Raysul wasaare saacid oo mooshin ay ka kayneen xildhibaano gaadhay 110 xildhibaan qarkana u saaran un ay xilka ka tuuraan ayaa waxaa uu cabasho qaylo dhaan ah u diray odayaasha dhaqanka soomaaliyeed isagoona ka codsaday in xildhibaaanada ay keenann mooshinka dib ula laabtaan. Saacid ayaa odayaash uu wacay waxaa ka mid ah odayaasha shaqanka [...]
May 20 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Waxaa Halkan hoose ka daawataa arin aad uga yaabisay dad badan oo adunka ku nool taasoo ah in wariye sidii uu warka u tabinayaya uu ku bilaabay ninkale feer halkan hoose ka daawo muqaalka. Halkan Ka Daawo Muqaalka Naaji@allssc.com Naaji@allssc.com
May 20 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Waxaa buux dhaafiyay inta u dhaxaysa magaalooyinka gaalkacyo iyo balad wayn gaadiid ah kuwaa xamuulka waxaan ay aad uga cabanayaan dareewalada canshuuraadka maamulada. Gaadiidkan ayaa wado raashin iyo waliba bagaash waxaaan ay ku xanimnaayeen mudo dhan 3 casho inta u dhaxaysa magaalooyinka gaalkacyo iyo baladwayn ilaa haatana cid ka ahadashay ma jirto waxaa [...]
May 20 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Xaflada ay ugu magac dareen maalinta 18 may oo ay ku qabsadee wadanka denmark ayaa wxaaa isku laayay beelaha isaaq dhex dooda beesha habar yoonis iyo habar jeclo waxaan halkaas ku dhaawac may labo dhalin yar ah. Sida wararku ay sheegayaan labadan wiil ee dhaawaca ayaa waxaa ay ka soo jeedaan meesha habar yoonis [...]
May 20 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Tanyo halgankii hubaysnaa ee ka jiray Gobolada Khaatumo Waxaa jiray dad Badan oo lafdhabar u ahaa ama hormuud u ahaa horu Marinta Iyo dhiirigalinta shacabka Khaatumo Waxaana Laga Xusikaraa oo Kow ka ah warbaahinta Khaatumo,oo ay ka mid yihiin , idaacado,Wabsetyo Iyo waliba mida Maqal iyo muuqaalka ah, oo ay shakhsiyaad dhalinyaro ah oo fir [...]
May 19 2013 | Posted in
Fikradaha |
Read More »
Waxaa maanta ka dhacay caasimada kenya ee nairobi xaflada balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen dhalainyarada ururka khaydo oo ah kuwa had iyo jeer u taagan sidii ay jahliga uga saari lahaayeen dhalainyarada kale ee reer khaatumo. Xaflada ayaa ugu horayn waxaa furay shiikh cabdirisaaq shiikh cismaan waxaan uu ku furay aayadaha qur [...]
May 19 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Jaaliyadaha ka soo jeeda maamulka khaatumo adwal iyo maakhir ayaa si wayn u xusay maalinta nadaafada ee ay samaysteen walaalahooda reer khaatumo waxaan saaka aroortii ay soo qaateen mafiiqyada dhulka lagu xaaqo. kadib waxaa ay bilaabeen xaaqitaan ay xaaqayaan qaybo ka mid ah xaafadaha islii oo iyagu horay ay u nadaafin jireen dawlada hoose [...]
May 18 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Allssc.com:- Innaa illaahi Wa innaa Illeyhi Raajicuun. Geeridu waa xaq: Waxaan halkan tacsi uga direynaa dhammaan Qoyska reer Suggule Cabdi geeridii naxdinta lahayd ee ku timi AUN marxuum Cabdullahi X. Suggule Cabdi oo ku geeryoodey magaalada London , England, UK.16/5/2013. Waxaan leenahay “Rabbi marxuumka samir iyo iimaan ha idinka siiyo, ilaahna janadii Fardowso ha ugu [...]
May 17 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Nairobi:- Waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh looga diraynaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alle ha u naxariistee marxuun Abdillahi Sugule Abdi oo manta ku geeriyooday magaalada London ee boqortooyada ingiriiiska. Waxaa tacsida diraya dadka hoos ku xusan. Abdillahi Bidhaan Mohamud Abdi Isse Anagel Eng. Guutaale Abdirisak Osman Ogle Suufi X Seefle Abdirashid Ubadaa Mustafe [...]
May 16 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »
Madaxwayne Maamulka Khaatumo Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash oo Kamida Golaha madaxtooyda Maamulka Khaatumo State ayaa ka Hadlay Arimo Dhowra oo Quseeya Deeganada SSC iyo Mamulka khaatumo State. Ahmed karaash Ayaa Ka hadlay Caqbadaha laga Gudbay ee Isbadalka lagu sameeyay, Isagoona Sheegay In waxbadan laga Faaiidaysay khaladaadkii Dhacay. Madaxweynah Oo amuurtaas ka hadlaya [...]
May 15 2013 | Posted in
Wararka |
Read More »