Daawo Prof: Axmed Ismaaciil Samatar Oo Calaacalkii Ka Dhamaaday. Kadib Markii Wiil SNM Ahi Ku Yidhi Maadaama Aad Isa Soo Dhiibtay Tir Tir Waxaad SNM “Somaliland” Horay Uga Qortay. »
Allssc: Kadib markii Prof: Axmed Ismaaciil Samatar uu booqasho raaligelin iyo isdhiidid ah uu ku tegay gobolada waqooyi ee jabhada SNM ka taliso, ayaa gobolada uu kasoo jeedo aad iyo…
Jun 17 2013 / No Comment / Read More »
The War On Democracy (Daawo Barnaamijka Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Sida Reer Galbeedka U Bur Buriyaan Dowladaha Iyo Madaxda Ka Hor Timaada Danaha Reer Galbeedka). »
Allssc(Allssc): Akhyaarta Sharafta badan waxaan Cawa aad u jeclaysanay inaan si weyn idiinla wadaagno Barnaamij xiiso badna oo loogu magac daray The War On Democracy Barnaamijkan waxaa qaaday Christopher Martin…
Jun 16 2013 / No Comment / Read More »
Jaaliyadaha Dalka China Iyo Kuwait Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Qoyskii Iyo Qaraabadii Dr Cawil Cabdi Hiirad »
Iyadoo ka murugaysan geerida naxdinta leh ee ku timid Dr. Cawil Cabdi Hiirad waxa Jaaliyadda dalka Kuwait ee ka soo jeeda Maamul Goboleedka Khaatumo tacsi u diraysaa dhammaan eheladii iyo qaraabadii…
Jun 15 2013 / No Comment / Read More »
Sawirka Todobaadka: Socdaalka Prof: Axmed Samatar Ku Maslaxanayo SNM Iyo Cawaaqibkeeda »
Allssc: Socdaalaka uu Prof: Axmed Ismaaciil Samatar ku tegay deegaanda ay ku amrkutaagleyso jabhada SNM ayaa guuxa dadweynuhu siyaabo kala duwan u faristeen. Sawirka ayaa ka turjumaya sida uu maanta…
Jun 11 2013 / No Comment / Read More »
Shacabka Reer Awdal State Oo Saluugay Socodkii Samatar ( Daawo Maqal Muuqaal + Warbixin). »
Borama(Allssc): Shacabka Reer Awdal State oo wax badan maqlayay Prof Samatar kuwaas oo aan mudo dheer indho ka qaadin ayaa si aan kala hadh lahayn usoo dhoweeyay Prof Samatar. Bulshada…
Jun 9 2013 / No Comment / Read More »
Olympic Massacre The True Story:- Barnaamij Ku Saabsay 11 Ciyaartoy Yuhuud ah Oo Falastiiniyiintu Ku Afduubeen Jarmalka Kadibna Dileen (Daawo Barnaamij Maqal Muuqaal Dhamaystiran). »
Allssc(Allssc): Sida aad hore noga barateen waxaan rabnaa inaan Maanta idina wadaagno Barnaamij aad u xiiso badan kaas oo wax badan Taariikhda laga xasuusto. Barnaamijkan oo ku baxaya Luuqada English…
Jun 9 2013 / No Comment / Read More »
Gabadha Somaliyeed In La Jecel Yahay Iyo In Kale I’fur Ayay Ku Ogaataa ” Daawo Muxaadaro Qiimo Badan Furiinka Iyo Axkaamtiisa” (Daawo Maqa Muuqaal). »
Nairobi(Allssc): Waxaan maanta aan jecelahy inaan idinla wadaagno Furiinka iyo Axkaamtiisa oo ah mid aysan Bulshada Islaamka ah ka maarmin waxbadana loo baahan yahay inaynu ka barano. Muxaadaradan oo ku…
Jun 7 2013 / No Comment / Read More »
Masiibo: Xasan Culusoow oo Dhulbadeedkii somaliya Ku wareejiyey Kenya Si Ay Burburinta Jubaland Ugu Caawiso (Cadeymo+Xog) »
Muqdisho (Allssc.com) Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo soo cusboonaysiisay hesiiskii isfahamka (memorandum of understanding – MOU) ee Baarlamaanka Soomaaliya hore u diidey. Arintan ayaa lagu macneeyey inuu xasan Culusoow ku…
