Menu

Xayiyaad Lagu Soo Rogay Gudoobiyihii Hore Gobolka Banadir

muqdisho(allssc.com)Gudoomiyaha Xilkiisa ku waayay khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo Ra’iisulwasaaraha ayaa la amray inuusan ka dhoofi karin magaaladda Muqdisho, sida ay sheegayaan xogo hoose oo laga helay xafiiska Hanti dhowraha Guud ee Qaranka.

Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali Afgooye oo xeriir fiican la leh ra’iisul wasaare Xasan Cai Kheyre ayaa damacsan in kiis lagu soo oogo duqii hore ee muqdisho sida ay inoo sheegayaan ilo ku dhow dhow xafiiska Hanti dhowrka.