WAR HOOOOOOOOOOOY SOMAALIYA SOMAALI BAA LEH. »
Ururka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda iyo Cadaalada codka inta damiirka,dareenka nool wadaniyadeed iyo karaamadda somaaliyeed ku gaashaaman,waxaanu halkan ku soo gudbineeynaa dhaliil culeeyskeeda leh ku saabsan arinta qaran jabkeeda iyo masuuliyad…
May 23 2013 / No Comment / Read More »
Maqaal Xiiso Badan+Taariikhda ummadda yaan laga been sheegin »
Taariikh kasta oo dal iyo dadleeyahay waa shay aad iyo aad qaali u ah xiligii ay dhacday ilaa xiliga hadba lajoogo waa midaan la qarin Karin ujeedkasta halaga lahaadee haddii…
May 21 2013 / No Comment / Read More »
Dr. Cali Ciise Cabdi Oo Idaacada VOA Ugu Casunaa Martida Makarafonka (Dhgaayso) »
london(Allssc):Dr. Ali Ciise Cabdi oo ah gudoomiyaha hay’ada Daraasaadka, siyaasada , dhaqaala iyo amaanka ee Geeska Afrika ee marka magaceeda la soo gaabi la yidhaahdo {HESPI}, ayaa waraysi uu siiyey…
May 21 2013 / No Comment / Read More »
Gudoomiyaha Barlamanka jabhada SNM Cirro:- Wadahadaladii Aanu Dowlada Xassan Culusow La Yeelanay Ee Ahayd Labada Qaran Wuu Dhaawacmay Inuu Bur Buri Doonana Ma’ogin (Dhagayso Laba Wajiilayntii Xassan Culusow Oo Soo Afmeerantay) »
Hargaysa(allssc): Waxaa magaalada Hargaysa maanta shir jaraai’d kuq abtay Gudomiyaha Barlamanka Jabhada SNM kaas oo ka hadlay Wada hadal ay dhowaan kula galeen Xassan Culusow kaas oo Jabhdaa SNM ku…
May 21 2013 / No Comment / Read More »
Maqaal: Dhiidhiga Weriyayaasha Khaatumo iyo dhiig la’aanta jaaliyadaha. »
Tanyo halgankii hubaysnaa ee ka jiray Gobolada Khaatumo Waxaa jiray dad Badan oo lafdhabar u ahaa ama hormuud u ahaa horu Marinta Iyo dhiirigalinta shacabka Khaatumo Waxaana Laga Xusikaraa oo…
May 19 2013 / No Comment / Read More »
Somalia: Oil thrown on the fire – Energy companies scrambling for reserves risk opening up dangerous faultlines »
But the situation is looking even more complex. The area around Nugaal, Khaatumo, last year declared independence from both Somaliland and Puntland, highlighting the risk that oil could rupture the…
May 17 2013 / No Comment / Read More »
Cuqaasha,Waxgaradka Iyo Dhamaan Bulshada Gobolka Cayn Ee Magaalada Buuhoodle Oo Hambalyo U Diraya Madaxweynaha Cusub Ee Jubbaland State.(Daawo Maqal Iyo Muqaal) »
Buuhoodle(Allssc)-Tan iyo markii madaxweynaha maamulka Jubbaland loo doortay Axmed Madoobe oo kamid ahaa siyaasiyiintii ugu cad-cadaa ee loo badinayey inay kusoo baxaan jagada madaxtinimo ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa arintaasi…
May 16 2013 / No Comment / Read More »
Somalida Iyo Ajaanibta Kale Ee Ku Nool Dalka Turkiga Oo Ku Soo Bandhigay Hidaha Iyo Dhaqankoda Magaalada “ESKIŞEHIR” (Daawo Sawiro). »
Istanbul (Allssc): Ardayda iyo qoxootiga ku nool dalka turkiga ee ay ka mid tahay somalida ayaa ku soo bandhigay hidaha iyo dhaqankooda ay cid walbaa caanka ku tahay, badhig dhaqameedkan…
May 15 2013 / No Comment / Read More »
Daawo Sawiro Muujinaya Weerarkii Daraawishta iyo Diyaaraddii Ugu Horeysey Loo Adeegsado Qaarada Africa »
Waxa hoos inoogu taxan Sawiro dhowaan kaydka qarsoona ee Dowlada Ingiriisku Faafiyey. Waa marki ugu horaysay oo la soo bandhigo sidii loo weeraray xaruunta Daraawiishta ee Taleex. Sawiradan waxa ka…
May 13 2013 / No Comment / Read More »
Muxaadaro Ku Saabsan Hooyada (Daawo Maqal Muuqaal + Nasheeda Quruxbadan). »
Allssc(Allssc): Iyadoo Dalalka Reer Galbeedka ay Hooyada ay u asteeyeen Maalin kaliya oo ku beegnayd Maanta oo Axad ah 12/may ayaaa Diinta Islamka ee Quruxda badan ay Hooyada Siisay Muhiimada Uguweyn…
May 13 2013 / No Comment / Read More »
Cadow-Toosiye Oo Mujahidiintii Iyo Shacabkii Lagu Xasuuqay Gobolka Cayn Ku Tilmaamay Jabhad (Dhagayso). »
Hargaysa(Allssc): Cadow Toosiye oo maanta lasoo cadho cidhiyay kadib markii uu u duulay Jabouti ayaa waxaa markii uu soo noqday Saxafada Hargaysa ay waraysatay ayay waydiisay Khilaafka isaga iyo kooxda…
May 12 2013 / No Comment / Read More »
