Menu

Daawo:- Xildhiban Uu Dhabarka Kasoo Taabtay Muuse Biixi Oo Faysal Waal Ku Tilmamay – Political Prostitute

Hargaysa(Allssc):Mid ka mida Xildhibanada la haybta ah Muuse Biixi ayaa kabaha la dulmaray Faysal waal banaankana soo dhigay ceebaha faraha badan ee lagu yaqaan Faysal Cali Waraabe.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia