Menu

Daawo: Qorshihii Shirkii Igad Ee Muqdisho Oo U Keedadiisu Ahayd Sidii Itoobiyanka Daganansho Iyo Dhalashoyin Uga Helan Somalia

Muqdisho(Allssc) Shirkii magalada muqdisho ugu qabsomay dowladaha Ku bahoobay ururka Igad ayaa u jeedadisa ay ahayd sidoo dalkan burbursan ee somalia loogu beeri lahaa dad kasoo jeeda Ethiopia iyo Kenya.

Shirkan ayaa si fudud loogu go aan saday in itoobiyanka ay dagi karan sharci la mid ah oan dadka somalia ay yeelan doonaan taas oo mudo koban sababi karta in gobolo badan oo somalia ah ay gacanta u galan Ethiopia.

 

 

 

Allssc News Desk

Muqdisho Somalia