaan heshiis Xaaraan ah ku dhex maray wadanaka Turkiga. Madaxweyna Culusow oo aad iyo aad isaga ilaalinaya in si cad loo ogaado ujeedada dhabta ah ee uu keligii [...]
Allssc: Abwaan Xaamud Maasheeye ayaa wuxuu dhowaan shabakada Allssc soo gaadhsiiyey, maaso uu ugu magac daray “Dudumo” oo midhaheeda markaan dhegaysato si aada uga turjumaya Horgalayaasha SNM ee sida tooska iyo sida dadbanba ula shaqeeya jabhada qabiilku madax maray ee SNM. Horgolayaashan oo isugu jira kuwa qadiima kuwo ka digo rogtay balse hoosta kala shaqaysta [...]
Saleebaaan Wejixaad Oo Waraysi Ka Bixiyey Shirkii Atlantic Counsel Ee Siil-aanyo Ku Ceeboobay Kuna Caytamay ” Rubish, Be Quiet, ” (Dhegeyso)
Tuug Miinshaar wato oo Shacabka Faransiiska ka yaabsaday markii uu xaday kuna goostay Miinshaartii (Daawo Muuqaal ahaan yaabkaan +Warbixin)
Daawo muuqaalka: Xoogaga Kacdoonka Suuriya Oo Qabsaday Magaalada Sufeyr Ee Muhiimka ah
SHIRKADA GLOBAL REAL ESTATE OO SHACABKA SOOMAALIYEED EE MN U HAYSA SHAQO AAD U MUHIIMA. HALKAN KA DAAWO MADAXA SHIRKADA CABDIRASHIID XAMBUUSE OO SHAQADA SHIRKADA SHARAXAYA
Prof: Samatar “wixii aan Hawiye & Daarood ahayn waa Second Class Citizens” (Video)
Daawo: Hooyo Soomaaliyed oo 4 sano lagu xukumay Iyo Xildhibaan Soomaaliyeed Oo daba Dhigtay Booliska Norway (Daawo muuqaal+Warbixin)