Menu

Daawo:- Cabdiraxman Ciro Oo Taageeray Shir Beeshiisu Ku Yeelato Burco (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc) Horjogaha Xisbiga Beesha Garxajis Cabdiraxman Ciro ayaa ka hadlay shir beeshiisu ku qabsanayso magaalada Burco.

Ciro ayaa sheegay in shirka beeshiisu qabsanayso uusan waxba kaga duwanayn kii hore u qabsanayeen beelaha jeegaanta la baxay.

Iskusoo wada Duubo Muuse Biixi ayaa Ciro Iyo Faysal Waal ugu yeedhay in shirkaas beelaha Garxajis dib loo dhigo balse arinkaas ayaa la isku afgaran waayay.

Muuse Biixo iyo Cabdiraxman ayaa ku kala tagay hanjabado gaadhay Car iyo Wir.

 

 

 

Allssc News Desk

London Uk