Menu

Daawo:- Habarjeclo Oo Mag Iyo Xaal La Isugu Daray Iyada Oo Boqolaal Wiil Ku Maqanyihiin

Buuhoodle(Allssc):

Shacabka Gobolka Cayn iyo deganka khaatumo ayaa is waydiinaya waxa sababay in Beesha Habarjrclo oo loo tirinayo Dhiiga Boqolaal Dhalinyaro reer Caymeed ah iyo Deganka khaatumo in maanta la gudoonsiiyo Mag 110 Halaad ah iyo 10 Xaal marin ah.

Duulaankii Beesha Habarjeclo oo garabsanaysa Jabhadooda SNM ay kuso qaaday Kalshaale,Maygaagle, Horufadhi Widhwidh , Taleex, Xudun, Kalabaydh, Saxdheer Iyo hada oo ay u danbayso Boocame ayaa shacabja reer khaatumo ku waayeen in ka badan 400 oo qof  taas oo Beesha Habarjeclo iyo Jabhadoda aysan wax Gar iyo Garowshiyo ah aysan ka bixin.

 

 

 

Allssc News Desk

Buujoodle Khaatumo State