Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey
Author Archive
Stories written by CabdiqaniMakhtal

Xuska Maalinta Qashinka 18 May Oo Ka Soconaya Guud Ahaan Deeganada Khaatumo State

qashin

Laascaanood(Allssc): Dhamaan Shacabka Reer Khaatumo waxaa lagu wargalinayaa in ay si weyn u socoto qaban qaabadda Xuska Maalinka Nadaafadda Khaatumo loo Asteeyey ee 18 May oo sanad kastaba la xuso inta iyo wixii ka danbeeyey sanadkii 2005, haddaba qaban qaabadda waxa ay ka socotaa guud ahaan deegaandda Khaatumo Degmo kasta waxaana si xushmad leh looga codsanayaa [...]

Waxgaradka Reer Khaatumo Ee Ku Sugan Muqdisho Oo Shir Isku Yimid (Daawo Sawiro).

DSCN0902

Muqdisho(Allssc): Shir wada tashi ah oo uu soo abaabulay Ganacsadde Cali Ciise OOg isla markaasna ay ka soo qayb galeen Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cabdinuur Cilmi Qaaje Bindhe,Wasiirka Horumarinta iyo Khayraadka ee Khaatumo C/kareen Wasiiru dawlaha Arimaha Gudaha ee DFKM Mahdi Maxamuud Cali, Xildhibaadda DF ee ka soo jeeda Khaatumo, Gudoomiye ku xigeenka Haweenka Soomaaliyee Marwo [...]

Xildhibaanadda Khaatumo Ugu Jira Dawladda Fedraalku Ma Ka Soo Baxeen Kaalinkoodii?

guriga umadda

dhismaha dawladdas Fedraalka Soomaaliyeed ayaa ku timi soo xulitaankii Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliyeed kuwaas iska dhex doortay Gudoomka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha qudhiisaba, bilawgii doorashooyinku socdaan waxa ay Xilidhibaanadda Khaatumo ka dhex muuqdeen loolankii siyaasadeed ee ka socday Muqdisho gaar ahaan Cali Khalif Galaydh iyo Siyaasigii Firfircoonaa Siyaad Maxamuud Shire hase-yeeshee kolkii ay dhaatay loolankii Siyaasadeed ayaa [...]

R/wasaare Saacid Oo Dalbaday In Dekedda Magaaladda Kismaayo Ay Si Gaar Ah U Hoostagto Xafiiskiisa (Warbixin).

saacid

Kismaanyo(Allssc): Wada hadaladda ka soconaya Magaaladda Kismaayo ayaa wajigii kowaad lagu kala kacay maanta iyada oo labadda dhinacba ay la shir yimaadeen arimo kala fog waxana dhinac Maamulka KMG ah ee Jubbaland doonayeen in shirka ka soconaya Jaamacadda Kismaayo dib loo dardargaliyo halka Waftidda R/wasaaruhuna ay doonayaa in Maamul ku meel gaadh ah oo lix [...]

R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo cadaystay Dagaalka uu kula jiro Beesha Dhulbahante ( Warbixin)

IMG_3756

R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) ayaa waday booqashooyin is daba joog ah oo uu ku kala bixinayey Gobalka Dalka Soomaaliya kuwas oo ugu guur galayey xaaladda Ami, Horumarineed iyo waliba Maamul waxana uu R/wasaaraha Saacid lugtiisii ugu horaysay ku tagay SH/hoose, Hiiraan Gobaladda Dhexe iyo waliba Puntland, Galmudug oo uu maanta hadhsanayo R/wasaaraha [...]

Xaabsadde oo Boorsooyinkiisa ka xidhxidhay Hargaysa iyo Xaglatoosiye oo Wasiirnimadiisu kaga xidhan tahay Buuhoodle!

labo

Horjaaga Maamulka Hargaysa Ahmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa isku shaandhayn ku samaynaya Golihiisa Wasiiradda Maamulka Hargaysa si uu indhaha Beesha Caalamka u khaldo ka dib markii ay fashilantay Siyaasadii guracnayd ee beesha Isaaq kula dhaqmaysa Caalamka ayna wadamadda Deeqaha bixiya ogaadeen xaqiiqda dhabta ah ee ka jirtay Gobaladda Waqooyiga Soomaaliya, waxana uu Siilaanyo seeftiisu qaadanaysaa [...]

Abaaro kulul oo ka jira Guud ahaan Deegaanadda KHaatumo State inkasta oo Deegaanadda Ciid Cadku ay u badan tahay ( Sawiro)

Hawdka Ciida

waxaa laga dareemayaa xaaladag adag oo Abaaro ah guud ahaanba deegaanadda Khaatumo State of Somalia ka dib markii la waayey Dayrtii la soo dhaafay oo inta badan deegaanadda khaatumo aysan ku tiixin Roobabkii Xiligaas sidoo kale waxaa yaraa Gu’gii la soo dhaafay qudhiisu inkasta oo dhamaan laga wada simayn yahay Biyo la’aanta iyo baad yarida [...]

labo Madoobe oo qabsan doono Madaxtinadda Dawlad Gobaleedka Jubba-land !

cali-madoobe

inkasta oo uu maanta dib u dhacay shirweynihii lagu dhisilahaa Dawlad Gobaleedka Jubba-land ayaa hadana waxaa la saadaaliyaaa in madaxtinadda dawladaas cusub ay majaraha u qaban doonaan Labi Madoobe oo kale ah Madaxweynaha Maamulka Jubba-land Sh Ahmed Madoobe iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Col. Cali Madoobe Col. Cali Madoobe ayaa maanta ku maqan Gobalka Gedo [...]

Sarkaalkii Dhaqaalaha u qaabilsanaa Alshababta Waqooyiga Somaliya oo lagu qabtay Hargaysa

Al-Shabab

Ciidamadda Police-ka ee magaalooyinka Burco iyo Hargaysa ayaa qabqabtay ku dhawaad 20 ka tirsan Alshabab kuwaas oo hawlo gaancsi iyo Macalino ku gabanayey waxaana dadka laga qabqabtay magaaloyinak Burco, Berbera iyo Hargaysa Saraakiisha Alshabab ee la qabtay ayaa waxa ku jira Amiirka Alshabab walalkii Maxamed Ahmed Godane kaas oo dhinac dhaqaalaha u qaabilsan Alshababta Waqooyiga [...]

Jabhada SNM Oo Safar Baryo ah Ugu Tagaysa Safaaradda Uk Ee Adis-abab

Siilaanyo

dhawaan ayey ahayd markii Dawladda Uk ay dadka ka soo jeeda ugu baaqday in ay sida ugu dhakhsiyaha badan uga baxaan Somaliland ka dib markii ay sheegtay in ay ku sugan yihiin dad khatar ku ah muwaadiniinteen kuwaas oo u geysanaya dilal iyo waliba Afduubasho sidoo kalena Safiiirka Uk u fadhiya Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyey [...]

Recently Commented

Photo Gallery