Menu

Daawo:- Reer Borama Oo Abaaro Xun La Dalaa Dhacaya Oo Hadana Jabhada Muuse Biixi Ay Cashuur 200% Kusoo Rogtay (Daawo Xabad Lagu Ka Dhacaysa Borama)

Borama(Allssc): Jabhada SNM ayaa cashuur Boqolkiba Laba Boqol ka badan dur saartay ganacsatada reer Borama kuwaas oo la daalaa dhacaya Abaaro xoog badan oo aysan wax garabo u helin.

Jabhada SNM ayaa xabad si badheedha ugu riday ganacsatadii ka cabanayay  Cashuurta xad dhaafka ah ee lagusoo rogay.

 

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia