Menu

Ganacsiga Laascanood Oo La Mid Ah Boosaaso Iyo Berbera.

laascanood(allssc.com)ganacsiga magaalada laascanood aaya la mid bosaaso iyo berbara.
Qiimaha raashinka Laascaanood oo jaban ganacsatada oo midow samaystay lana qiimo noqday Boosaaso iyo berbera. Waxana ay rajaynayaan in laga maarmo in raashin ay u doontaan meelo kabaxsan Laascaanood ganacsatada heerka dhexe, Gaadhiga deegaanada kale kayimaada waxa uu raashinka ku helayaa qiimihii Boosaaso iy berbera.