Menu

Deg Deg:- Agaasimihii La Dagalanka Argagixisada Oo Bananka Keenay Jariif C/wali Gaas Lug Ku Leeyahay Oo Badaha Xalufiyay Iyo Qashin Lagu Shubo Bada

Garoowe(Allssc):- Agaasimihii La Dagalanka Argagixisada Garoowe oo banaanka soo dhigay Ceebaha iyo Fadeexado ku duugan Horjogaha Jabhada SSDF C/wali Gaas.

Agaasimahan oo saxafada la hadlay ayaa cadeeyay Xaalufin ay bada Somalia ku hayaan C/wali Gaas iyo kuwo la shaqaysta kuwaas oo badeena Somalia ogolada in Qashinka Hubna wax gumada kasoo hadho lagu shubo.

 

 

 

Cisman Qandala Allssc

Garoowe Somalia