Menu

Daawo:- Hoosgale Ka Tirsan Barlamanka Garoowe Oo Maanta Saxafada Uga Hor Calaacalay – Eedayna Usoo Jeediyay Siyasiyinta Besha Maxamud Saleban

Garoowe(Allssc): Mid ka mida Xildhibanada Caloshoda uga Xamasha Garoowe ayaa afka furtay waxana uu ka waramay sida Siyasiyinta Beesha Maxamuud saleebaan ay u bahdilaan Hoosgalada Garoowe Garab Raratada ka ah.

Ninkan oo Saxafada waydiisay waxa uu wakhtigan oo Garoowe duleedkeda la fadhiyo ka qaylisiiyay wakhti uu hore u ogaa in Deganka Khaatumo ay hareereyen Cadowga SSDF iyo SNM.

Hoosgalahan ayaa u muuqda mid wakhtigan u baahan xoogaa Gacan madhin ah oo C/wali Gaas isaga aamusiiyo.

 

Cisman Qandala Allssc

Garoowe Somalia