Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey
Author Archive
Stories written by MaxamedSSC

Allssc oo heshay Reportka Gudiga Xaqiiqo Raadin ay Hordhigeen.

igad

  (Allssc) Waarbaahinta Caalamiga ah ee Allssc  ayaa waxaa  ay gacanta ku soo dhigtay Reporka Rasmiga ah ee gudigii Xaqiiqo raadinta ahaa ee Igaad ay ka diyaariyeen Magaaloyinka Muqdisho iyo Kismaayo. Qaybta hoose Guji oo ka akhriso Warbixinta oo dhamaystiran. REPORT-ON-THE-IGAD-MISSION-TO-MOGADISHU-AND-KISMAYO-16     Allssc@allssc.com

TVga Caalamiga ah ee Itv oo Soo Booqday Maqaayadda Soomaalida ee Xaafadda Woolwich (Daawo Sawirada)

warasyi_soomalai_woolwich_7

  (Allssc) Galibnimaddii maanta ayaa waxaa Maqaayadda Somaalida ee Lagu Magacaabo Flash Café’ Xaafadda Woolwich ee Magaaladda Londn soo booqdey TVga Caalamiga ah ee ITV kaasoo uu hormood u ahaa Wariyaha Somaliyeed ee caanka ah Raage Omaar wuxuuna xoog wareysi ka qaadey Somalida ku dhaqan Xaafadda Woolwich ee Koonfur Bari ee Magaalada London. Guudoomiha Somalidda [...]

Daawo Hooyooyin Iyo Caruur Lagu Kufsado Muqdisho Oo Noqday Fara Kabax (Daawo Maqal iyo Muuqaal)

rape

Muqdisho(Allssc): Qaar ka mid ah caruurta yar yar ee ku nool magaallada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn iyadoona ay mararka qaar dhacdo in hooyo iyo caruurteed meel qura lagu wada faraxumeeyo. Hadaba Daawo report laga sameeyey qaarka mid hooyooyinka iyo caruurta la faraxueeyey. Riix Halkan Hoose oo Daawo. http://allssc.com/64165-2/ [...]

Madaxda IGAD Oo Ka Wadahadlaya Xaalada Jubaland

addisXaruntaMA1[1]

  (Allssc) Waxaa maanta oo Jimce ah magaalada Addis Ababa ka dhacaya kulamo ay yeelanayaan qaar kamid ah madaxda Afrika iyo IGAD oo ka hadlaya arrimaha dalka Soomaaliya. Magaalada Addis Ababa ayey todobaadkan ka socdaan kulamo badan oo xiriir ah kuwaasi oo qeyb ka ah xuska sanaguurada 50aad ee aasaaska Midowga Afrika. Hogaamiyaasha Wadamada urur Gobaleedka [...]

Daawo Xaflad aad u Qurux badan Oo ka dhacay South Africa(Maqal Iyo Muuqaal)

juba

Johhensburg(Allssc) Xaflad aad u heer sareysa oo lagu taageerayey maamul goboleedka Jubaland ayaa waxaa lagu qabtey xaafada ay somalida u badan tahay ee magaalada  Johhensburg ee dalka South Africa. Hadaba Xaflada oo ka mid xaflado is dabajoog ah oo lagu taageerayo Maamulka Jubaland ee dhawaan looga  dhawaaqey Kismaayo halkaas oo in muddo ah uu ugu [...]

Amin Arts iyo Farshaxankiisa maanta (Daawo sawirka Maanta)

amin arts

  (Allssc) Farshaxanka  Somaliyeed ee caanka ah  Amin Amir ayaa  farshaxankiisa ku muujiyay  in dowladda Somalia ee uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Culusow ay ku waddo umadda Somaliyeed  wadadii colaada, Burburka, Qabyaalada , kala qaybinta,  dagaalada sokeeye iyo burbur hor leh oo dib uga bilaabma dalka Soomaliya. Hadaba Daawo sawirka maanta ee Amin arts.     Allssc@allssc.com

Faroole Iyo Wiilashiisa oo Shacabka Puntland Ha’adihii UN-Ka Uga Caydhiyey Lacag yar ooy Cuntada UN-ka karinteeda Ku Qaadan lahaayeen (DHEGEYSO)

farole oil

Garoowe (Allssc.co) Hayadaha UN-ka ayaa dhawaan ka daadgureystey badanka shaqaalihii ka joogey degeenada Puntland joojiyeyna dhamaan waxey ku caawineeyeen shacabka dhibaateysan ee caawimada u baahan ee degen degaanada Puntlan, hadey noqoto ceelal loo qodo ama iskuulo iyo hosbitaalo yar-yar oo la gaadhsiiyo degaanada badankooda ooy hay’ada UNDP ka wadey mudaba degaanadaa. Warbixinta ayaa ahayd Fadeexad [...]

Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland Jen: Faraag: ”Xasan Sheekh Wax Haka qabto Madaafiicda ku Dhacaysa Madaxtooyada Yuusan usoo Hanqaltaagin Kismayo(Dhageyso)

fartaag sawir

Muqdisho (Allssc.com) Madaxweyne kuxigeenka Jubaland mudane: Generaal Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo wareysi siiyey qaar ka mida warbaahinta soomalida ayaa aad ugu nuux nuuxsadey waxyaabaha ka jira iyo sida wax uga dhaceen maamul goboleedkii ay dhawaan u sameeyeen gobolada Jubooyinka. Jen; Fartaag wuxuu ku eedeeyey Xasn Sheekh inuu isagu soo direy dadka guryaha kismaayo ku jira [...]

Dawlada Xasan Sheekh oo Weli Isticimaalaysa Haweenka Masaakiina oo Barakacayaalka Ka Mida (DAAWO)

mudaharad muq2

Muqdisho (Allssc.com) Dawlada Xasan Sheekh ayaa hadana maanta marlabaad mudaaharaadsiisey haween masaakiin ah oo ka tirsan barakacayaasha ku jira xeryaha qaxootiga ee muqdisho, dumarkan ayaa la sheegey iney dawlada xasan sheekh usoo abaabulaan dumar isku sheega iney yihiin ururo haweena ooy Xasan Sheekh isku beel yihiin oo u dhaxeeya dadka masaakiinta ah ee qaxootiga ah [...]

Baarlmaankii Laaluushqaate oo Laba Beri Xasan Sheekh Lacag ku Kala Direy mooshinkiina Tuurey (DHEGEYSO)

Jawaari 2

Guruubka isku koobay talidii soomaaliyeed ee Xasan Shiikh iyo Waxa ka dambeeyaa ay hogaan u hayaan ayaa kulankii maanta ee baarlamaanku u balansanaa ee mooshinka xukuumada looga keeney daaqada ka tuuray, wuxuuna sheegey iney dadkii oo dhan ka noqdeen, iyadoo xildhibaano badan oo qeylinaya gadaal laga maqlayo. Fadhigan ayaa mikirifoonka la siiyey hal nin oo [...]

Photo Gallery