Horgale Axmed Cabdi Xaabsade Oo Furtay Goob Uu Gawadhida Jabhada SNM Ku Furfurto Kadib Markii Dhaqalaha Cunaqabatayn Laga Saaray (Daawo Maqal Muuqaal + Ila Qosol). »
Hargaysa(Allssc): Horgale Axmed Cabdi Xaabsade oo mudooyinkii dabe ku sugnaa magaalada Hargaysa kadib markii uu kasoo digo rogtay dhanka magaalada Garoowe halkaa soo adeege fiican u ahaa Maamulkii burburay ee…
May 12 2013 / No Comment / Read More »Laba Nin Oo Loo Qabtay Weerar Ay Ku Wadeen Masajid Ku Yaal Bariga London Iyo Banaan Baxyo Rabshado Wata Oo Ay Dhigeen Kooxo Cunsuriyiin ah (Daawo Maqal Muuqaal). »
London(Allssc): Kadib Markii Galabnimadii Shalay ay Labo Nin oo ku ubaysan Mindiyo ay weerar ku qaadeen Nin la sheegay inuu…
May 23 2013 / No Comment / Read More »Sawirka Maanta Iyo Dowlada Xassan Culusow Muuse Oo Qaaday Wadadii Colaada Iyo Dagaalada Sokeeye (Sawir). »
Allssc(Allssc): Farshaxanistaha Aminasrts ayaa soo bandhigay Sawir uu ku muujinayay Layaabka ay Dadweynuhu kaga yaaban yihiin Meesha ay artay Dowladii…
May 23 2013 / No Comment / Read More »Sawirka Maanta Iyo Farxada Damu Jadiid Kadib Markii Ay Maalintii Shalay Ka Badbaadeen Mooshin Kalsooni Loogala Noqonayay Golaha Xukuumada Tayada Daran (Sawir) »
Muqdisho(Allssc): Kooxda Damu-JAdiid ee Horboodaha ka yahay Madaxweyne Xassan Culusow Muuse ayaa waxa magaalada Muqdisho ay ku qabsadeen Xafalado iyo…
May 23 2013 / No Comment / Read More »Dawlada Xasan Sheekh oo Weli Isticimaalaysa Haweenka Masaakiina oo Barakacayaalka Ka Mida (DAAWO) »
Muqdisho (Allssc.com) Dawlada Xasan Sheekh ayaa hadana maanta marlabaad mudaaharaadsiisey haween masaakiin ah oo ka tirsan barakacayaasha ku jira xeryaha…
May 23 2013 / No Comment / Read More »Daawo Weerarkii Niman Midniyo Ku Hubaysan Ay Shalay Ku Dileen Nin Ka Tirsan Ciidanka Milatariga Dalka Britain (Daawo Maqal Muuqaal). »
London(Allssc): Kadib Marki malintii shalay ay Niman hubaysan ay Maalin cad ku weerareen Mindiyo nin la sheegay inuu ka tirsan…
May 23 2013 / 1 Comment / Read More »Laba Nin Oo Midiyo Ku Hubeysan Oo Askari Ingiriis Ah Ku Diley Xaafada Woolwich.(Sawiro+Warbixin) »
London(Allssc)-Dilkan waxaa geystay labo nin oo madow oo la sheegay inay muslimiin yihiin, kuwaasi oo dilay mid kamid ah Askarta…
May 22 2013 / No Comment / Read More »Daawo Dabayshii Xooga Badnayd Ee Ka Dhacday Moore Oklahoma (Daawo Maqal Muuqaal). »
Moore(Allssc): Waxaa Dabaylo Xoogleh ka dheceen Moore Oklahoma Dalka Maraykanka Dabayshan oo ah nooca loo yaqaan Tornado ayaa waxa ay…
May 22 2013 / No Comment / Read More »Waa Sidee Bilicda Degmada Xamar-Laguxidh Ee Gobolka Cayn Iyo Xili Barwaaqeedkani.(Sawiro+Warbixin) »
Buuhoodle(Allssc)-Degmada Xamar-LaguXidh Waxay ka mid tahay degmooyinka ugu waaweyn ee ka mid ka ah gobolkani Cayn. Degmada Xamar-Laguxidh waxay dhanka…
May 22 2013 / No Comment / Read More »Baarlmaankii Laaluushqaate oo Laba Beri Xasan Sheekh Lacag ku Kala Direy mooshinkiina Tuurey (DHEGEYSO) »
Guruubka isku koobay talidii soomaaliyeed ee Xasan Shiikh iyo Waxa ka dambeeyaa ay hogaan u hayaan ayaa kulankii maanta ee…
May 22 2013 / 1 Comment / Read More »Afhayeenka Raysalwasaraha Itoobiya: Kenya Itoobiaya Waa Khasab Iney Talo Iyo Ilaalin Ku Yeeshaan Maamul Usameynta Goboladey Xoreeyeen (DHEGEYSO) »
Muqdisho (allssc.com) Idaacada VOA-da oo uu tafatire ka yahay nin ay isku jufo hoose yihiin Madaxweynaha somaliya Xasan Sheekh, ayaa…
May 22 2013 / No Comment / Read More »War Dag Dag Ah +Jaylaani Nuur Iikar Oo Bilaabay Dawlada Saacid Ha Loogu Daro 5 Bilood »
Guddoomiye ku-xigeenka Kowaad Ee Baarlamaanka Somalia jaylaani nuur iikar ayaa sheegay in xukumada saacid loogu daro mudo 5 bilood…
May 22 2013 / No Comment / Read More »Jeylaani Nuur Iikar,Guddoomiye ku-xigeenka Kowaad Ee Baarlamaanka Somalia Oo Musuq Maasuq Bilaabay »
Jaylaani nuur ayaa bilaabay musuq maasuq xoogan kadib markii uu baarlamaanka soomaaliyeed uu si xoose u laaluushay kadib marki ay…
May 22 2013 / No Comment / Read More »












