Jun 3 2013 / No Comment / Read More »
Khomeini – The Man Who Changed The World ( Daawo Barnaamij Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Isbadalkii Iran Iyo Hogaamiyohoodii Khomeini (Daawo Maqal Muuqaal). »
Allssc(Allssc): Waxaan rabnaa in aan idinla Qaybsano Barnaamij xiiso abdna oo ku baxaya Luuqada Englishka Barnaamijakn ayaa si mug weyn oo qoto dheer uga sheekaynaya Isbdalkii Siyaasadeed ee Dalka Iran…
Jun 2 2013 / No Comment / Read More »
Prof: Samatar Oo Jabhada SNM Ugu Yeedhay Inuu Qabto Wasiirka Arrimaha Dibada Jabhada SNM (Dhagayso Prof Samatar Oo Ka Hadlaya Sababta Uu U Yimi Hargaysa). »
Hargaysa(Allssc): Prof Samatar oo ahaa Aas Aasihii Ururka Hiil Qaran kaas oo kusoo hungoobay Magaalada Muqdisho kadib markii uu isu sharaxay Kursiga ugu sareeya Dalka Somalia. Prof Samatar oo hore…
Jun 2 2013 / 1 Comment / Read More »
Maxaa Inaga Dhigay Gacan Ku Gabad (Maqaal Xigmad Badan Oo Akhristayaashu Dib Nooga Codsadeen). »
London Sideedaba inaga oo Maal iyo Ragba buuxna maxaa inaga dhigay gacan ku gabad ?? su’aashan oo ah mid u furan cidkastaa Ra’yigeedana ka…
Jun 2 2013 / 10 Comments / Read More »
A Nation On Drugs – Yemen (Daawo Documentary Sida Uu Qaadku Ula Hadhay Shacabka Dalka Yemen) »
Allssc(Allssc): Shacabka Yemen ayaa ah kuwo uu dib u dhigay Cunista Mukhaadaraadka Qaadka kaas oo cunistiisu aysan Shacabka Yemen u kala hadhin Yaryar Waaweyn, Rag Haween, Madax iyo Manjaba. Qaadka…
Jun 2 2013 / No Comment / Read More »
Madaxeyne Culusow Oo Ay Kaga Dhegtey Jubaland Oo Xitaa Tokiyo La Tegay. Amin Amir Ayaa Sawiro Runta Ku Qotoma Kasmeeyey (Daawo Sawirada Culusow’s Jubaland Obsession) »
Sawiradan ayaa ah kuwo si rasmi ah uga turjumaya siyaasada guracan ee Madaxweyne Culusow oo dadaalkii dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska Soomaaliya dhaafsaday xinka iyo xasarada lagu wiiqayo…
Jun 1 2013 / No Comment / Read More »Madaxweyne Maxamed Yuusuf Jaamac Halac Iyo Wufuud Wasiiro Ah Oo Uu Hogaaminayo Oo Maanta Soo Gaadhey Magaalada Nairobi.(Daawo Maqal Iyo Muuqaal) »
Nairobi(Allssc)-Waxaa Maanta Magaalda Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya soo Gaadhay Wufuuf uu Hogaaminayo Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaaamac Indhosheel oo kamida…
Jun 19 2013 / No Comment / Read More »Xurmadle Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Ka Hadley Tacdibka Jabhada SNM-tu Ku Hayso Cuqaasha Gobolka Sool, Sababta Mar Labaad Loo Xidhey Caaqil”Siciid Cashuur Abyan”.(Dhageysi Haboon) »
Buuhoodle(Allssc)- Iyadoo ay ahayd maalintii shalay kadib markii mar labaad dib loo xidhay Caaqil Siciid Cashuur Abyan oo kamid ah…
Jun 19 2013 / No Comment / Read More »Qalabkii Doorashooyinka Puntland Oo Si Tuugeysi Ah Lagu Soo Galiyey Magaalada Buuhoodle Iyo Qorshaha Faroole Oo Ah Inuu Dab-dabacsani Ka Helo Shacabka Gobolka Cayn.(Sawiro+Warbixin) »
Buuhoodle(Allssc)- Qalabkii Doorashooyinka Maamulka Faroole ee Puntland oo si qarsoodi ah lagu soo galiyey gudaha magaalada Buuhoodle, Qalabkan oo iskugu…
