Menu

Daawo:- Qoyska Wiil Tahriibay Kaas Oo Sawiradisa Social Media Lagu Faafiyay Oo Saxafada La Hadlay (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Qoyska Wiil Tahriibay kaas oo Sawiradisa Social Media lagu faafiyay isaga oo ay ka muuqato dhibaato aad u daran. Qoyskisa ayaa Saxafada la hadlay kana hadlay in aysan u hayn wiilkaas wax dhaqaale ah haba yaraatee.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia