Allssc(Allssc): Dhamaan SAxafiyiinta Ku Sugan Kismaanyo waxaa la ogaysiinayaa in Warbaahinta Allssc ay ka banaan tahay Fursad Shaqo midaas oo loo qaadan dooni Qofka ugu Haboon Xirfada Saxafinimo. Shaqadan ayaa noqon doonta mid joogto ah hadii Rabi Raali Ka Noqdo. Shuruudaha Looga Baahan Yahay Saxafiga 1- Inuu Yahay Saxafi Hore Ugu Soo Jiray Saxaafada. [...]
Apr 27 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Allssc(Allssc): Waxaa sia soo taraya Kacdoonka Shacabka Khaatumo State ku rabaan inay Deegaanda Maqan ee Khaatumo State lagusoo celiyo Gacanta Shacabka iyo Maamulka Khaatumo. Hadaba MAdaxweyne Biindhe oo hada la wareegay Golaha Madaxtooayda iyo Golayaasha Khaatumo Ciidanka Qalabka Sida ee Khaatumo State gaadhsii Ra’yigaaga ku aadan in Deeganada Khaatumo lagusoo celiyo. Waa Cod Bixin Muhiim [...]
Apr 27 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Allssc(Allssc): Waxaa Warbaahinta Allssc u suuro galay in ay qaado Akhristayaasha oo ku aadan Heshiiskii dhowana ay wada galeen Xassan Culusow iyo Siilaanyo kaas oo ka dhacay Dalka Turkey. Hadaba si wax uga ogaadaano waxaan isku dayaynaa inaan soo banhigno Codbixin qof kastaa ka dhiiban karo Ra’yigiisa sida uu u arko heshiiskaas. Halkan Hoose [...]
Apr 25 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Shirkan balaadhan oo maanta uga furmay magaalada taleex ayaa ah mid lagu gorfayn doono xaaladaha maamulka khaatumo iyo wixii u qabsoomay intii uu jiray waxaan loo wakiishay labada madaxweyne iyo garaad saleebana iyo garaad jaamac. Waxaan uu si toos ah u furmay maanta shirkan oo safaaxadu dibad joog ka naqon doonto ayaa [...]
Apr 15 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Waxaa Magaaladda Taleex ee Caasimadda Maamulka Khaatumo soo gaadhay wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayey Garaadka Guud ee Deeganadda Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac,waftigan ayaa waxaa ay ka koobnaayeen Golaha Sare ee dhaqanka waxaana Socodkooda ku Wehelinayey Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulka Khaatumo Mudane Yaasiin Axmed Sulub iyo sidoo Kale Agaasimaha Warfaafinta ee [...]
Apr 4 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Garbahaaray(Allssc): Dagaal la isku Jilba murxay oo u dhexeeya Ciidanka Dowlada Kuwa Ahlu suna oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab. Dagaalkan aya socday Sadex Saac dhanka Dwoalda aya sheegtay inay ay digeen qaar ka mida Dagaal yahanada Alshabaab. Halkan Hoose Ka Daawo Halkan Riix Si aad U Daawo====>> http://allssc.com/57058-2/ Allssc News Desk Allssc@allssc.com
Mar 25 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Roobab Lagu diirsaday ayaa ka da’ay Xalay Caasimadda Maamulka Khaatumo ee Taleex iyo Deegaano ku xeeran,roobkan ayaa mudooyinkan danbe ka da’ayey gobolka sool,iyadoo sidoo kalena roobabku ay ka da’ayeen deegano badan oo kamid ah gobolka sool o ay kamid tahay caasimadda Gobolka Sool ee Laascaanood. Roobka ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa [...]
Mar 24 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Taleex(Allssc): Muuqaalkani waa mid gaar ah oo aynu idiinka soo diyaarinay Tuuladda Gorofley oo kamid ah Deeganada Hoostaga Degmada Xudun ee gobolka Sool. Kal hore wuxuu Aagaas Dagaal ku dhex maray Maleeshiyadda Siilaanyo iyo Ciidanka Khaatumo,waxaana wixii intaas ka danbeysey Maleeshiyaadka Siilaanyo wadeen Dhac,dil iyo Handadaad kala duwan oo ay kula kacayeen Shacabka Reer Khaatumo. [...]
Mar 24 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Taleex(Allssc): Ururka Daryeel Dalka iyo Dadka Xafiiskiisa Degmadda Taleex ee caasimada Maamulka Khaatumo ayaa Deeqo lacageed gaadhsiiyey Caruuro agoomo ah oo ay Aabayaashood ku naf-waayeen Xoraynti iyo Difaaci dhulka khaatumo kuwaasi oo Goobaha ay ku nool yihiin lacagta loogu geeyey. Deeganadda lacagta laga qaybiyey ayaa kala ahaa Duleedka Xudun ee aaga Xerta,Tuulada gorofley,Aaga Kaamka Qandhicile [...]
Mar 16 2013 | Posted in
Fikradaha,
Wararka |
Read More »
Agaasimaha Guud ee Waxbarashadda ee Wasaaradda arimaha Bulshadda Khaatumo Keyse Cawil Ladane ayaa waraysi uu siiyey warbaahinta kaga warbixiyey Xiliga Kama danbaysta ah ee Imtixaanka Dugsiyadda Sare ee Shahaadiga ah la qaadayo,waxa una sheegay in haatan Gudi Dhawaan lagu dhawaaqay oo diyaarinaysa imtixaanka ay ku hawlanyihiin imtixaanadkii iyo Samaynta LANBARADDA ardayda(ROLE NUMBER). Waxa uuna [...]
Mar 10 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »