Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey
Author Archive
Stories written by allssc@allssc.com

The War On Democracy (Daawo Barnaamijka Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Sida Reer Galbeedka U Bur Buriyaan Dowladaha Iyo Madaxda Ka Hor Timaada Danaha Reer Galbeedka).

democracy

Allssc(Allssc):  Akhyaarta Sharafta badan waxaan Cawa aad u jeclaysanay inaan si weyn idiinla wadaagno Barnaamij xiiso badna oo loogu magac daray The War On Democracy  Barnaamijkan waxaa qaaday  Christopher Martin iyo John Pilger waxaana Producer ka ahaa Wayne Young waxana Barnaamijkan lasii daayay 15 June 2007. Barnaamijkan oo ah mid aad u xiiso badan ayaa waxaa [...]

Ganacsatada Shidaalka Gobolka Bari Oo Tilmaamay In Ganacsiga Shidaalka Uu Faroole Dad Gooni ah U Xidhay (Daawo Maqal Muuqaal)

sawir

Boosaaso(Allssc):  Ganacsatada Shidaalka ka keeni jiray Dalka Yaman ayaa waxa ay aad uga cawdeen Xanibaada la saaray Ganacsigooda. Ganacsatadan ayaa isaga daba noqday Maamulka Faroole kaas oo ay ka codsadeen in loosii daayo ganacsigooda, balse taa waxaa si cad ganafka ugu dhuftay Faroole. Ganacsiga Shidaalka ayaa waxaa uu u xidhan yahay Rag ay isku dhow [...]

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Juba-land Oo Si Aan Hore Loo Arag Loogusoo Dhoweeyay Addiss Ababa (Daawo Sawirada Oo Dhamaystiran).

madoobe

Addis Ababa(Allssc): Waxaa Gaaray Magaladda Addis ababa Madaxweynaha Jubbaland iyo Wafti hogaminayo oo uu Ka mid yahay  Masuul Sare  Sh.Maxameddl Awlibaax kuwaas oo marti qad ka helay Madaxda Dowlada Ethiopia. Hadaba Daawo Sawirada Sida Loosoo Dhoweeyay Madaxweynaha.

Sawirka Maanta Iyo Heerka Somalida Ay Ka Marayso Qabyaalada (Daawo Sawirka).

qabiil

Allssc(Allssc):  Somaliya oo kamida Dalalka Qabyaalada ay sida xun u naafaysay ayna kala qaybsiyay Shacabkeeda aya wali waxaa si xoog ah ugu xididaystay Qabyaalada. Qabyaalada ayaa Garab iyo Gaashaan ka hesha Kooxaha mrkaas iyagu Hoyaamiya Siyaasada ama MAdaxda looga dhigo Dalka kuwaas oo awood dheeraad ah ku raadsada Kursiga iyaga oo Ficiladodoa xun xun u [...]

SRSG Kay’s Failed Visit to Hargeisa (The Khaatumo State of Somalia PRESS RELEASE)

warqad

The Khaatumo State of Somalia PRESS RELEASE Subject: SRSG Kay’s Failed Visit  to Hargeisa Date:14 June 2013 The Khatumo State of Somalia would like to convey its warm compliments to Ambassador Nicholas Kay, the new Special Representative of the Secretary-General (SRSG) of the United Nations to head the recently established United Nations Technical Assistance Mission [...]

Walaal La Dhashay Dadkii Somaligu Ku Dilay Magaalada St Louis Oo Saxaafada Uga Waramay Sababaha Keenay Dilka (Dhagayso).

dhacdo

St Louis(Allssc): Mid ka mida Ragii lagu dilay magaalada St Louis ee uu toogtay Somaliga kale aya awaxaa uu la hadlay Saxaafada, waxana uu ka war bixiyay  Waxyaabaha ay u tuhmayaan in Dilkan dhaco. Waxana uu yidhi Sidatan.   Halkan Hoose Ka Dhagayso   http://allssc.com/66212-2/   Allssc News Desk Allssc@allssc.com

Beesha Haweiye: Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud Waa Madaxweynihii Ugu Fiicnaa Ee Somalia Soomara – Beesha Daarod Aan Mar Labaad Dagaal Isugu Noqono (Daawo Daruuro Colaadeed Oo Somalia Dul Hoganaya).

maleeshiyo-beeleed

London(Allssc): Tan iyo wakhtigii la doortay Xassan Sh Maxamuud ayaa Dalka Somalia waxaa ka jiray Saan saan Colaadeed iyo Ficilo Qabyaaladeed oo mudo Somalia ka nasatay. Waxaa Marlabaad dib u muuqday in Somalia ay ku socoto wadadii Dagaalada Sokeeye kaas oo wakhtigan ay aad u hurinayso Dowlada Xassan Culusow Muuse isaga oo ay Dabada ka [...]

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Somaligii Magaalada St Louis Ku Toogtay Somalida Kale (Daawo Maqal Muuqaal).

dil

St Louis(Allssc): Soomaalida ku nool magaaladii uu ka dhacay falkii uu ninka Soomaaliga ah uu ku dilay Soomaali kale oo uga shaqeynaysay xaruntiisa ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday walaac iyo murugo ku saabsan arintaas ka dhacday magaalada ay ku nool yihiin.  Soomaalida ku nool magaalada St. Louis, Missouri ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la [...]

Barnaamij Laga Sameeyay Nolosha Dhabta Ee Somalida South Africa Oo Laga Sameeya Dukaan Ay Leeyihiin Ganacsato Reer Khaatumo State ah (Daawo Maqal Muuqaal).

khatumo shop

Johannesburg(Allssc): Waxaa Barnaamij  laga duubay Somalida ka ganacsatada Dalka South africa kuwaas oo mudooyinkii u danbeeyay  lagu hayay weeraro dhinacyo badan leh. Barnaamijkan ayaa loogu magac daray Living Under Siege  waxana laga duubay dumaan ay leeyihiin Ganacsato Reer Khaatumo ah waxan ay ka warbixinayaan shibatada iyo xaaladaha Ganacsatada somaliyeed ku haysata Dalka South Africa. Halkan [...]

Aadan Seero Oo Afka Ku Furtay Beesha Siilaanyo Kana Hadlay Kiristaamayn Ka Bilaabantay Hargaysa Oo Hore Wax Uga Qortay Warbaahinta Allssc (Dhagayso Oo Maqal)

aadan seero

Hargaysa(Allssc): Jabhada Aadan () Seero ayaa afka ku furtay Beesha Siilaanyo isaga oo iftiimiyay Ficilada Liita ee Beesha Siilaanyo ku hayso Hargaysa iyo Qaabdaro socodkooda, waxana uu tilmaamay sida ay Garab isugu siinayaan Beesha Siilaanyo Xumaanta iyo Boobka. Sidoo kale Aadan Seero ayaa sheegay sida ay xawli ugu socoto Diin kasaarida Dhalinyarada Reer Haragaysa oo [...]

Photo Gallery