Jun 19 2013 / No Comment / Read More »DAAWO+SAWIRO:-Madax Waynaha Khaatumo Iyo Xubno Wasiira Oo Soogaadhay Nairobi »
Waxaa Maanta Magaalda Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya soo Gaadhay Wufuuf uu Hogaaminayo Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaaamac Indhosheel oo kamida…
Jun 19 2013 / 1 Comment / Read More »Qaramada Midoobay maxey katiri Weeraradii Ismiidaaminta ahaa ee Maanta lagu qaaday Xaruntooda Magaalada Muqdisho? »
Mugdisho(Allssc)-Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Q.M u qaabilsan soomaaliya UNSOM Nicholas Kay,ayaa cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaaday xarunta…
Jun 19 2013 / No Comment / Read More »Daawo Muuqaalkii Qaraxyadii iyo Weeraradadii Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ku galeen Xarunta Hay’ada Qaramada Midoobay UNDP(Maqal Iyo Muuqaal) »
Mugdisho(Allssc)-Waxaa Maanta Qaraxyo iyo Weeraro qorsheesan Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ku galeen Xarunta Hay’ada Qaramada Midoobay UNDP oo kutaal agagaarka Garoonka…
Jun 19 2013 / No Comment / Read More »DEG-DEG: Odayaasha Hawiye Iyo Wasiirkii Xasuuqii Kismaayo Ka Geeystey oo Hadana Iclaamiyey Iney Shacabka Jubaland Muqdisho Shir Wax Qeybsi Ah Ugu Qabanayaan (Dhegeyso) »
muqdisho (Allssc.com) Shir ay soo wada qabanqaabiyeen nimanka iyagu sheegta iney yihiin odayaasha beesh aHawiye iney hogaamiyaan oo metelaan iyo…
Jun 19 2013 / No Comment / Read More »Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Xassan Culusow Oo Sheegay In Dhimashadu Ay Sii Marayso 14 Ruux Iyo Dhaawaca 18 Qof »
Muqdisho(Allssc): Wasiirka Arrimha Gudaha ee Dowlada Guurguurte ayaa sheegay in Weerarkii Maanta lagu qaaday Xarunta UNDP ay ku dhinteen dad gaaraya…
Jun 19 2013 / No Comment / Read More »Daawo Weerarkii Kooxda Al-Shabaab Gudaha Ugu Galeen Xarunta UNDP Ee Magaalada Muqdisho (Sawiro+ Warbixin). »
Muqdisho(Allssc): Waxaa Maanta Qaraxyo iyo Weeraro qorsheesan Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ku galeen Xarunta Hay’ada Qaramada Midoobay UNDP oo kutaal agagaarka Garoonka…
Jun 19 2013 / No Comment / Read More »Deg-Deg:Kooxda Alshabaab oo Qabsatey Xaruntii Un-ka Ee Muqdisho Rag Badan oo Ajinabi Ah Ku Leysey Qaarna Afduubatey »
Muqdisho (Allssc.com) Xarakada Shabaabul aya sheegatay mas’uuliyadda weerar weyn oo maanta lagu qaaday xarun ta ugu weyn Q.Midoobe ay ku…
Jun 19 2013 / No Comment / Read More »Dhagayso: General Cabdilaahi Sheekh Ismail Fartaag oo ka Hadlay Qaraxii Kismaayo »
Maamul ku xigeenka Jubbaland General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartag ayaa ka hadlay shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Kismaayo taasoo ay ku…
Jun 19 2013 / No Comment / Read More »War Dag Dag Ah:Gabar Uu Adeer U Yahay Abwaan Hadraawi Oo Lagu Dilay Magalada Hargeeysa???? »
Wararka naga soo garaya hargaysa ayaa shegaya in la dilay Gabar uu adeer uyahay abwaanka caanka ah Abwaan Hadraawi isla…
Jun 19 2013 / No Comment / Read More »











































