Menu

Daawo:- Muuse Biixi Oo Isku Dayaya Inuu Shirkii Burco Baajiyo Isaga Adeegsanaya Odayaal Uu Shidaalka Ku Shubtay (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Horjogaha Jabhada SNM Muuse Biixi ayaa  durba sameyay Talaabooyin uu kaga hortagayo shirka Beelaha Garxajis ku qabsanayaan magalaada Burco.

Muuse Biixi oo u yeedhay kooxo  kala shaqayn doona burburinta shirkaa Beelaha Garxajis kuwas oo kulankoodii ugu horeeyay saxafadu heshay.

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia