Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey
Author Archive
Stories written by kalshaale7

Jaaliyada Khatumo State Ee Uk Oo Siway Uxusay Maalinta Nadaafada 18/May/2013 Ee Gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn.(Daawo Sawiro+Warbixin)

KHaatumo State

London(Allssc)-jaaliyada Maamulka Khaatumo State ee cariga Uk ayaa si wayn u xusay 18 May maalinta Nadaafada deegaamada SSC waxaana kasoo qayb galay xuskan Xubno kamida ah gudiga jaaaliyada Khaatumo State ee magaalada London iyo dadwayne kala duwan oo kayimid xaafadaha magaalada London ee magaalo madaxda boqortooyada ingriiska halkaan ka daawo sawirada. Allssc News Desk/Online ibnuhiirad@gmail.com [...]

Jaaliyada Khaatumo State Ee Ku Nool Magaalada Kampala Ee Dalka Uganda, Oo Ka Qeyb Qaatey Maalinta Nadaafada Gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn 18/May/2013.(Sawiro+Warbixin)

19

Kampala(Allssc)- Iyadoo ay maanta ku beegan tahay maalinta qashin gurista deegaanada maamul goboleedka khaatumo ee soomaaliyeed ayaa guud ahaanba shacbiga gobollada sool sanaag iyo cayn ay u dareereen wax ka qabashada goobaha qashinka iyagoo guud ahaanba nadiifiyay magaalooyinka,degmooyinka iyo deegaanada maamulka khaatumo dhamaantood. waxaa iyana daba socotay arrinkaas inaanu ku ekaan kaliya gudaha dalka waxaa [...]

Daawo Video:- Sidee Looga Xusey Magaalada Buuhoodle Maalinta Nadaafada Gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn 18/May/2013.(Maqal Iyo Muuqaal)

IMG_3861

Buuhoodle(Allssc)-Xuska maalinta Nadaafada gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn ee maamul goboleedka Khaatumo State ayaa maanta si habsami ah uga socda gudaha magaalada Buuhoodle. Waxay ahayd salaadii subax kadib markii ay bulshada ku dhaqan magaalada buuhoodle intooda aan ka warhayn ay ku kaceen sawaxanka gadiidka iyo bulshada weynta ka qeyb qaadaneysay Olole Nadaafadeed oo lagu maamusey maalinta [...]

Jaaliyada Maakhir State Of Somalia, Oo Taageero Buuxda Siisey Maamulka Jubbaland State Iyo Madaxweynaheeda Cusub”Axmed Madoobe”

Jubbaland_135

London(Allssc)- Hanbalyo shacabka jubbaland iyo madexweynaha jubbaland Anagoo ah Jaaliyad Maakhir ee dalka Germany waxaan soo dhoweyneynaa doorashadii xorta hayd ee shacabwenybaha Jubbaland uu ku dortay madaxwenaha Axmed maxamed Islaam (Axmed madoobe) waxaan ilahay uga baryaynaa  in xilka culus uu u fududeeyo. Tan kale dhismaha maamulka jubbaland  waxay horseedaysaa guud ahaan dalka soomaaliya gaar ahaan jubbaland  horumar nabadgelyo [...]

Wufuud Prof Gaandi & Igad kala hogaaminayaan oo Kismaayo gaaray

dowlad5

Kismaayo(Allssc)-Prof Maxamed Xaaji Cabdi Gaandi aasaasihii barnaamijka 4ta sano soo socda ee dowlad goboleedka loogu dhisay Jubbaland ayaa maanta dib ug laabtay magaalada Kismaayo. Prof Gaandi ayaa safar shaqo dibada ugu maqnaa markii Sh. Axmed Madoobe shir aan la isku ogeen lagu shaciyay in uu Madaxweyne yahay. Sheegashada Axmed ee in la doortay waxeey keentay [...]

Xuska Maalinta Nadaafada Gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn Ee 18/May/2013, Oo Maanta Si Habsami Ah Uga Dhacdey Magaalada Buuhoodle Ee Gobolka Cayn.(Sawiro+Warbixin)

IMG_3763

Buuhoodle(Allssc)-Xuska maalinta Nadaafada gobolada Sool,Sanaag Iyo Cayn ee maamul goboleedka Khaatumo State ayaa maanta si habsami ah uga socda gudaha magaalada Buuhoodle. Waxay ahayd salaadii subax kadib markii ay bulshada ku dhaqan magaalada buuhoodle intooda aan ka warhayn ay ku kaceen sawaxanka gadiidka iyo bulshada weynta ka qeyb qaadaneysay Olole Nadaafadeed oo lagu maamusey maalinta [...]

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federalka Somalia:- Jobbooyinka Xoog Ayaanu Ku Gali Doonaa, Waxaanu Markan Helney Fursad Aanu Ku Galno.

Wasiirka-Arrimaha-Gudaha-Kismaayo1

Mugdisho(Allssc)-Ninka ku magacaaban Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Dowlada federalka Soomaaliya, ayaa hanjabaad hawada u marinaya maamulka Jubbaland. Wuxuu sheegay in awood milatari kula wareegayaan Jubbooyinka. Halkeey ka imaneeysaa awooda uu sheegayo iyada oo Xamar Ugaandhees ku ilaaliyaan uusan soo dhaafi karin agagaarka Airporka iyo Villa Soomaaliya. Qorshahu wuxuu yahay in ciidam qaran lagu sheego kuwii [...]

Baarlamaanka Federalka Somalia,Oo loo qeybiyay Muushin ka dhan ah Xukuumada Raysal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid”.

Barlamanka Somaliya

Mugdisho(allssc)-Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Jamuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ku yeeshay Kalfadhiga 2aad fadhigiisa 24aad ee kulamadda baarlamaanka, waxaana shir gudoominayey fadhiga Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxaana ay uga doodeen Ajandeyaal dhowr ah. Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa waxaa kulanka loogu qeybiyey mooshinkii laga keenay Xukuumadda Ra’iisul [...]

Tartan Ciyaareed Aad U Qurux Badan Oo Lagu Maamuseyay 15/05/2013 Maalinta Dhaliyarada Somaliyeed Ee SYL, Oo Ka Dhacdey Magaalada Jonhanisberg Ee South Africa.(Daawo Maqal Iyo Muqaal)

ciyar

Jonhanisberg(Allssc)-Tartan ciyaareed logu maamusey 15/05/2013 maalinta dhaliyarada Somaliyeed ee SYL ayaa ka dhacay magaalada Johanisberg. Tartan ciyaareedkani ayaa ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen dhaiyarada ku dhaqan magaalada Johanisberg iyadoo ay kasoo qeyb galeen dadweyne aad u fara badan. Waxaana munaasibadaasi tartan ciyaareedkani lagu soo bandhigey Tartan ciyaareed ay ku wada ciyaarayeen laba kooxood oo [...]

Mid ka Mid ah Hogaamiyaasha loogu jecel yahay dalka Pakistan & Iyo Xaaladiisa Caafimaad Oo Laga Dayrinayo.(Daawo Maqal Iyo Muqaal)

imran

Lahore(Allssc)-Siyaasiga caanka ah ee hogaamiyo Xisbiga PTI ee dalka Pakistaan Mr. Imran Khan ayaa Isbitaalka loo la cararay ka dib markii uu si Toos ama Live ah uga soo dhacay meel qar ah xili uu si weeyn ula dabaaldagayay Taageerayaashiisa oo iskugu soo baxay magaalada Lahore ee dalka Pakistaan. Hogaamiye Imran Khan oo 60 sano [...]

Photo Gallery