Menu

Maamulka SNM Oo Xabsiga Dhigay Qoraa Guusha Farmaajo?

Hargeysa (allssc.com).

Ciidamada Maamulka Soomaaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay Xabsiga dhigeen Qoraa Buug ka qoray Guushii uu gaaray mudada Sanadka aheyd ee ka soo wareegtay doorashadii Madaxweyne Maxamed CabdullaahiFarmaajo.Qoraagaan oo lagu Magacaabo Maxamed Keyse Bigeeye ayaa Buuga u qoray waxa uu ugu Magac daray ( Tusaalaha Guusha).