Menu

Daawo Sawirka Maanta Iyo Tilmaanta Tala Xumada Shacabka Reer Khaatumo

London(Allssc):Farshaxanista Amin Arts ayaa soo bandhigay sida Shacabka Reer Khaatumo ugu dhiban yihiin Jabhadaha SNM iyo SSDF oo ah kuwo ha diyo jeer ku dadala sidi iay u dulayn lahaayeen Deganka iyo Shacabka Reer Khaatumo.

Jabhada SNM iyo SSDF ayaa dub usoo ceshtay kaalintii ay hore u kala jidian jireen Shacabka Reer Khaatumo iyaga oo Jabhad kastaa ay samaysanayso kuuxo ay u adeegsato dulaynta shacabka reer Khaatumo.

Iskusoo wada duuboo waxaa muuqata in Shacabka Reer Khaatumo in badan oo ka mida aysan wali dhaadin dhibatada Jabhada Hareeraha ka xiga ee SSDF iyo SNM.

 

Allssc News Desk

London UK