Menu

Maamul Cusub Oo Saddexaad Laga Dhawaaqay Deegaanada Maamulka SNM.

hargeysa(allssc.com)Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland ayaa sheegaya in mid kamid ah magaalooyinka waa weyn eeSomaliland dhawaan lagaga dhawaaqi doono maamul kale oo ka madax banaan maamulka hogaamiye Muuse Biixi Cabdi oo kaas haatan qaban qaabada dhismihiisu ka socotogudaha Somaliland.Wararku waxa kale oo intaasi kusii darayaan in maamulkani cusub ay dhisan rabaan qaar kamid ah Beelaha Isaaq ee kasoo hor jeeda xukunka Muuse Biixi, kuwaas oo qaarkood dhawaan kaga dhawaaqeeyeen dalka Maraykanka madaxweyne cusub iyo sidoo kale dowladd goboleed kale oo cusub.