Menu

Daawo:- Axmed Madoobe Oo Lagu Kacay- Dad Uu Kismanyo Ka Tarxiilay (Daawo Maqal Muqal)

Muqdisho(Allssc): Hogaamiyaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe oo Beeshisa Absame ku kacday kadib markii ay sheegeen in aysan kismanyo wada qaadi karin Axmed Madoobe iyo iyaga. Beeshan Absame ayaa ka cabatay in Tarxiil lagula kacay niman kasoo jeeda Beesha Absame.

 

Allssc News Desk

Muqdisho Somalia