Menu

Nabadeentii Maygaale Labada Beelood Is Afgarad Ku Soo Gabagabooday.

laascanood (allssc.com) waxa maanta la soo xidhay Shirkii Nabadeenta Beelaha Cumar Maxamuud Iyo Baharsame Oo Maanta La Soo Gabagabeeyey Is Afgarad Colaadii ka dhexaysay labada beelood.
1:In Colaadii La Joojiyo.
2:In Qolo Kasta Joogto Deegaankeeda Laysku Soo Gudbin Inta Magta La Kala Qaadanayo.
3:In Qolo Kasta Saddex Sano Ku Bixiso Magta.
4:In Gudiyo Labada Beelood kala Shaqeeya Dowlada Itoobiya Gudiyada Nabadeenta.
Iyo qodobo kale.
dhawaan filo warbixin dhamaystiran insha allah kala soco allssc.com