Menu

Daawo: Dalka Itoobiya Oo Diiday Inuu Saxeexo Heshiiakii Dekeda Berbera Ee Uu Ku Lahaa 19%

London(Allssc): Dowlada Ethiopia ayaa diiday inay saxeexdo dhinaceeda Heshiiskii lagu saxeexay dekeda Berbera taas oo ethiopia lagasiiyay boqolkiba 19%. Dowlada Ethiopia ayaa qawaday qaybtas waxana ay shegtay in hore ay saami intaa ka badan uga heli jirtay Dekedaha Berbera Iyo Boosaasaba

 

 

 

Allssc News Desk

London UK