Menu

Daawo:- Madaxweyne K/xigeenka Khaatumo State Mr Caananuug Oo Xuska Sanad Guurada Khaatumo London Kaga Qayb Galay

London(Allssc): Xuska Sanadguuradii 6aad ee Aas Aaskii kasoo wareegay ku dhawaqistii Maamulka Khaatumo State ayaa lagu qabtay magaalada London halkaas oo MD K/xigeenka Khaatumo Mr Caananuug uu kaga qayb galay.

Muuqaalo Iyo Video kala soco Allssc Media

 

Allssc News Desk

London UK