Menu

Daawo: Xaflad Lagusoo Dhoweynayay MD Farmajo Oo Dagaal Ay Ka Rideen Kooxo Wata Sawirada C/Wali Gaas (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Xaflad loo qabanayay in lagusoo dhoweeyo MD Farmaajo ayaa isu badashay dagaal gacan ka hadal ah.

Dagaalka ayaa bilaaay kadib markii kooxo wata sawirada C/wali Gaas ay ku dhaarteen in MD Farmaajo sawirkisa la dhinac sudho taas oo qaban qabiyayashiu Xaflada MD Farmajo ay diideen.

 

 

 

Allssc News Desk

Lindon UK